Dareewal taksi oo ku nool dalka Filibiin, kaas oo dib u celiya alaabta qiimaha leh ee gaarigiisa lagu illaawo, ayaa lagu abaalmariyay inuu ka shaqeysto waxna ka barto dalka dibaddiisa. Reggie Cabututan, oo 30-sano jir ah, ayaa lagu sharfay magaalada Banguio, waxaana la siiyay fursad uu wax uga barto kagana shaqeysto dalka