Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 4,173 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Quake epicenters 1963-98.png

Dhulgariir waa Dhulka marka oo luxluxmo ama uu gariiro, waa marka caleemaha Dhulka kala durqaayaan. Dhulgariirka khasaarado badan ayuu geestaa, wuxuuna u badan yahay Aasiya iyo Ameerika. Dhulgariirka wuxuu sameeyaa fulkaano iyo Buuro. Soomaaliya dhulgariir culus malahan, laakiin mar marka qaar ayaa waxaa dhulgariir ka dhacaa waqooyiga Soomaaliya oo dhan meelaha buuraaleeyda ah, dhulgariirka soomaaliya badanaa mala dareemo, lakiin waxaa jira kuwo la dareemaayo oo ka dhaca sida gobolka Awdal Bishii Maarso 2010 ayaa magaalada Boorama waxaa lagu arkay dhulgariir oo halkaas kadhacay oo khasaaro badan geesanin lama hayao ilaa iyo hadda cabirkiisa maxaa yeelay soomaaliya ka jirin dawlad dhexe oo haysata qalabka cabirka dhul gariirada. Soomaaliya waxeey leedahay caleemaha dhulka ama af ingriiska lagu dhaho (tectonic plate), kaas oo lagu magacaabo (somali plate).

Dhulgariirkii ugu culusaa wuxuu ka dhacday Badweynta Hindiya 2004 Tsunami Badgariir. waxaana ku dhintay in ka badan 180.000, waxaana ku guryo beelay 1.1 miliyan oo dad ah. Soomaaliya waxaa kasoo gaaray qasaaro farabadan kaasoo dhica walba saameeyey haba ugu darnaadeene haamanka sunta ah ee badda lagu daadshay oo banaanka usoo caariyey. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
waa wadan oo laheen wax bad ah

'Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah. aduunka waxaa ku yaalo, wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay. dowladaha qaarkood kuwa u dhaw badda, waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay. Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen, ee ku soo baxeen, wadamo Dhax kujir ah. tusaale ahaan, xoreentii Eratareya iyo Montenegro, waxee u aqoonsadeen, wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii la fiiriyo, dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Hipparchos 1.jpeg

Tirignoometeri (Ingriis: Trigonometry) (Talyaani: Trigonometria) (Carabi: حساب مثلثات) Waa xaqiiqooyin iyo xeerar ka dhexeeya saddexgallada dhinacyadooda iyo xaglahooda. Waxa kale oo tirignoometeriga lagu isticmaalaa warshadaha, sahminta dhulka iyo sayniskaba.

Xiddigta innoogu dhawi waxay inoo jirtaa 4.1 sanad ilays (sanad ilays waa fogaanta ilaysku socdo muddo sanad ah iyadoo iyadoo uu sekenkiiba gooynayo 186,000 mayl). Markaa 4.1 sanad ilays wuxuu la mid yahay, hadii aan kiiloomitir ku sheegno 38,400,000,000 km. Haddaba sideebaa loo qiyaasay fogaanta intaa le'eg? Waxaa lagu soo saaray qaybta xisaabta loo yaqaan trignoometeri.

Saddexagallo Xagal Qumman

  • Aragtiinka Baytagoras

Sida la ogyahay saddexda dhinac ee saddexagalka xagasha qummani ay xiriir leeyihiin , taasoo ahayd in shakaalka dhinaca u dheer oo labdajibaarani uu le'eg yahay wadarta labajibbarrada ee labada dhinac ee kale.

S2 = a2 + b2

Jidkaan wuxuu inoo suura gelinayaa in aynu dhinaca maqan raadin karno haddii aynu haysanno labada dhinac ee kale.

  • Saamiyada tirignoometeriga

Haddii dhawr saddexagal oo xagal qumani ay xagal fiiqan iska le'eg yihiin, markaa dhammaan waa in ay isku qaab noqdaan. Waxaa la yiraahdaa saddexagallo isu eg. Waayo hore ayaynu uqaadanay, in haddii laba saddexagal is xaglo le'ekaadaan ay markaa isu egyihiin. Sidaa daraadeed laba saddexagal xaglo qumman oo kasta hadii ay isu egyihiin, saamiyada laba dhinac ee midkood waa inuu le'ekaadaa saamiga dhinacyada kale ee kuwaas la gudboon. Tusaale ahaan shaxanka Saddex-Xagal.JPG

  • = =
  • ama = =
  • = =

Waxaan aragnaa in saamiyaashu iswada le'eg yihiin. Dhamaantood waa dhinaca ka soo horjeeda xagasha fiiqan 30° ah oo loo qaybshay shakaalka.

waana qaabkaan:

1) Shakaal = dhinaca ugu dheer ee xagasha qumman ka horjeeda.

2) Deris = dhinaca xiga xagasha fiiqan ee lagu siiyo.

3) Horjeede = dhinaca xagasha fiiqan ee lagu siiyo ka soo horjeeda.


MAQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Dameer .

Dameer .

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
1
Left pointing double angle quotation mark.svg Dameer dhaan raac *** Ceel dad liqa, ul baa lagu dayaa
Carab loaad caws looma tilmaamo *** Carraabo, fadhaa quusiyey Right pointing double angle quotation mark.svg


WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Federaal: waaxaa soo batay maalmahaan oraahda ah soomaaliya waa Federaal, Dastuurka Soomaaliya ee ah Federaalka
Waxaa haboon in la dhaho: Sida Saxda ah waa Jamhuuriyadda iyo Dastuur KMG
maadaama aan afti dadweyne lagu ansixin

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 4,173 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All