Baay

Ka Wikipedia
Bay
Gobolka Bay ee [[|]]
Caasimada Baydhabo
Weyninka 35 156 km²
Shacabka 1 106 000 (2007 [1])
isku dhawaan 31,46 inh./km²
Bogga internetka '
Bay, Somalia.svg

Bay waa gobol ka mid ah Gobollada Soomaaliya, wuxuuna ku yaallaa bartamaha koofur-galbeed. Gobolka Bay wuxuu xuduud la leeyahay gobollada kala ah Bakool, Gedo, Hiiraan, Jubbada Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Magaalamadaxda gobolka Bay waa Baydhabo, waxay magaalamadaxda Soomaaliya ee Muqdisho u jirtaa 256 km oo ay kaga aaddan tahay dhinaca waqooti-galbeed. Magaalada Baydhabo waxay horey xarun kumeelgaar ah u ahayd Dawladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya. Gobalka Bay wuxuu kamidyahy Gobollada aad ugu dheereya wax soo saarka beeraha sida Digirta, Misagada, Galeyda IWM. Gobolka Bay waxaa si doo kale ugu dheereeya soo saarka caanaha taas oo sababtey inuu Gobollka Bay uu noqdo Gobollad ugu Raqiisan caanah. Gobbalka Bay waa meesha ugu fiican ee Quraanka kariimka lagu barto Soomaaliya.

Oceanmedia.so

DegmooyiBuur Hakaba[wax ka badal | wax ka badal xogta]

● kurtun● foolfayle

Gobolka Bay magaalamadaxdiisu waa Baydhabo, dhaqaalihiisuna wuxuu ku tiirsan yahay beeraha, xoolaha nool iyo ganacsiga. Magaalada Bydhabo waxay ka kooban tahay afar xaafadood oo kala ah:

  • Isha
  • Horseed
  • Berdaale shariif hassan sh aden mukqatr roobow ali abu munsoor

Degmada Burhakaba waxay ka kooban tahay sedax xaafadood oo kala ah:

  • Waaberi
  • Howl-Wadaag
  • Wadajir
  • Magala jecel
  • Daaf dubai
  • Daar
  • Masuusow

Degmada qansaxdheere waxay ka kooban tahay

  • garasoor
  • wadajir
  • busleey
  • buuloshumuq

Degmada Diinsoor waxay kakooban tahay sida xoos kuxusan

  • Waaberi
  • Howl-Wadaag
  • Kacaan
  • Xaawo Taako
  • Siinaay
  • Cakaaro
  • Misra Yareey

Ufuroow waxey ukala badaa

  • Iftiin
  • Xaawo taako
  • Tugeereey
  • Buulo miingey
  • Xaafad jadiid
  • Habriirow
  • Buuli galool