Mauritania
Ka Wikipedia
Mauritania ama Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania waa wadan ku yaalo woqooyiga qaarada Afrika. Mauritania waxee xuduud la leedahay wadamada Aljeeriya, mali iyo Sinigaal, dhinaca woqooyi bari waxaa kaga dhegan Saxaraha Galbeedka, dhinaca koonfur bari neh Badweynta Atlaantik.