Malag

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan Malaa'igta.
Halkan waxaa laga soo toosiyay Malaa'ig.

Malag wadar Malaa'ig (ingiriis: angel; carabi: ملاك) waa qaar ka mid ah makhluuqaadka Alle (s.w.t).

Malaa'igta oo tiradooda Ilaahay uun yaqaano, waa nooleyaal aad u awood badan, isla markaana isha dadku arki karin.

Malaa'igu waxay u adeegaan Rabbi kor ahaayee, ayagoon seexanin, wax cunin mar ahaantaana aan daalin waligood.