Bogga Hore

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 5,826 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Maanta waa
26 May

2020 M


4 Shawwal 1441 H

Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Boqortooyada Sacuudiga

Sacuudi Careebiya ama Boqortooyada Sacuudi Careebiya (Af-Carabi المملكة العربية السعودية ) waa wadan weyn oo ku yaala qaarada Aasiya, gaar ahaan mandiqada bariga dhexe. waxayna xad la wadaagtaa, wadamada Ciraaq, Urdun, Kuwayt, Gadar, Baxrayn, Yaman iyo Imaaraadka carabta. Waxaa kale oo uu xad la wadaagaa Gacanka Carbeed, oo kaga dheggan dhinaca Woqooyi-Bari iyo Badda-Cas oo Galbeedka ka xigta. Dadka degan sacuudi careebiya waxay gaarayaan, in ka badan 27 miliyan oo qof, wadanka balaadhkiisu waa 2,149,690 km2. Sacuudiga waxa xukuma boqortooyo, waxayna mararka qaar tagaan ama ku tukadaan meelaha oo dadka kale loogu tala galin sida kacbada. Wadanka Sacuudi carabiya waxaa aasaasay nin la odhan jiray Cabdul Casiis al Sacuudi sanadka marka uu ahaa 1902. Sanadku marka uu ahaa 1932dii waxoo loo ogolaaday boqortinimada isaiga iyo eheladiisa ayaga oo degan magaalada Riyaadh. Wadanka sacuudi careebiya waa wadanka aduunka ugu saliid soo saarka badan, ayaga oo 90% wax soo saarkoodu yahay saliida caydhiinka ah. Wadanka saliida waxoo ka helaa dhaqaale aad u xoogan, oo 75% daboosha dhaqaalaha wadankoo dhani uu helo. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
Koonfur Suudaan

Naxaas (ingiriis: Silver) astaanta (Ag) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47). Curiyaha Naxaastu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye.

Naxaastu waa bir jilicsan, leh midab cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee kulka iyo korontada dhamaan 118 Curiye ee dhulka, cirka iyo badaha laga helo. Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa oogada sare ee dhulka, ayadoo isku dhisyo jaandi ah inta badan ku ladhan dahabka, Sinkiga, Koberta iyo biro kale.

Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey shilimaanta iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha korontoda, taleefanada, fiidhiyowyada, gaadiidka, filimka sawirka, milano lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi warshadaha ayadoo shilinka naxaasta ah. (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Sieve of Eratosthenes animation.gif

Tiro Mutuxan ((Af-Ingiriis: Prime number)) waa Tiro tirsiimo kan ugu weyn wuxuu ka biloowdaa 1, aan aqbalaynin Uqeybinta asiga oo qura ama 1 oo qura. waxaa loogu yeeraa tiro tisiimo ka saraysa 1 mutux la' mutux la'. Tusaale ahaan 5 waa tiro mutuxan maxaa yeelay ma aqbalaayo qaybinta 1 mooyee iyo 5, halka 6 waa tiro mutux la maxaa yeelay waxay u qeybsantaa 1, 2 ,3 iyo 6. Sida Aragtiin aasaasiga aritmatig kaalinta ay tirooyinaka mutuxan ku leeyihiin Aragti tiro : Dhammaan Abyoone tirsiimo kan ugu weyn 1 le'eg taranka ururta kali ee ka mid ah tirooyinka mutuxan (haba lagu kala hormariyee tirooyinkaas ururadaan)

Si loo xadido mutuxnaanta tira uun, waxaa jirta hab fudud laakiin waa lagu daahayaa, waxaa lagu magacaabaa qaybinta soo noqnoqota waxay ka dhigantahay in loo qeybsho, tiradaan iyo tiradii la koobay ee 2 iyo Xidid labajibbaaran ee tiro qayiman. waxaa jirta logaarom kale oo aad u shaqaynaysa marka la qeybinayo loona adeegsado si loo xadido mutuxnaanta teedkeedu, gaar ahaan marka laga hadlayo tirooyinka leh muuqaal gaar ah, tirada mersenne.

Ururka tirooyinka mutuxan ee Urur makoobane. waa Aragtin ku tsusaysa yuklid muddo laga joogo 300 sano C.H, uma garan kartid hab uun, dhammaan qiimaha waa tiro mutuxan. laakiin u kala qeybinta tirooyinka mutuxan waxay u baahantahay in la darso aragtina laga qaato. Aragtiinta ugu horeysa waxay aadeysaa jihadaan waana Aragtiinka tiro mutuxan, taasoo ku tusaysa qarnigii sagaal iyo tobanaad taasoo ah Itimaalka in uu noqdo tiro tirsiimo uun n, mid loo doortay hab kalayaac ah, mutuxan, saami lid ku ah tirada lambarada taasoo ka kooban tiradaan. haddii hab kale loo dhigo, waxey lid ku noqonaysaa u dhignaanta logardam caadi ah ee n.


MQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
1
Left pointing double angle quotation mark.svg Dameer dhaan raac *** Ceel dad liqa, ul baa lagu dayaa
Carab loaad caws looma tilmaamo *** Carraabo, fadhaa quusiyey Right pointing double angle quotation mark.svg


WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Federaal: waaxaa soo batay maalmahaan oraahda ah soomaaliya waa Federaal, Dastuurka Soomaaliya ee ah Federaalka
Waxaa haboon in la dhaho: Sida Saxda ah waa Jamhuuriyadda iyo Dastuur KMG
maadaama aan afti dadweyne lagu ansixin

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 5,826 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All