Gmail

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan aalada waraaqo dirista elektroonika ee Shirkada Google. Isticmaalo kale fiiri Gmail isticmaal kale. Haku khaldin emailada Yahoo! Mail, Hotmail, Outlook.
Gmail
New Logo Gmail.svg
Cinwaanka mail.google.com
Ganacsi? Haa
Nooca site Webmail
Diiwaan-gelin Khasab
Diyaar ku ah 72 luuqadood[1]
Isticmaalayaasha 900 milyan (Maayo 2015)[2]
Content license Proprietary software
Written in Java, JavaScript, Ajax (UI)
Mulkiilaha Google
Farsamada Paul Buchheit
La bilaabay isticmaalka April 1, 2004, Abriil 1, 2004; 12 sanadood ka hor (2004-04-01)
Alexa garaado positive decrease 89 (April 2015)
Hada Online

Gmail (loogu dhawaaqo "Jiimayl") waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.[3] Isticmaalayaasha adeegan waxay gmail ku isticmaalaan adeega loo yaqaan HTTPS ee amaanka ah, adeega loo yaqaano "Post Office Protocol" (POP3) ama nidaamka fariin dirista ee internetka (IMAP4).[4][5] [6] Adeega gmail wuxuu hawada soo galay 7 Febraayo, 2007 inkastoo uu daciif ahaa wakhtigaasi.[7] Waxa horumarin lagu sameeyay 7 Luuliyo, 2009 wakhtigaasi oo lagu soo daray gmail adeegyo badan oo casri ah. Sidoo kale wakhtigani ayaa Shirkada Google horumarin laxaadleh ku samaysay dhamaan adeegyada kala duwan ee shirkada.[8]Gmail adeegyo kala duwan</ref>

Muuqaalka Gmail[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Adeega Gmail[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Shirkada Google[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Maqaalo la Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Change your language settings - Gmail Help". Support.google.com. 2015. Retrieved 5 April 2015. 
  2. Gmail on Google+ Retrieved 28 May 2015
  3. Teeter, Ryan; Karl Barksdale (2011-02-09). Google Apps For Dummies. pp. 3–27. ISBN 1-118-05240-4. http://books.google.com/?id=5TUv9jCaJdwC&pg=SA3-PA27&dq=Gmail+free+advertising+supported#v=onepage&q=Gmail%20free%20advertising%20supported&f=false. 
  4. "Gmail Now Has IMAP Support". Information Week. 2007-10-24. 
  5. "How do I enable POP?". Google. 2007-09-03. Retrieved 2008-06-01. You can retrieve your Gmail messages with a client or device that supports POP, like Microsoft Outlook or Netscape Mail. 
  6. "Google Gets the Message, Launches Gmail". Google. April 1, 2004. Retrieved April 21, 2010. 
  7. Matthew Glotzbach, Director, Product Management, Google Enterprise (July 2009). "Google Apps is out of beta (yes, really)". Official Google Blog. Google. Retrieved 2010-06-19. 
  8. Coleman, Keith (July 2009). "Gmail leaves beta, launches "Back to Beta" Labs feature". Retrieved 2009-07-07.