Somali

  • Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Subscribing to an SBS podcast couldn't be easier. Simply click the Subscribe button and select your preferred subscription method from the menu. Podcasting help.

Latest Episodes

Mohamed Caalim oo ka hadlaya musuqa adiuunka.

Mohamed Caalim waa aqoonsan Soomaliyeed oo degan Finland.

 

Waxaan ka warystay warbixin ay dhawaan kasoo saartay hayda Transparency ..

  • Upload31 Jan 2017

  • Duration10 Minutes

  • Download5MB

Daud Mohamedoo lagu abaalmariyay inuu yahay xubin firfircoon

Daud Mohamed waa madaxa ururka Youth For Global Peace oo fadhigeedu yahay Australia.

 

 

 

 

Daud waxaa la gudoonsiiyay abaalmarin lagu siiyay inuu yahay xubin firfircoon oo ka mid ah bulshada intii lagu jiray dabaaldegii Australia Day.

  • Uploaded31 Jan 2017

  • Duration10 Minutes

  • Download5MB

Waalidkeyga Ayaan Rabay inaan Soo arko oo aan Muddo Arag

Xayiraada uu dul dhigay 7da Dal ee Muslimiinta ah Madaxweyne Trump ayaa saameyn weyn ku yeelatay Somalida haysata Dhalashada Wadamada Galbeedka

  • Uploaded30 Jan 2017

  • Duration05 Minutes

  • Download2MB

Jaaliyada xaafadaha Wyndham oo bar

Xubno ka tirsan jaaliyada Soomaalida ee degan Wyndham ayaa isugu yimid Barbeque iyo inay ka tashadaan arimo haysta bulshadaas.

 

 

 

Kulanka ayaa diirada lagu saaray si loo caawin lahaa dhalinyarada loogana hortagi lahaa inay dariiq qaldan raacaan.

 

 

  • Uploaded26 Jan 2017

  • Duration10 Minutes

  • Download5MB

Warasyi: Cabdi hashi, Afhayeenka cusub ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi hashi waa afhayeenka aqalka sare ee baarlamaanka Soomaliya oo dhawaan la abuuray.

 

 

 

 

 

Wuxuu SBS Somali uga waramay doorka hayadan cusub.

  • Uploaded24 Jan 2017

  • Duration09 Minutes

  • Download5MB

Podcast Help

Podcasting is a free service to subscribe to your favourite SBS programmes. If you're new to podcasting check out our help section to get started.

ADVERTISEMENT

DVDs and Downloads at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for DVDs and downloads of the programs you love.

Books at the SBS Shop

Visit the SBS Shop online for fascinating books and inspiring cookbooks perfect for home and as gifts.