Maqaal Xul ah
|
Kristoffer Kolombus wuxuu ahaa nin Talyaani ah, wuxuu noolaa
sanadihii 1451 ilaa 1506. Kristoffer wuxuu ahaa badmaaxiye ah oo aad u safri jiray, wuxuu raadin jiray dhulalka ama qaaradaha. Kristoffer wuxuu ahaa ninka helay qaarada Ameerika sanadka marka oo ahaa 1492. Kristoffer wuxuu ku dhashtay magaalo ku taalo waqooyiga talyaaniga oo la dhoho Genova, wuxuu badda ku safri jiray asigoo da' yar. Aabihiis waxaa ladhaa Domoniko Kolumbus, hooyadiis neh Susana Fontanarosa.
sanadka marka oo ahaa 1478kii, karistofer wuxuu tagay wadanka Boortuqaal, isla markaas neh wuxuu dhinaca galbeed ka raadinaayay, jidka tago wadanka Hindiya ee dhinaca badda. Kristoffer waxaa caawiyay dad ka mid ah boqortooyada Bortuqiiska, isla markaas neh waxay ku heshiiyeen hadii uu dhul helo in ee ayaga lacag ka helaayaan dhulkaas. Sanadka marka uu ahaa Agoosto 1492 ayaa waxaa bilaawday safarkoodii, 3 maraakiib ah oo saaran 90 qof ayaa u safartay dhinaca galbeedka ee badweynta atlaantik, kadib waxay tageen Ameerika, iyaga oo rabay in ay tagaan hindiya. Isla sanadkii Waxay tageen Meel jasiirad ah, wuxuuna helay wadanka Kuuba, hal markab ayuu uga tegay meesha, marka ee dhacday in ee dadka saarnaa markabkaas in ee raadiyaan Dahab. sanadka marka oo ahaa 1493dii Kristoffer dib oo u soo noqday, asiga oo sideed indian ah soo afduubtay. (SII AQRI)
|
Maqaal Cusub
|
Waa mid ka mid ah dadka ugu cad cad madaxda dalalka islaamka ee casrigaan, waana mid ka mid ah dadka ugu magaca dheer ummadda muslimiinta dhexdooda ,waa hormariyaha dhanka dhaqaale Wax barasho, Teknoloji ee dalka Malaysiya, da'diisu iminka waa 80 iyo dhowr sano jir. Waa ra'iisul wasaaarihii Malaysiya intii u dhexeysey 1981 ilaa 2003.
Dadka ayaa waxay ku tiriyaan inuu yahay ninka da'yartii dalkiisa intii wax baranaysay u kala diray dalalka Maraykanka, Ingriiska iyo dalal kale ee caalamka si ay uga soo shidaal qaadaan dhanka wax barshada isla markana ay dalka ku soo celiyaan waxii ay soo barteen sidaa ayay ku gaareen hormarka ay maanta ku taamayaan reer Malaysia.
Dadka muslimiinta qaar badan oo ka mid ah ayaa waxay ku fakaraan in ay helaan madax wayne ama raisul wasaare isaga la mid ah maadaama uu dalkiisa ka gaaray guulo waa wayn,waa ninka aan saaxiib quwadeed (Military) la lehayn dowladaha reer galbeedka ee inta badan iminka caalamka islaamka madaxda ka talisa ay xiriirka la lee yihiin,wax uu yiraahdaa hadii aan ka dalbano taageero ciidan ama mid dhaqaale iyaga ayaad hoos imaan oo waxa ay ku amraan ayaad samayn ma doonayo sidaa waxaan rabaa shacabka dalkayga waxa ay raali igaga yihiin
Wax uu aamin san yahay in dhibka dunida Islaamka iminka ka taagan ay masuul ka yihiin Bush iyo Blair iyo inta raacsan waxaana uu ku baaqay marar badan in maxkamad caalami ah la soo hor taago ragaasi waa sida uu sheegay (SII AQRI)
|
Xusuusta Wikipedia
|
|
Waa maxaay Wikipedia ?
|
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english
Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.
Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.
|
Dhacdooyinka hadda
|
- Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
- Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
- 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
- Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
- Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.
Warar dheeraad ah...
|
Wiki Wararka – Dhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...
|
|
|
Hooyga Wikiga
|
Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z
|
Ma Ogtahay...
|
Tamar (ingiriis: Energy) waa astaamaha kartida walaxu leedahay. Guud ahaan tamartu waxaa loo qaybiyaa Tamar falgaleedka, Tamar Cufisjiidadka, Tamar socod, Tamar loodsan, Tamarta danabka iyo Tamarta Niyukliyeerka (bu'eed), laakiin intaas uun kuma koobna ee waxaa jira noocyo badan oo Tamar ah, sida: Tamarta kaydsan.
Saynisyahandu waxa ay rumeysan yihiin in cuntada iyo shidaashaba ay ku jiraan waxa la yiraahdo Tamar oo ay tahay tamartaasi tan dadka iyo makiinadahaba u suurtogelisa in ay howl qabtaan, wax yaabaha ugu weyn ay tamartu leedahay waxaa ka mid ah iyada oo isku gediyi karta wejiyo badan.
Tamar falgaleedka:
Cuntada aynu cunnaa iskudhisyo ayaa ay siisaa muruqyadeenna, marka aynu culays qaadayno ama aan wax riixayno muruqyadeenna ayaa adeegsada iskudhiyadaa, oo ka hela tamarta ay hawsh ku qabtaan. Sida dhabta ah cuntada waa shidaalka dhabta ah ee dadka sida uu u yahay batroolka shidaasha baabuurka, ama naftadu u tahay shidaasha makiinadaha waaweyn. Tamarta laga helo iskudhisyada cuntada iyo shidaasha ayaa la yiraahdaa tamar falgaleed waana nooc ka mid ah tamarta kaydsan.
Tamarta Cufisjiidadka:
Xabbad leben ah xadhig ku xidh dabadeedna kor u qaad oo miiska korkiisa la sin. Xadhigga kor mari khafiyad dabadeedna culays 1kg kaga xidh caarada kale. Haddii aad sii daysid lebenka hoos u dhacay ayaa qabanaya hawl oo kor u qaadaya culayska halka kiiloogaraamka ah. Markaa waa in uu lebenku yeeshaa tamar marka uu miiska la siman yahay.Tamarta walax kor loo qaaday leedahay waxaa la yiraahdaa Tamar cufisjiidad. Ogow markii aad kor u qaadday xabadda lebenka ah muruqyadaadu waxay adeegsadeen tamar falgaleed, taasoo ah tamarta weji leh ayaa loo geddiyi karaa mid kale.
Tamar socod:
- MAQAALKA SII AQRI=== Usage ===
Template:Infobox newspaper
{{Infobox newspaper
| name =
| logo =
| image =
| caption =
| type =
| format =
| owners =
| founder =
| publisher =
| editor =
| chiefeditor =
| assoceditor =
| maneditor =
| newseditor =
| managingeditordesign =
| campuseditor =
| campuschief =
| opeditor =
| sportseditor =
| photoeditor =
| staff =
| foundation =
| political =
| language =
| ceased publication =
| relaunched =
| headquarters =
| circulation =
| sister newspapers =
| ISSN =
| oclc =
| website =
}}
Maqaallo kale oo Kala duwan
|
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
|
Sawirka Maanta
|
|
Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah
|
Waxaa La Yiri
|
4
Saddex Illaahow Addaa Awood u leh:
B) Guursan maayeeyaanan goblamin.
T) Xoogsan maayee xoollo isii ***
J) Camal falli maayee caddaabta ha igeyn.
Saddexleey
|
Wiki – Oraah Kale
|
|
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Federaal: waaxaa soo batay maalmahaan oraahda ah soomaaliya waa Federaal, Dastuurka Soomaaliya ee ah Federaalka Waxaa haboon in la dhaho: Sida Saxda ah waa Jamhuuriyadda iyo Dastuur KMG
| maadaama aan afti dadweyne lagu ansixin
|
Wikit – Fiira gaar ah ee kale
|
|