Samsun

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Samsun
—  Magaalada Samsun  —
In order: Artificial lake near Liberation wharf, Statue of Honor in Belediye Park, Istiklal Street, bottom: View of SS Bandırma museum ship, Samsun tram, wall of covered market.
Dhacdaa: 41°17′N 36°20′E / 41.283°N 36.333°E / 41.283; 36.333
Country  Turkey
Deegaanka Badda Madow
Gobolka Samsun
Boroughs
Xukunka
 • Mayor Yusuf Ziya Yılmaz (AKP)
Baaxadda
 • Magaalada Samsun 1,055 km2 (407 sq mi)
Joogga 4 m (13 ft)
Tirada dadka (2013)
 • Tiro Badnaan 573/km2 (1,480/sq mi)
 • Urban 605,319
Saacad EET (UTC+2)
 • Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Postal code 55
Area code(s) (+90) 362
Licence plate 55
Climate Cfa
Website www.samsun.bel.tr

Samsun (Af-Turki: Samsun; Af-Carabi: سامسون) Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Madow ee wuqooyiga dalka Turkiga. Samsun waa caasimadda isla gobolka Samsun, Samsun waa magaalo aad u horu marsan waxaana ku yaalo dakad weyn iyo garoon diyaaradeed oo caalami ah, Labo Jaamacadood, Xarumo Caafimaad, kuwo ganacsi, warshado iyo waliba xarumo isboorti iyo ku madadaalo.

Sidoo Kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]