GAALAYSO: HIDDAHA
IYO DHAQANKA SOOMAALIYEED
GAALAYSO waa ciyaar dhaqameed Gobollada Jubooyinka iyo
Gedo caan ka ah oo hab xamaasad leh loo soo bandhigo iyada oo goob wareeg ah lagu qabto. Waxay leedahay ciyaarta gaalaysada luuqayn ereyo suugaaneed oo ragga ku luuqeeyaan laguna kabo sacab iyo jaan.
Gaalayso waxay leedahay hab amaan marba deegaan, adeegyada, agabka nolosha, xoolaha iyo abtirka bulshada laga shekeeyo, goob joogayaasha oo hooris ku af jara ereyada abwaanka curinaya ereyada suugaaneed ee gaalaysada. Gaalayso waa cayaar xiiso iyo yididiilo aad u sareeya gelisa goobjoogayaasha isla markaana dhalinta ku dhiirogelisa inay marnaba ka faaruqiin masraxa ama wareega ciyaarta.
Gaalayso waxay leedahay bootin aad u dheer iyo hab goyn oo sacabka iyo jaanta hal mar la isla gooyo. Dumarka ciyaarta sidaan oo kale u kicisa waa Goobile
Saar Gedood oo rag iyo dumar intaba sacabka ay ku biiriyaan. Goobile masraxyada waaweyn, aroosyada iwm ayaa laga qaadaa laakiin Gaalayso waa cayaar saafi ah boqolaal qof hal mar isku keenta xiliyada barwaaqada iyo marka degaha isu soo ururaan.
Ereyada gaalaysada loogu luuqeeyo waa suugaan qoto dheer hab alifka ninka goobta ka qaadayana waa mid la soo xulay oo dhaqanka, murtida, taariikhda iyo guud ahaan hab degaanka beesha aad u yaqaan.
WAA CIYAAR DHAQAMEEDKA Gobollada Jubooyinka iyo Gedo
....
Jubbaland - Jaalle Mareexaan
Sade sub-clans:
Talxe Amaareer, Cali-Dheere, Reer Axmed, Reer Garaad,
Reer Siyaad Dinii, Reer Xasaan, Reer Ugaas Sharmarke, Reer Guuleed Maxamuud, Reer Isaxaaq Fiqi, Bah-Abaskul, Ina Nuur, Reer
Omar Rooble,
Dhaban Cade, Reer
Sheikh Samatar, Reer Cismaan
Cali, Aadan Yuusuf,
Ahmed Haaruun, Mohamud Haarrun, Reer Abtidoon Haaruun, Reer Cisman Jaamac, Abuubakar Odugaan, Reer Axmed
Bale, Reer Cusmaan Idiris, many more.... BEESHA MAREEXAAN MAREEXAAN
SADE
Beesha
Absame's side: Cawlyahan, Jidwaaq, iyo Bah-gari
- published: 17 Jul 2013
- views: 58440