BBC Somali War
Warar dheeraad ah
Sacuudiga oo diyaarado u diraya Turkiga
Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay diyaarado dagaal geysan doonto saldhig Turkiga ku yaalla, halkaasi oo ay ka weerrari doonto ururka isku magacaabay dowladda Islaamka ee Suuriya.
- 13 Febraayo 2016
US: Assad wuu hurinayaa colaada Suuriya
Mareykanka ayaa sheegay in madaxweynaha Suuriya, Bashar Al-Assad, uu ku khaldan yahay fikirkiisa ah in cudud milateri uu guul uga gaari dagaalka dalkiisa ka socda.
- 13 Febraayo 2016
Madaxweynaha Pakistan oo dhaliilay maalinta jaceylka
Madaxweynaha Pakistan, Mamnoon Hussain, ayaa dhaliilay xuska maalinta jaceylka ama Valentine, asaga oo sheegay in aanay wax xiriir ah la lahayn dalkiisa ama dhaqanka Islaamka.
- 13 Febraayo 2016
Ciidanka Brazil oo shacabka uga digaya Zika
In ka badan laba boqol oo kun oo askari ayaa maanta ka qeyb qaadanaya olole shacabka Brazil looga wacyigelinayo khatarta viruska Zika.
- 13 Febraayo 2016
Mucaaradka Suuriya oo diiday xabadjoojin
Jabhadaha mucaaradka ee Dalka Suuriya ayaa diiday inay xabada joojiyaan. waxayna sheegeen inay dagaalka sii wadayaan ilaa ay xilka tuurayaan Bashar Al-asad
- 13 Febraayo 2016
Cayaaraha
Kooxaha horyaalka ee guulaystay toddobaadkan
Sabtidan waxaa dhacay toddoba ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana guulaysteen kooxaha Sunderland, Stoke, Watford, West Brom, Southampton iyo Chelsea.
- 13 Febraayo 2016
Aqoon Guud
Abaarta Itoobiya oo saamaysay qaxootiga
Qaxootiga jooga Itoobiya oo ah qaxootiga ugu badan ee Afrika jooga ayaa waxaa saameeyay abaar ka jirta waddanka.
- 10 Febraayo 2016
Ganacsi
Vietnam oo xarun u noqonaysa teknoolajiyada
Xarunta Ho Chi Minh City ee koonfurta Viatnam ayaa soo jiidanaysa shirkadaha waawayn ee teknoolajiyadaha iyadoo la samaynayo xarumo kale.
- 3 Febraayo 2016
Sawirro
Sawirro Ubax
Sawirro Ubax
Sawirro ubax oo ku guulaystay tartan caalami ah
Sawirro caruurta Syria ku muujinayaan mustaqbalkooda
Sawirro caruurta Syria ku muujinayaan mustaqbalkooda
Inkastoo xaalad qaxootinimo ay ku jiraan caruurta qaxootiga ah ee ka cararay dalka Suuriya, hadana lama oga waxa mustaqbalkooda dhabta uu yahay. Guddiga Badbaadada caalamiga ah ee IRC ayaa u diray Meredith Hutchison si ay sawirro uga soo qaaddo.