Soqotra

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 12°30′36″N 53°55′12″E / 12.51000°N 53.92000°E / 12.51000; 53.92000

Socotra Archipelago.PNG

Jasiirada Soqotra waxaa ay ku taala badda cas, waxa ayna xeebaha Soomaaliya u jirtaa 240km. jasiiradan waxa ay ka tirsan tahay wadanka Yemen, waxa ayna ka kooban tahay 4 jasiiradood, mida ugu weyn ayaa ah Sokotra. jasiiradan dadka dagan ayaa asalkooda waxa uu kasoo jeedaa Carab, Soomaali iyo Aasiyaan, Jasiirada soqotra waxaa degen dad gaaraayo ilaa 50.000 oo qof.