Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 3,445 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Maanta waa
6 Luuliyo

2015 M


19 Ramadan

1436 H
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Qaad.jpg

Jaad ama Qaad sidoo kale loo yaqaano Miira waa geed balwad ahaan loo isticmaalo waa geed caleentiisu ay cagaarantahay xogaa guduud ku jiro, dhererkiisa waxa uu gaaraa 2 ilaa 5 Mitir, waxaana lagacunaa dalal dhawra oo ay kamid yihiin Soomaaliya, Djibouti, Yaman, Itoobiya, Kiinya iyo wadano kale oo badan.
Geedkaan asal ahaan badidiisa waxa uu kabaxaa dalalka Itoobiya, Yamaniyo Kenya, waxa uuna leeyahay noocyo badan waxana uu aad ugu faafay oo uu saamayn wayn ku yeeshay wadanka Soomaaliya so si aad ah looga cuno. Dadka qaadka cuna aad ayay u amaana laakiin dhakhaatiirtu waxay ku sheegaan in uu caafimaadka wax u dhimi karo. Marka la cuno qaadka waxa uu keenaa waxyaabo badan sida hurdo la'aan iyo cuntada oo qofku abateed u waayo. Dalal badan oo dunida ah qaadka cunistiisa iyo iibintiisa intaba lagama ogola. Dalalkani waxay u aqoonsan yihiin geedka qaadka ah in uu ka mid yahay maan-dooriyeyaasha. Sidaas ay tahay, waxa jira dalal reer galbeed ah oo qaadku xor ka yahay. waxa ka mid ah dalalkaas Ingriiska, Holland, Finland iyo kuwo kale. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
Kiinya

Kiinya waa wadan dhaca bariga Afrika. Waxey xad la wadaagtaa wadamada Tansaaniya , Ugaandha, Soomaaliya iyo Itoobiya . Dhinaca barina waxaa kaga dhagan Badweynta Hindiya. caasimada wadanka Kenya waa Nayroobi. Wadanka kiinya wuxuu ka mid yahay wadamada ee ku badan yihiin Xayawaanaadka ee Qaarada Afrika. Sida Libaaxa, Waraabaha iyo Shabeelka. waa wadan ay aduunka u-soo dalxiisaan oo na dhaqaale-hiisa kor u socdo, dhaqaalahas oo ka yimaada xagga beeraha qaadka. wadanka magaciisa waxaa lagu magac daray Mount kenya ama (buurta kiinya). Waa buurta ugu ween wadanka kiinya, waana midda labaad oo ugu ween qaarada afrika. waayadi hore waxaa la dhihi jiray wadanka British East Afrika, waa marki uu ingriiska gumeensan jiray kenya iyo yugandha. Waayadii hore inta uuna wadanku soo galin gumeesigii ingriiska, wadanka gudihiisa waxaa ku noolaa dad ayaga ismaamuli jiray oo bantu ah ama jareer, laakiin dhinaca xeebaha waxaa ganacsi ka sameen jiray carabta oo waqtigaas ka ganacsan jirtay bariga afrika, Bortuqiiska waqtiga oo maamulkiisa bilaabay 1500, waxeey la canacsan jireen carabta oo waagaas ka shaqeenaayeen magaalada Mombaaso. Dadka bantuga ahaa oo degenaan jiray gudaha dalka Kenya, uma shaqeen jirin sida dadka degenaa xeebaha, Laakiin dadka masaayda ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq dhinaca xukunka ah taariikhda marka ee eheed 1800, laakiin dhaq dhaqaaqaas waa joogsaday sanado badan kadib markii uu wadanku qabsaday cudur xoolaha dhameeyay. Wadanka kenya gaar ahaan dhinaca xeebaha wuxuu markiisii hore ahaa meel ay carabtu ku ganacsan jirtay adoomada, gaar ahaan meesha ay carabta u gaarka ahyd ee zanzibar. Kenya waxaa qabsaday Ingriiska taariikhda marka ee eheed 1895tii, Muran ayaa ka socon jiray shirkii barliin oo ahaa meesha dhulalka lagu kala qeebsan jiray, shirkaas waxoo ku dhamaaday ingriiska oo qaatay Zanzibar,kenya iyo Yugandha, waxaana loogu magacaabay Ingriiska Bariga Afrika.Markii la dhameeyay jidkii tareenka oo ku yaalay meesha biyo deegaanka ah ee fiktoriya 1902dii, waxaa lagu go'aan gaaray in ee shacab yurubiyaanka ee u so guuraan kenya intii ee san jecleesan wadankii la dhihi jiray (Rhodesia) oo maanta ku yaalo Simbaabwi iyo Koonfur Afrika.Kenya waxee laheed dhul beeraad aad u weyn, dhulkaas neh waxaa degay ajaanibta ingriiska, isla markaas neh dadkii u dhashay dalka kenya gaar ahaan dadka Kikuyuga ah iyo dadka Masaayda ayaa la soo dajiyay dhulka, waxaana loo sameeyay shaqo oo wax soo saarkooda loo dhoofin jiray wadamada yuubiyanka,badanaa dadka qaarkood lacag raqiis ee ku shaqeen jireen ama amar, Kenya waxee ingriiska ka xoroowday 1963dii. (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Nwandp.png

Burcad badeedda geeska afrika waa tuugo maraakiibta afduubato. Waxeyna bilaabatay 2004tii, waa markii ay kaluumeesatada u dulqaadan waayeen maraakiibta shisheeye oo kaluunka ka xaluumeeysato xeebaha dalka iyo markii ay badda soo tuftay suntii nuclearka ahaa xiligii ay soomaaliya soo gaartay tsunaamigii ka dhacay qaarada aasiya.

Burcad badeeda waxey maanta dhib ku haayaan shacabka soomaaliyeed, waxaana taas ugu wacan lacagaha malaayiinta doollarka ah oo la siiyo burcad badeedaan waxey maraakiibta ka soo afduubtaan biyaha ka baxsan xeebaha soomaaliya.

Sida la ogyahay waddamo badan oo ka mida bahda loo yaqaan "dunida soo koraysa" ayaa waxay bar tilmaameed u noqdeen Burcadda sunta ku aasta dhulalkooda oo ay soomaalidu kamid tahay. Daraasad ay samaysay Jaamicadda la yiraahdo American University ee Washington (1996) waxay ku qiyaastay in hal tan oo qashin ah ay ku baxdo ilaa US$ 3000 marka ay noqoto in waddankii soo saaray nadiifintiisa iyo xafididdiisana u qalab-qaato halka ay haddii qashinkaas loo dhoofiyo dunida soo koraysa ay ugu kacdo waxaan ka badnayn US$ 5 (shan doolar) halkii tan-ba.

Soomaaliya kamid ma ahan wadamdii ku heshiiyey in ay isdhaafan karaan qashinka sunta halista ah sida aad map-ka aad ku arki doonto ee ku jira maqaalka markaad sii aqriso Blugga waxa uu cadeeynagaa wadamdii saxiixay in ay isku soo qaadi karaan sunta, Gaduudkana waxa uu muujinayaa in aan loo soo qaadi karin sunta, inta kasoo hartayna maba saxiixin.

Burcad badeeda 2011 ayeey hoos u-dhacday howlihii ay ka wadeen xeebaha soomaaliya waxaana lagu qiyaasaa bishiiba hal markab in ay afduubaan.


MQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Ankara waa mid ka mid ah dhismayasha dalka Turkiga.

Ankara waa mid ka mid ah dhismayasha dalka Turkiga.

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
3
Left pointing double angle quotation mark.svg 

Minjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa ama la'qadaa *** Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midna siday wax u ogyihiin uma sheegaan.

Xoolo quureed waa la qaataa, soor quureedse lama qaato. *** Wax aanad filaneyn iyo fallaari waa kaa fuc siiyaan ( fajaciyaan). Right pointing double angle quotation mark.svg
—Waxaa la yiri---


WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Waxay saxaafadda qaarkeed qortaa: Ereyo isgu jira ajnabi iyo soomaali Tusaale ahaan April, Ereyo shaqalka laga qalday Dowlada
Waxaa haboon in loo qoro: Sida Saxda ah waa Abriil iyo Dawladda

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 3,445 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All