Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 4,315 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Fananada Hibo Nuura

Hiba Maxamed Hodoon (Af-Carabi: هبه محد هدون) ku caan ah magaca Hibo Nuura waa fanaanad weyn oo ku heesta af-Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan. Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Hibo Maxamed Hodoon loo siiyay magaca weyn ee Hooyada Fanka Soomaaliyeed. Intaasi waxaa dheer, Hibo waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Hibo Nuura.

Badhtamihii sanadkii 2014ka, fanaanada Hibo Nuura waxay waxay ku dhawaaqdey ineey ka baxdey fanka iyo suugaanta, maadaama ay da' ahaan gaadhey heerkii lagu cibaadeysan lahaa. Fanaanadu waxay hada ku nooshahay magaalada Minneapolis, Minnesota ee wadanka Maraykanka. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
General Daauud

Gen. Daauud Cabdulle Xirsi (1924-1965) wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ey yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay deegaanka Mareeg ee ka tirsan gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya halkaas oo uu ku dhameeystay aqoontiisa barashada Qur'aanka isagoo da' yar. Muddo sanad ah asagoo ka shaqaynayaa xaafiiska Talyaaniga ee degmada Buuloburde ayuu wuxuu u gudbay magaalada Muqdisho, xoogaa kahor intaan la gaarin Dagaalkii Labaad ee Aduunyada. 1943dii wuxuu ku biiray Ciidamada Booliska ee Ingiriiska oo markaas hayste koonfurta Soomaaliya, Janaral Daauud waxaa uu ka gaaray shaqadiisa ilaa barre (macalin) tababare ka ah Dugsiga Booliiska ee Xamarjajab. Dagaalkii labaad ee Aduunka kadib, horaantii 1950meeyadii ayaa taliskii Talyaaniga ku soo noqday koonfurta Soomaaliya ayaa Janaraal Daauud ku guulayte imtixaan uu u galay leyli sarkaal. Waxaana loo qaaday dalka Talyaaniga halkaas oo uu ku soo dhamaystey tababarkii ciidan ee sarkaalnimada. 1954kii ayuu ku soo laabtay Soomaaliya, wuxuuna ku shaqeynayay sarkaalnimo dhinaca booliiska kadibna wuxuu ka qeyb galay diyaarintii ciidammadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay markaas abaabulaysey dawladdii uu horkacaaye Cabdullaahi Ciise. Xeerkii lagu dhisay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa darajadda Janaraalka ah u dalacsiiyay Daauud Cabdulle Xirsi oo noqday taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ugu horeeyey. waxa uu noqday janaraaldaauud taliyihii ugu da,da yaraa taariikhda soomara ee maamula ciidanka qaranka sidoo kale waxaa lagu xusuustaa janaraal daa'uud cabdulle xersi in uu soo saaray dadka ugu magaca dheeraa xaga ciidanka sida (( j maxamed nuur gallaal, j macamed faarax caaydiid, col c/laahi yuusuf axmed, j c/raxmaan mujrim, j/ c/raxmaan siigeeyste, j/ maxamed liiqliiqato )) iyo in badan oo kale. sidoo kale wuxuu taliye u ahaa kana soo hoos shaqeeyay ee ugu horeeyay ((j maxamed abshir muushe ))iyo ((j maxamed cali samatar , jsalaad gabeyre , j gorgor ))iyo ((j maxamed siyad barre )) oo mar aha madaxweynihii dalka soomaaliya. oo in toodaba sheegeen in eey ka faa'iideen aqoontiisa. (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Longitude blue.svg

Dhigaha Waa xariijimo beenaad dhulka dushiisa lagu tilmaamay tiradooduna waxay gaarayaan 360 xarriijimood. Haddaynu ku sawirno oogada galoobka urur goobooyin ah oo giddigoodna ay dhexmaraan cirifyada ka waqooyi iyo ka koofureedba, xarriijimaha caynkaas ah waxaa la yiraahdaa "Dhigo ama Dhig" fikraddaan waxaa lagu isticmaalaa dhulka oo qura dhigta dhexmarta bartamaha Giriinwij waxaa loo qiimeeyaa digriiga tiradiisu tahay Eber (0°). Dhigta kale ee taa ka soo horjeeda waxaa loo qiimeeyaa Boqol iyo siddeetan digrii (180°). Haddaba dhiguhu waxaynu ku timaamu karnaa in ay yihiin fogaansho xagaleedka bari ama galbeedka Giriinwij. Marka laga reebo dhigta digriigeedu yahay 180° maahee inta kale oo dhami waxay leeyihiin digriiyo kala duwan oo bari ama galbeed ka xiga Giriinwijka.

