MediaWiki/so
Jump to navigation
Jump to search
Ku Soo Dhowoow MediaWiki.org
MediaWiki Waa qayb borograamyo ka mid ah wiki xor ah asal ahaan lagu qoray wikipedia. haddana loo adeegsado mashaariic farabadan mu'asasada wikimedia ee aan ganacsiga ahayn sidoo kale inta badan ee wikiyada kale, waxay ka mid yihiin webkaan, oo ah hooyga MediaWiki.
soo degso MediaWiki hadda, ama adeegso linkiyada hoose si aad uga hesho waxyaabaha ku jira bogga asaasiga ah. waxaad ka heli doontaa qayba ka mid ah waxyaabaha ku jira taasoo u turjuman luqado kale, laakiin luqada tixraaca leh waa Af-Ingriiska. Fadlan aqri waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan bogga.
su'aalaha guud ee ku saabsan barnaamijka MediaWiki soo booqo Sida la maleeynayo xiriirka wanaagsan ama laga yaabo Xafiiska taageeradeena. hdii ay jiraan wax soo jeedin ah ee ku saabsan boggaan, fadlan soo booqo wadahadalka munaasabka ah.Adeegsatada
- Waa maxaay wiki?
- Ka baro dhex goosh
- Ka baro wax ka bedel bog
- Sidoo kale caawinaado kale
Kaaliyaha sistamka
Horumariyeyaasha
- U noqo MediaWiki hacker
- Baro sida loo adeegsado API sidoo kale iska qor extensions
- Tusmada xogta horumarinta sidoo kale heerka
- Ma tahay hacker? soo booqo hub ee horumariyeyaasha
Wararka
- 2019-05-17 to 2019-05-19
- European Wikimedia Hackathon in Prague, Czech Republic.
- 2019-04-03 to 2019-04-05
- Enterprise MediaWiki Conference in Daly City, USA.
- 2019-01-11
MediaWiki 1.32.0 is now available.
- 2018-09-20
MediaWiki 1.31.1, 1.30.1, 1.29.3, 1.27.5 security releases are now available.
- Warar hore...
Luqada: | English • Afrikaans • العربية • asturianu • azərbaycanca • جهلسری بلوچی • беларуская • беларуская (тарашкевіца) • български • brezhoneg • বাংলা • bosanski • català • کوردی • čeština • dansk • Deutsch • Zazaki • Ελληνικά • Esperanto • español • فارسی • suomi • français • galego • עברית • हिन्दी • hrvatski • magyar • հայերեն • Bahasa Indonesia • italiano • 日本語 • Basa Jawa • ქართული • қазақша • ភាសាខ្មែរ • 한국어 • 조선말 • kernowek • Basa Banyumasan • Baso Minangkabau • македонски • മലയാളം • मराठी • Bahasa Melayu • Mirandés • Nederlands • norsk • occitan • polski • português • português do Brasil • română • русский • සිංහල • slovenčina • slovenščina • Soomaaliga • shqip • svenska • ไทย • Türkçe • українська • Tiếng Việt • 粵語 • 中文 • 中文(简体) • 中文(繁體) |
---|