Somali

  • Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Subscribing to an SBS podcast couldn't be easier. Simply click the Subscribe button and select your preferred subscription method from the menu. Podcasting help.

Latest Episodes

Bulshada Qudbiyiinta oo soo dhawaysay dibueegida dawlada ee codsiyadooda.

Jaaliyada masiixiyiinta qudbiyiinta ah ayaa soo dhaweeyay dawlada federalka oo ku dhawaaqday inay dib u eegayso codsiyada kuwo hore sharci loogu di..

  • Upload02 Jun 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download2MB

Hanjabaad qarax oo ka dhacay diyaarada malaysia

Nin reer Melbourne ah ayaa boolisku xiray kadib hanjabaad qarax oo lagu sameeyay dusha diyaarad kusii jeeday Kuala Lumpur.

 

 

 

 

Booliska Victoria ayaa sheegay in dhacdadan timid wax ka yar kadib 30 daqiiqo markay diyaaradan ka kacday garoonka diyaarada Tullamarine ee Melbourne.

  • Uploaded02 Jun 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download2MB

Caymiska guriga iyo alaabta guriga

Haddi gurigaaga dab qabsado ama daad qaado an tuug usoo dhaco waxaa dhici karta inaad waxwalba ku waydo.

 

 

 

 

Waa sababtaas tay u jiraan caymis la galiyo alaabta guriga kuu taal iyo guriga laftiisa.

  • Uploaded01 Jun 2017

  • Duration06 Minutes

  • Download3MB

Asbuuca Dibuheshiisiinta Qaran

Asbuuca dibuheshiisiinta Qaran waa waqti loo dabaaldego lana abuuro xushmad u dhaxaysa Aboriginalka,Torres Strait Islanders iyo Shacabka Austrlai intiisa kale.

 

 

 

Waxay sidoo kale la xusaa waqtiyo taariiq muhiim u ah dadka dalka loogu yimid sida Aftidii 1967 dii iyo Goa'aankii maxkamada ee Mabo.

  • Uploaded01 Jun 2017

  • Duration08 Minutes

  • Download4MB

Cod kale oo la duubay oo walaac ku abuuray Hanson.

Cod si sir ah loo duubay ayaa buuq kale kusii abuuray hogaamiyaha One Nation Pauline Hanson.

 

 

 

Codkan ayaa waxaa laga maqlay Hanson oo ka walaacsan ay dadku ogaado cida bixisay lacagta ku baxday diyaarad yar oo xisbiga la siiyay.

  • Uploaded31 May 2017

  • Duration04 Minutes

  • Download2MB

Podcast Help

Podcasting is a free service to subscribe to your favourite SBS programmes. If you're new to podcasting check out our help section to get started.

ADVERTISEMENT

DVDs and Downloads at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for DVDs and downloads of the programs you love.

Books at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for fascinating books and inspiring cookbooks perfect for home and as gifts.