Xaj

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Xajka waa qibladii Salaadda.Haddii aa nin muslim ah waxaa waa jib kugu ah in aa mar tagto xajka intii aa aduunka ku nooshahay. Haddii aa dhaqaalo u heenin ama dhinac lagaa heesto, qasab kugu ma ahan in aa tagto. Xajka sand kasto waxaa tago dad ka badan 2 miliyan oo qof oo ka Abdi!!!!! aduunka oo dhan. kacbada waxaa lagu wareegtaa 7 jeer marka aa tagto xajka, si aa oo ilaaheey kuugu danbi dhaafo. meel waxaa jirto oo 7 jeer dhagax lagu tuuro oo la dhoho "Carafaat", micnaheeda waxaa waaye in 7 jeer dhagax lagu tuuro sheydanka.

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: