Cali

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Cali

Khulafo Raashidiin
ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻟﺮﺍﺷﺪﺓ
Imaam Muslimiin
(ﺃﻣﻴﺮ ﺍﻟﻤﺆﻣﻨﻴﻦ)

Rashidun Caliph Abu Bakr as-Șiddīq (Abdullah ibn Abi Quhafa) - أبو بكر الصديق عبد الله بن عثمان التيمي القرشي أول الخلفاء الراشدين.svg

Abu Bakr Sadiiq

Wakhtiga Hogaanka: 8 Juune 632 – 23 Ogosto 634 (27 bilood)

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Abu Bakr.

Rashidun Caliphs Umar ibn Al-Khattāb - عُمر بن الخطّاب ثاني الخلفاء الراشدين.svg

Cumar bin Khattab

Wakhtiga Hogaanka: 23 Ogosto 634 C.D – 03 Nofember 644 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cumar.


Rashidun Caliph Uthman ibn Affan - عثمان بن عفان ثالث الخلفاء الراشدين.svg

Cusmaan binu Cafaan

Wakhtiga Hogaanka: 644 C.D ilaa 656 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cusmaan.

Rashidun Caliph Ali ibn Abi Talib - علي بن أبي طالب.svg

Cali binu Abi-Daalib

Wakhtiga Hogaanka: 656 C.D ilaa 661 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cali.

Dhamaan Khulafada

Khulafo Raashidiin (632-661)

Khulafadii Umawiyiinta (661-750)

Khulafadii Cabaasiyiinta (750-1258)

Khulafadii Cusmaaniyiinta (1517-1924)

Cali Cali binu Abi Dalib (ingiriis: Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib "ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ") dhashay 13kii Rajab 22 H.K Sebtembar 20, 601 Kacbada, Makka ee dhulka Carabta, isla markaana dhintey 21kii Ramadaān 40 H.K ≈ Janaayo 27, 661 C.D Masjid Kufa, Kufa, Ciraaq, wuxuu ahaa ina adeerka iyo wiilka sodoga u yahay Nebi Muxamed, hogaamiyihii shanaad ee Dawladda Islaamka, asxaabi ka mid ah Kulafo Raashidiinta iyo mid ka mid ah asxaabta rasuulka.[1][2][3]

Cali binu abi Daalib wuxuu ka wiilkii ugu da'da yaraa ee aqbala diinta Islaamka kaasi oo dadka raacsan Sunnigu u yaqaanaan Khaliifkii Afaraad ee Khulafo al-Raashidiinta; sidoo kale dadka raacsan Shiicada waxay u aqoonsan yihiin Imaamkii kowaad iyo kan xaqa u leh ee ku xiga Nebi Muxamed. Cali wuxuu ahaa hogaamiye ka mid ah khulafo al-Raashidiinta kaasi oo talada iyo hogaanka maamulka Dawladda Islaamka la wareegay nin yar, ka dib markii uu Cusmaan bin Caffan dhintey.[4][5]

Abtirsiinta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikhdii Hore[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hijradii Madiina[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dagaaladii uu Galay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hogaamiye Cali[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qoyska Cali[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qoyska Cali bin Abi Daalib waa aabihiis Dalib ibn Cabd al-Mudalib, hooyo Fatima bint Asad, labo gabdhood iyo sadex wiil ooy walaalo yihiin, todoba xaas, sadex-iyo-toban ilmo ah oo u kala baxa toban-iyo-kow wiil iyo labo gabdhood.

Aabe: Dalib ibn Cabd al-Mudalib
Hooyo: Fatima bint Asad

Walaal
(abaayo)


Walaal
(aboowe)
Xaaska
Wiilasha uu dhalay
Gabdhaha uu dhalay

Qoraalo La Mid Ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Cali bin Dalib"
  2. "ingiriis: "Alī ibn Abī Tālib; carabi: ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ; magaca dhamaystiran Cali ibn Abi Daalib "ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ""
  3. [1], from islam4theworld
  4. "hogaamiye sare ee maamulka Dawladda Islaamka"
  5. [2], from Encyclopædia Britannica