Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegaya in ay isku raaceen Ruushka dedajinta sidii kala guur siyaasadeed looga gaari lahaa dalka Suuriya. Waxa uu hadalkaasi sheegay kaddib markii uu kula kulmay Moscow, madaxweyne Putin. John Kerry