Yuhuuda

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Star of David.svg
Derbi Buraq, Qudus
Sigd-27.11.08.jpg

Yuhuuddu waa dad haysta diinta yuhuudiga, diintaas oo ay sheegaan in ay ka timid nabi Muuse laakiin hadda dhanleexin badan ay ku sameeyeen. Yuhuudda waxa soo maray taariikhda biniaadamka gumaad fara badan kuwaas oo Ilaahay ku saliday dadyawa aad u fara badan ka soo roomaaniyiinta Asalka yuhuudayuhuudu asal ahaan waxa ay ka tafiirmaan nabi Ibraahim, laakiin waxa ay daganaan jireen masar halkaas oo uu fircoon ku guumaystay deetana nabi Muuse Ilaahay u soo diray oo uu ka badbaadiyay dajiyayna dhulka shaam, laakiin ay diideen inay soo xoreeyaay baytal-maqdis lakiin aakhirkii Ilaahay u xoreeyay galeena. Yuhuudda deetana waa laga eryada meesha waxana ka eryaday roomaaniyiinta oo ka gumaaday markaasna waxa dhacay wixii loo yaqaanay firidhka yuhuudda oo ay Yurub iyo caalamka ku galeen. Yuhuuddu waxa ay u kala baxaan laba iyo toban jilib. Dib danbe ugumay soon noqon Yuhuuddu Qudus ka hor xiligii 1945 markii uu Ingiriisku soo dajiyay mooyaane. Yuhuuddu waa umad tuugo ah, tuugnimadii ugu waynayd dhamaan jiritaanka biniaadamnimada ayay kula kaceen umada muslimka ah ee Falastiin.