Furitaanka ayaa u badan in uu keeno wadna xannuun marka la barbardhigo dadka uu guurkooda guuleystay, waxaa sidaa lagu sheegay cilmi baaris laga sameeyay dalka Maraykanka. Wareysiyo lala yeeshay 15,827 qof ayaa muujinaya in haweenka dhibaato aad u daran ay soo gaarto marka ay kala tagaan saygooda, waxa ayna khatartaasi yaraaneysaa marka haweenka dib loo guursado. Cilmi