Sonkor qadi
Ka Wikipedia
-
- Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah barandhaha.
Sonkor qadi | |
---|---|
Ubaxa sonkor qadiga Hong Kong | |
Sonkor qadi | |
Abla-ablayn cilmi ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(unranked): | Angiosperms |
(unranked): | Eudicots |
(unranked): | Asterids |
Gacal: | Solanales |
Dir: | Convolvulaceae |
Sinji: | Xididoley |
Jinsi: | I. batatas |
Tibix laba magac | |
Ipomoea batatas (L.) iyo Lam. |
Sonkor qadi (Af-Ingiriis: sweet potato; Af-Carabi: بطاطا حلوة; magaca Sayniska: Ipomoea batatas) waa dhir xididoley ah oo ka mid ah noocyada kala duwan ee barandhaha taasi oo ka baxda meelo badan oo caalamka ah.[1][2] Inkastoo ay jiraan noocyo aan weli la diiwaangelin, sida caadiga ah waxaa jira ilaa sadex nooc oo sonkor qadi ah; kuwaas waxaa ka mid ah:
- Sonkor qadi cas: noocani waa mid leh midab casaan ah, aad ugu qaab dhow Kaarootka, waxayna aad uga baxdaa wadanada Waqooyiga Ameerika.
- Sonkor qadi cowlan': barandhada noocan ah waa mid leh muuqaalka barandhada caadiga ah, taasi oo aad uga baxda meelo badan oo qaarada Afrika ah. Noocan waxaa laga cunaa wadanka Soomaaliya; waxayna leedahay dhadhanka ugu macaan dhamaan sonkor qadiga oo dhan.
- Sonkor qadi kuus: noocani waxay ka baxdaa inta ugu badan qaarada Aasiya waxayna aad ugu muuq iyo qaab eeg tahay barandhaha caadiga ah.
Muuqaalka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ Purseglove, John Williams (1968). Tropical crops: Dicotyledons. Longman Scientific and Technical. New York: John Wiley and Sons. ISBN 978-0-582-46666-1. https://books.google.com/books/about/Tropical_Crops.html?id=rYQ_AAAAYAAJ.Template:Page needed
- ↑ Woolfe, Jennifer A. (5 March 1992). Sweet Potato: An Untapped Food Resource. Cambridge, UK: Cambridge University Press and the International Potato Center (CIP). ISBN 9780521402958.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |