DOHA, Qatar- Dalalka Saudi Arabia, Imaaraadka, Egypt, Bahrain iyo Yemen, ayaa sheegay inay xiriirkii diblomaasiyadeed ay u jareen dalka Qatar, kadib war-midaysan oo lagu shaaciyay wakaaladda wararka Saudi-ga Isniintii. Tallaabadan ayaa dalalkaas sheegeen inay u gaareen si loo ilaaliyo waxay ugu yeen ammaanka qaranka. Warka Wakaaladdu sii daysay ayaa lagu dhaliilay dalka Qadar