2016-07-12,
BBC News
Haweeneyda noqondoonto ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaa waxa ay ballan qaaday in ay mid guuleysta ka dhigi doonto hananka ay UK kaga baxayso Midowga Yurub. Waxa ay Theresa May taageereysay in ay Eu ka sii mid ahaadaan markii uu socday ololihii aftida. Theresa May – oo hadda ah wasiirka arrimaha gudaha –... read full story