BBC News | 2016-07-24
BBC News | 2016-07-23
BBC News | 2016-07-22
Saraakiisha dalka Jarmalka ayaa sheegaya in wiil muhaajir ah oo u dhashay dalka Afqaanistaan uu weeraray rakaab saarnaa tareen, dhowr qof ayaana lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacay masaar iyo toorrey. Saddex qof ayuu dhaawac xun ka soo gaaray, ayadoo mid afar kalena uu
19 Luulyo 2016 Woqooyiga Wajeer, tiro Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa in ay la il daran
Maanta oo kale sanad waliba waxaa caalamka laga xusaa maalinta garsoorka. In kastoo dumarka Soomaalida ah aanay si
Magaalada Hargeysa waxaa galabta ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Shay
Waxaa Turkiga ka socda isku-day afgembi oo ay wadaan qeyb ka mid ah milateriga dalkaasi. War qoraal ah oo kasoo baxay askartaasi, isla markaana laga akhriyay telefishin ka mid ah kuwa qaranka, ayaa lagu sheegay in ay la
Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay isku day afgambi oo millitariga Turkigu ku dhaqaaqeen. War ka soo baxay xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya
Aqalka cad ee dalka Maraykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in macluumaadkii markii hore sirta ahaa ee Jimcihii la daabacay ay muujinayaan in saraakiisha Sacuudigu aysan wax door ah ku
Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dad badan oo isugu yimid dabaaldegga munaasabadda Maalinta Bastille, taasoo ka dhacaysay
Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu iskaashi kala yeesho Ruushka dagaalka ka dhanka ah
Hay'adda u ololeysa xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in ciidanka ammaanka ee South Sudan uu si ula kac ah shacabka uga
Dumarka da'dooda ka wayn tahay afartan ayaa dhala ilmo ka badan dumarka da'dooda ka hoosayso 20-ka markii ugu horaysay toddobaatan sano, sida ay sheegtay tirada rasmiga ee England iyo Wales. Xogta Xafiiska Tirikoobka Qaranka ayaa sheegaysa inay
Theresa May ayaa la wareegtay xilka ra'iisal-wasaarenimada Britain. Iyadoo ka hadlaysa
Haweeneyda noqondoonto ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaa waxa ay ballan qaaday in ay mid guuleysta ka dhigi doonto hananka ay UK kaga
Madaxweyne ku xigeenka dalka South Sudan Riek Machar ayaa ku biiray xabad joojinta uu shalay ku dhawaaqay ninka ay ishayaan ee Madaxweynaha
Xarun ciidan oo ku taallay deegaanka Laanta-buur ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa xalay waxaa
Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa hogaamiyayaasha siyaasadda ee Sudaanta Koofureed ku booriyay inay xakameeyaan ciidamadooda. Dalkaasi waxaa
Ra'iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi oo booqanaya qaaraddan Afrika ayaa hadda waxa uu soo gaaray magaalada Nairobi,
Howlgalka Qaramada Midoobay ee dalka South Sudan ayaa sheegay in saaka uu dagaal culus ka bilowday
Xulka qaranka ee Portugal ayaa waxa ay caawa heleen koobka tartanka Euro-2016ka. Waxa ay hal gool iyo eber uga adkaadeen kooxda
Dalka Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku heshiiyay in ay rakibaan hanaan difaaca gantaalada ah oo muran dhaliyay, iyada oo ay sii kordhayso halista