Nigeria waxay la wareegtay 2.5tan oo "bariis caag ah" oo dalkaasi si qarsoodi ah lagu geliyay, waxaana laga keenay Shiinaha, sida saraakiisha dowladda dalkaasi ay sheegayaan. Waxaa arrintaasi lagu eedeeyay dad lagu tilmaamay damiir laawayaal, ganacsato, sida laanta adeegyada macaamiisha ee dalkaasi