Xukuumadda Faransiiska ayaa maanta oo khamiis ah wajahaysa codka kalsooni kala noqoshada ee baarlamaanka, kaddib markii ay khasab ku meel marisay xeer muran dhaliyey oo ku saabsan isbeddel lagu sameeyo shuruucda xagga shaqada. Bannaanbaxyo looga horjeedo xeerka