Laos

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Laos.svg

Laos ama shacabka Jamhuuriyadda dimuqaraadiga Laos, waa wadan Dhax kujir ah oo ku yaalo Koonfur bari ee qaarada Aasiya. caasimaduna waa magaalada Vientiane waxa uu xuduudo la wadaagaa wadamada. dhanka waqooyi waxa kaxiga wadanka Shiinaha dhanka bari waxa kaxiga wadanka Fiyetnam dhanka galbeed waxa kaxiga wadanka Tayland halka dhanka koonfureed ay kaga beegantahay wadanka Kambodiya