BBC News | 2016-02-20
BBC News | 2016-02-17
BBC News | 2016-02-16
Shirkadaha laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya ayaa waxa ay billaabeen in ay shaqaalaha iyo qalabkooda kala baxaan xarunta wershadda Kaesang ee ku taala gudaha
Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya musiibo bani’aadanimo oo ka dhalata dagaalada ka dhacaya agagaarka magaalada Xalab ee dalka
Booliska khaaska ah ee dalka Nigeria ayaa sheegaya in ay xireen ugu yaraan 18 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay maleegayeen in ay ku biiraan kooxda la baxday Khilaafada Islaamka amaba ay weerarro ka gaystaan woqooyiga dalkaasi Nigeria. Ciidamadani ayaa
Musharixiinta kala ah Donald Trump iyo Bernie Sanders ayaa ku kala guuleystay tartanka is reeb-reebka xisbiyada gudahooda ee gobolka New Hampshire ee dalka Mareykanka. Donald Trump oo ku soo
1700 oo askeri oo ka kala socda Afrika, Yurub, iyo Mareykanka ayaa ka qeybgalaya layli military oo ka bilowday dalka Senegal, taas oo qeyb ka ah dadaalka lagu kordhinayo wada shaqeynta ka gudbidda xuduudaha ee lagula dagaallamayo kooxaha loogu
Waxaa haatan magaaladatan Nairobi ka soconaya shir dib loogu eegayo xaaladda
Golaha amnioga ee Qaramada Midoobeey ayaa si wada jir ah waxa ay u cambaareeyeen dowladda Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaaladada riddada dheer.
Dalalka hormaray ee caalamka waxaa dadka indhaha la baraa sidii ay u gaari lahaayeen heer isku
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo xiray dad kabadan labaatan qof oo lala xiriirinayo qaraxii dhinaca ka dalooliyay diyaaradda Daalo talaadadii hore
Halkan ka daawo Muuqaal muujinaya
Magaalada Hargeysa waxaa xilligan oo kale qaboobaha ku soo bata baayac
Saraakiisha Midowga Yurub ayaa waxa ay ugu baaqeen Turkiga in uu dalkiisa u ogolaado in ay soo galaan tobanaan kun oo qaxooti Suuriyiin ah oo ku xanniban xudduuda Kilis,
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aan ka gaartay muran muddo dheer soo taagnaa oo ku saabsanaa cidda masuulka ka ah Ururka
Doorashada Wadanka Maraykanka, tartanka xisbi kasta dhaxdiisa ah ee musharixiintu u tartamayso
Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa baaraya ugu yaraan 6 weerar oo lagu qaaday muhaajiriin ku nool xero kumeel gaar ah oo ay
Cilmi baaris cusub oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ayaa waxaa lagu sheegay in daawada laga mamnuucay daafaha
Gudi sharci oo ay samaysay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ninka asaasay barta internetka ee Wikileaks, Julian Assange, loo
Madaxweyne Obama, ayaa ku baaqay in dulqaad loo muujiyo Muslimiinta Maraykanka. Isagoo ka hadlayay masjid ku yaal
Shir dhaqaale loogu ururinayo Suuriya ayaa maanta ka furmaya magaalada London, ayada oo shalay uu burburay kulankii ay Qaramada Midoobay qaban qaabisay ee lagu doonayay in
Masuuliyiinta gobalka Texas, ayaa sheegay in ay diiwangeliyeen kiiskii ugu horeeyay ee caabuqa Zika, oo