Waxaa jira iyana waxa la yiraah Loolalka si kooban waxa u dhexeeya loolalka iyo dhigaha.

Xarriijimaha loolalka waa ay isberber yaacaan mana kulmaan, kuwa dhigunaha isma berberyaacaan ee waxay ku kulmaan cirifyada sida aynu ognahay baruhu waa ka u dheer loolka hase yeeshee dhigaha oo idil waa iskaga mid xagga dheererka, waayoo dhammaantood waxay wada maraan labada cirif. Sidaas awgeed waxaa la yiraah goobooyinkii waa weynaa. Goobada weyni waxaa waaye xarriijin la iska maleeyey oo ku sawiran goloobka iyadoo dhulka u kala qaybineysa laba isle'eg. Badhuhuna waa loolka kaliya ee goobo weyn ah.

Xarriijin kasta oo loolka ka mid ahiba fogaansho isle'eg ayey isu jiraan (69.4 mayl). Xagga dhigaha haddaynu eegno fogaansho isle'eg iskuma jiraan waayo dhiguhu way kala fogaadaa marka ay dulmaraan Badhaha waxayna iskugu yimaadaa cirifyada.

Digrii kasta oo loolku iyo dhiguhu leeyihiin waxaa loo qaybin karaa daqiiqo iyo ilbiriqsi. Digrii kasta wuxuu leeyahay 60 daqiiqadood oo loo qoro 60', daqiiqad kasta waxay leedahay 60 ilbiriqsi oo loo qoro 60.

Sidaa awgeed waxaad heli kartaa ama aad ogaan kartaa meel kasta oo dhulka ku dul taala, halka ay dhacdo, haddii aad ogtahay loolalkeeda iyo dhigaheeda.

meel kasta loolkeeda waxaa loo qoraa digriiga tiradiisu inta waqooyi ama koonfur ujirto badhaha.

Dhigaha iyo waqtiga ama amminta

Waxaan ognahay in dhulku sameeyo wareeg 24kii saaba mar ayuu udubkiisa ku wareegaa, walax kasta oo goobo samaysaa waxay wareegtaa saddex boqol iyo lixdan digrii (360°). Haddaba imisa ayeey ku qaadanaysaa adduunyadu in ay wareegto (1°). Si aynu u helno jawaabtaan waa in aynu u qaybinno 24 saacdood 360°, innakoo marka hore u bedelayna daqiiqado.

24 × 60 = 1440 daqiiqadood, 1440 daqiiqadood waxay la mid tahay 24 saacadood, markaas waxan leenahay adduunyadu waxay ku qaadataa 360kii digrii 1440 daqiiqadood. Halkii digriina waqtigay wareegtaana waa: daqiiqadood.

= 4D wadartu waxay ina tusaysaa in adduunka oo 360 digrii ah ku qaadanayso 4tii daqiiqaba inuu wareego hal digrii 60kii daqiiqaba ay saacdaddu tahay waxay adduunyadu wareegtaa 15° (15° digriiba hal saac) waana digriiyada dhigaha.

Sida lawada ogsoonyahay cadceedda ama qoraxda waxay ka soo baxdaa bari, dadka ku nool xagga bariguna waxaa hubaal ah in ay inaga hor helaan cadceedda.

MAQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Daango .

Daango .

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
4
Left pointing double angle quotation mark.svg Saddex Illaahow Addaa Awood u leh:


B) Guursan maayeeyaanan goblamin. T) Xoogsan maayee xoollo isii *** J) Camal falli maayee caddaabta ha igeyn.

Saddexleey Right pointing double angle quotation mark.svg


WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Waxay saxaafadda qaarkeed qortaa: Ereyo isgu jira ajnabi iyo soomaali Tusaale ahaan April, Ereyo shaqalka laga qalday Dowlada
Waxaa haboon in loo qoro: Sida Saxda ah waa Abriil iyo Dawladda

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 4,315 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All