Af-suuq
Jump to navigation
Jump to search
Af-suuq (Af Ingiriis : slang; Af carabi: العامية) waa ereyo iyo xarfo ka mid ah luuqad kuwaasi oo gaar u ah koox bulshada ka mid ah. Sida caadiga ah, af-suuqigu waa hadal aan toos ahayn kaasi oo khaas u ah bulsho gaar ah. Guud ahaan, af-suuqigu waa hadalka u dhaxaysa saxiibo iyo dhalinyaro aan rasmi ahayn.