Aqoon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Category:Aqoon)
Jump to navigation Jump to search

Aqoon sidoo kale loo yaqaano Cilmi (Ingiriis: Knowledge) waa habka ama nidaamka waxbarasho ee qof ama xayawaan lagu barayo ama fahansiinayo wax aanu aqoon u lahayn.

Markaan tix-raacno Af-Soomaaliga saxda ah ereyga Aqoon ayaa ah kalmada ugu haboon isticmaalka, halka ereyga Cilmi tahay mid af-Carabi ah inta badana loo isticmaalo magac qofeed.

Aqoontu waa furaha nololsha oo qofka ama xayawaanka aqoonta lehi aad ayuu uga maskax, fahan iyo karti badan yahay midka aan waxba aqoon.

Ereyga jaahil ayaa lid ku ah aqoonta.

Taariikhda AXED QARDAC[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeeybaha Aqoonta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aqoontu waxa ay leedahay qaybo kala Duwan marka laga eegayo dhinacyo kala duwan. Hadii aynu ka istaagno dhinaca aqoonta ay inta badan u naqaano ta ah seeska iyo aasaaska nolosha ee marka uu ilmuhu yaryahay u bilaabanta ayaa waxa ay soo martaa heerar kala duwan oo isdaba taxan. Kuwaas oo kala ah aqoonta lagu barto dugsiga Quraanka, Dugsiga Hoose, Dugsiga dhexe, Dugsiga sarre iyo weliba heerarka jamacada oo kala danbeeya.

Faa'iidada Aqoonta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aqoon English (knowledge) carabi (cilmi)aqoontu waa mid Muhiim u ah umadaha aduunka waana ukunta umadi ka hormarto ama ka dhib dhacdo aqoon hadii si kale hadii loo qeexo waxay noqonaysaa in qofku uu barto waxa uusan aqoon buuxda u lahayn sida sayniska xisaabaadka IWM

Dunida iyo Aqoonta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wax barashadu waafuraHa Nolosha

Aqoon hadii aad maqasho waa habka aad ku kala garan karto waxa Kuu wanaagsan iyo waxa Kuu xunba, aqoon hadii aysan jirin lahayna maanta aduunyadan aad arkayso daarahan dhaadheer iyo gawaadhidan kala socota diyaaradahan lama hindiseen hadii aysan aqooni jirin, aqoon waa tii bulsho kala Hagta, aqoon waa tii dad isku keenta,aqoon waa tii hormar lagu gaadho. aqoon waa tii diinta ina fahamsiisey

Maahmaahyadii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

“Kii miyir leh qalbigiisu wuxuu helaa aqoon, oo kuwa caqliga leh dhegtooduna waxay doondoontaa aqoon.”

“Nimankow . . . afooyinkiinna aqoon kula dhaqma.”

„Yehowah kuwa isaga u dhow oo ka cabsada aqoon buu siiyaa.”

„Barashada Kitaabka Quduuska ah ka sii badan tahay aqoon cilmiyeed keliya oo laakiin kugu dhaqaajin karto isbeddel weyn dhanka fekerkaaga iyo dhaqankaaga.”

„Waana Ilaahay doonistiisa inay dadka oo dhan aqoon u yeeshaan Boqortooyadaas iyo ulajeeddada uu Ilaah inoo hayo.”

„ Saaxiibnimadaada Ilaahow yaa haysto? Yaa aqoon kuu leh? Yaa aammintaa? Yaa saaxiib la tahay? Kuwa ku addeeco, kuwa ku aamminno, Kuwa daacad ah, kuwa qumman oo jidkaaga jecel.”

„Kuwa dhintay waxba ma oga.”