Balau

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 7°20′N 134°29′E / 7.333°N 134.483°E / 7.333; 134.483

Flag of Palau.svg

Balau ama Jamhuuriyadda Balau waa wadan Jasiirad ah oo aad u yar waxoona ku yaalaa Badweynta Baasifik. Jasiiradaan waxee 800km u jirtaa wadanka Filibiin. waxa ay ka kooban tahay 16 gobol caasimadeeduna waa Melekeok.



Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xiligii u horaysay ee wadankan cidi degtaa waxa ay ahayd 1000 kahor dhalashadii nabi ciise csl

sida ay7 cadaynayaan calaamado laga helay goobo wadankaa kuyaalaa dadkii ugu horeeyaya ee halkaas lugohooda dhigay waxaa lacadeeyay in ay kayimaadeen wadanka Indunisiya

dadka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

dadka kunool wadankaas waxaa lagu qiyaasay ilaa 20 kun ooqof