BOSASO, Puntland- Ganacsatada magaalada Bosaso oo muddooyinkaan dambe ka cabanaysay lacagta shilling Somaliga ah ee lagu daabacay suuqyada Puntland, ayaa maanta wada-hadal la furay dowladda gaar ahaan, maamulka gobolka, Degmada, Bangiga dhexe iyo Wasaaradda Maaliyadda. Dadweynaha Bosaso oo shalay ilaa maanta cabashadooda ku muujinayay Mudaharaad ayaa markii dambe dowladdu u