show playlisthide playlist
hide playlist
RSS
BBC News
01 Jan 2015
Dowladda Mareykanka ayaa ku sheegtay go’aanka Falastiin ee ay ku dalbatay ka mid noqoshaha maxkamadda dembiyada caalamka ee ICC inay tahay arrin dhibaatada sii hurineysa. Mareykanka ayaa tilmaamay in aysan guuleysan doonin tallaabada ay...
BBC News
01 Jan 2015
Madfac ku dhacay goob ay ka socotay Xaflad aroos ee dalka Afghanistan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 15 qof, tobannaan kalena way ku dhaawacmeen. Arrinta waxa ay dhacday...
BBC News
30 Dec 2014
Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in Indonesia ay soo waydiisatay caawimaad iyo in ay gacan ka gaystaan helitaanka diyaraddii Rakaabka ahayd ee lagu waayay badda Axadii. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka, Jeff Rathke, ma uusan cayimin nooca...
BBC News
29 Dec 2014
Mareykanka ayaa sheegaya inuu weerar diyaarado loo adeegsaday ka fuliyay gudaha dalka Soomaaliya. Weerarka ayaa lala bartilmaameedsaday hogaamiye sare oo Al-shabaab ka tirsan laakiin lama sheegin magaca qofka la...
BBC News
27 Dec 2014
Maamulka dowladda Soomaaliya ee degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo, ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Gudoomiyaha degmada Ceel Waaq ayaa BBC-da u sheegay in ay qabteen ninka oo lagu...
BBC News
26 Dec 2014
Bulshooyinka ku hareereysan badweynta India ayaa xusaya maanta sanadguurada tobnaad ee ka soo wareegtay markii ay dhacday mid ka mid ah masiibooyinkii dabiiciga ee ugu xumaa ee soo mara taariikhda dunida. Masiibadii Tsunami oo ka dhalatay dhulgariir xoog leh oo ka dhacay...
BBC News
22 Dec 2014
Dhalinyaro Soomaali ah oo ka hadlaya kullan lagu qabtay Augsburg College ee magaalada Minneapolis Haween ka soo qaybgalay kullan lagu qabtay magaalada Minneapolis....
BBC News
21 Dec 2014
Madaxweynaha dalka Cuba, Raul Castro, ayaa sheegaya inuu aqbalay casuumaadda shirka mareykanka ee bishs April lagu qabanayo Panama. Tani waxay noqoneysaa markii ugu horeysay oo fool-ka-fool uu u horfariisto madaxweyne Obama, tani iyo markii labada dal...
BBC News
21 Dec 2014
Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobkii afraad ee sanadkan 2014-ka, kaddib markii ay ka badisay kooxda San Lorenzo ee waddanka Argentina oo matalaysay Laatiin Ameerika, kama dambeysta koobka Adduunka ee Kooxaha, ee lagu qabtay waddanka Morocco. Kooxda ayaa horay sanadkan ugu guulaysatay Koobka...
BBC News
21 Dec 2014
Kooxda elman ayaa saddex iyo labo kaga adkaatay Horseed furiyaankii horyaalka. Garsoorayaasha iyo calan sidayaasha ayaa ku labisan dharka baluuga. Kooxda Elman ciyaartooyda ayaa xiran dharka gaduudan. Ciyaarta ayaa lagu dheelay...
BBC News
21 Dec 2014
Sarakaal Maraykan ah ayaa gaashaanka ku dhuftay beeninta Kuuriyada woqooyi ee ah inaysan u dhicin kombiyuutarrada sharikadda Sony ee filimada samaysa. Maraykanku waxaa uu raadinayaa taageero caalami ah si ay ugu cadaadiyaan Kuuriyada woqooyi inay ka dambaysay weerarka...
BBC News
20 Dec 2014
Hooyadda dhashay todobo cunug oo maydkooda laga helay guri ku yaala Austrelia jimcihii ayaa loo xidhay inay gashay dembi dil. Sargaal u hadlay booliiska ayaa sheegay inay soo miyirsatay oo ayna hadda la hadlayso booliiska iyada o ku jirta Isbitaalka halkaas oo lagu ilaalinayo. Maydadka sideed ilmood...
BBC News
19 Dec 2014
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa saxiixay sharciga muranka badan dhaliyay ee ku saabsan amniga ee uu baarlamaanka dalkaasi meelmariyay Khamiistii. Kenyatta waxa uu sheegay in xeerkan uu u sahlayo dawladiisa in ay la dagalanato khatarta Al-shabaab. Kooxda Al-Shabaab ayaa waxay bilihii...
BBC News
18 Dec 2014
Horyaalka NationLink Telecom ayaa markii ugu horreysay waxaa ka qeyb qaadan doona 10 kooxood. Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa bishii October ku kordhiyay tirada kooxaha horyaalka 2 kooxood. Xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, 8 kooxood ayaa ka qeyb qaatay horyaalka, kooxaha lagu kodhiyay...
