Konya

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Konya
Magaalada Konya
A view of Avenue Nalçacı in Konya.jpg
Degmada Nalçacı ee Magaalada Konya
Wadan  Turkey
Gobolka Konya
Government
 • Duqa magaalada Tahir Akyurek
Bedka
 • Dhammaan 38,873 km2 (15,009 sq mi)
Joogga
1,200 m (3,900 ft)
Tirada dadka
(2014)[1]
 • Dhammaan 1,220,795
 • Cufnaanta dadka 50/km2 (100/sq mi)
Aag saacadeed UTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (EEST)
Boostada
42XXX
Furaha (+90) 332
Licence plate 42
Website www.konya.bel.tr

Konya (Af-Carabi: قونية; (Ku dhawaaqa Af-Turki[ˈkon.ja]) waa magaalo ku taalo Bartamaha Anatooliya, Wadanka Turkiga. Konya waa caasimaddii hore ee Saldanadii Salaajiqida Af-Turki: Büyük Selçuklu Devleti, waxayna Saldanadaas ka talin jirtay dhamaan dalka Turkiga xiligii ka horeeyey duulaankii Maangooliyiinta ama Tataarka.

Konya waxaa ku yaalo goobo taariikhi ah oo farabadan sida: Masaajidka Calaa'udiin waxaana dhismihiisa la bilaabay xiligii uu talada hayay boqorkii la oran jiray Mascuudkii 1aad ayadoo la dhameeyey waqtigii Kayqubaadkii 1aad ee kawada tirsanaa Madaxdii isaga dambeysay Salaajiqada. Sidoo kale waxaa ku yaal Matxafka caanka ah ee Mawlaanaa Jalaaluddiin Arruumi.

Konya waa magaalada uu kasoo jeedo Ra'iisulwaxaarihii hore ee dalka Turkiga Mudane Axmed Dafutoglu.

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Turkey: Major cities and provinces". citypopulation.de. Retrieved 2015-02-08.