Shan maalmood kadib markii ay dalka Suuriya gaareen baarayaasha caalamiga ah ee hubka kiimikada, wali ma aysan gaarin halkii ay ku socdeen oo ah magaalada Douma ee dalkaas, halkaas oo la sheegay in uu ka dhacay weerar loo isticaamalay hubka kiimikada ah. Balse caqabada heysata taas oo kaliya ma ahan, balse xitaa haddii ay meesha tagaan, sidee ayay ku xaqiijin karaan in uu