Benin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Coat of arms of Benin.svg
Flag of Benin.svg

Benin ama Jamhuuriyadda Benin waa wadan ku yaalo galbeedka Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Togo, Nayjeeriya, Burkina Faso iyo Nayjar. Wadankaan waxaa soo gumeestay faransiiska, waxoona xornimada siiyay 1975tii. Wadanka waxoo leeyahay xeeb dhuuban, waana meesha ee dadka badankooda ee degenyihiin.