Caad

Ka Wikipedia

Caad waa dagmo ku taal gobolka Mudug waxay ku dhawdahay magalada xarardhere waxay ujirta 35 kiilo mitir inta badan waxa badeecada looga keenaa magalada galkacyo waxayna hoos tagtaa Ururka islaamiga ah ee Al-Shabaab waxaana daga beesha beeshaSaleebaan Qasatan bah abgaal iyo warfa iyo warsame . waa degmo cimilo ahaan aad u qabow. waa degmo ku horreysa wax soo-saarka dhanka beeraha gaar ahaan digirta, haruurka iyo khudradda. Sidoo kale waa degmo ku haboon dhaqashada xoolaha nool waana mid ka mid ah degmooyinka ugu wax soo saarka wanaagsan gobolka Mudug.

Degmada waxaa ka dhisan Dugsiga H/dhexe iyo sare ee MIICAAD waxaana dhisay jamciyadda AL - TACAAWUN ee horumarinta bulshada, sidoo kale degmada waxaa ku yaal dugsiyo kale iyo isbitaal.

Gabay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

„Bal eeg, Ilaah waa weyn yahay, oo annana isaga ma aannu naqaan; Oo cimrigiisu intuu yahayna lama soo baadhi karo. Waayo, isagu wuxuu kor u jiitaa dhibicyaha biyaha, Oo wuxuu ka dhigaa ceeryaamo roob noqota, Oo daruuraha ka soo da'a, Oo binu-aadmiga aad ugu dul shubma. Ninna miyuu garan karaa daruuraha kala faafintooda, Iyo onkodyada taambuuggiisa? Bal eeg, isagu hareerihiisa wuxuu ku faafiyaa nuurkiisa, Oo badda salkeedana wuu daboolaa. Waayo, isagu kuwaasuu dadyowga ku xukumaa, Oo cunto badanna wuu siiyaa. Gacmihiisuu hillaac ku daboolaa, Oo wuxuu ku amraa inuu ku dhaco calaamadda uu ku liishaamay. Sanqadhiisu isagay wax ka sheegtaa, Oo weliba xayawaankuna wax bay ka sheegaan waxa soo socda.”

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]