BBC News
17 Dec 2014
Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan ayaa maanta sheegay in ciidankiisu hawlgal ay qaadeen ay ku soo qabqabteen dad ajaaniib ah oo si sharci darro ah kaga kalluumeysanaayay xeebaha maamulkakaasi. Taliyaha ayaa sheegay in 51 doon oo...
BBC News
17 Dec 2014
Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa gudoominaya shir ay ka qeybgalayaan dhammaan dhinacyada siyaasadda ee dalkaasi, si looga wada xaajoodo qaabka looga jawaabayo xasuuqii shalay ka dhacay Iskuul ee Militariga ay maamulaan oo ku yaalla Peshawar. Weerarka...
BBC News
17 Dec 2014
Dalka mareykanka waxaa laga joojiyay daawashada filim shactiro ah oo laga sameeyay hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong-Un. Daawashada filimkan ayaa la mamnuucay kaddib markii ay hanjabeen kooxda u dhacda...
BBC News
14 Dec 2014
Waa markii ugu horeysay oo madaxda qaaradda Afrika ay qaban qaabiyaan shir caalami ah oo looga hadlayo nabadda iyo ammaanka qaarada. Waxaa shirkan ka soo qeyb galaya madaxweyneyaal, wasiiradda difaaca, arrimaha dibada, khuburo iyo hay'ado. Kulankan oo ay ka soo qeyb galayaan in ka badan 300 oo qof...
BBC News
13 Dec 2014
Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada, Fatou Bensouda, ayaa sheegtay inay hakinayso baaritanadii ku aadanaa dambiyo dagaal oo laga gaystay gobolka Daarfuur ee waddanka Sudan, sababo ay ku sheegtay taageero la’aan kaga timid Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. 2009-kii ICCdu waxa ay...
BBC News
13 Dec 2014
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa sheegay inuu ka guulaystay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada kaddib markii ay hakisay baaritaano ay ka wadday dagaal oo laga gaystay gobolka Daarfuur. ICCda ayaa 2009-kii ku eedaysay Cumar Xasan Al-Bashiir inuu 2003-dii ka gaystay dambiyo...
BBC News
12 Dec 2014
Hay’ada caafimaadka aduunka ee WHO ayaa ka digtay xaaladda degmada Kono oo 100 qof ay ugu dhinteen cudurka Ebola muddo 11cisho ah, taas oo ay walaac badan ka muujiyeen shaqaalaha xarumaha caafimaadka ee maxaliga ah oo aanan waxbadan ka qabin Karin arrintaasi. Koox ka kooban dowladda Sierra Leone,...
BBC News
12 Dec 2014
Haweeney jaariyad guri ka aheyd oo laga duubay filin iyada oo dileysa, laadeysa oo sidoo kalena ku istaageysa gabar yar oo ay xanaaneyneysay, ayaa lagu helay dembi ah in ay dhibaateysay gabadhaasi yar. Dowladda ayaa ku doodeysa in Jolly Tumuhirwe, ficilka ay qaaday uu dhibaato u geystay...
BBC News
12 Dec 2014
Baarlamaanka Kenya waxa uu ansixiyay hindise sharciyeed dood badan dhaliyay oo looga gol leeyhay in sare loogu qaado awoodda maamulka si ay wax uga qabtaan argagixisada iyo arrimaha ammaanka. Xubnaha baarlamaanka ayaa waxa ay ku howlanaayeen dood kulul khamiistii kahor inta aan la meelmarin hindise...
BBC News
10 Dec 2014
Hay'adda Qaramada Midobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in wadammada reer Galbeedka ay ballan-qaadeen inay kordhin doonaan tirada qaxootiga Suuriya ee ay ogolaadeen in dib u dejin u sameeyaan, iyagoo gaarsiinaya ilaa iyo 100,000. Ballan-qaadka ayaa yimid gabagabada shir yabooh ah oo ka...
BBC News
10 Dec 2014
Shan todobaad oo kaliya ayaa ka harsan ka hor inta aanu si rasmi ah u bilaaban Koobka Qaramada Afrika ee 2015-ka. Tartankan ayaa inay martigaliso waxaa u soo istaagtay Equatorial Guinea, kaddib markii ay Morocco isaga baxday martigalinta tartanka cabsi ay ka qabto cudurka Ebola daraadeed. Equatorial...
BBC News
07 Dec 2014
Milatariga dalka Nigeria ayaa sheegaya in uu gacanta ku dhigay diyaarad sidday shixnad hub iyo rasaas ah oo ku socotay dalka deriska ah ee Chad. Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddani xamuulka ah ay ka soo duushay magaalada Bangui ee dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe. Diyaaradda ayaa waxaa ilaa...
BBC News
06 Dec 2014
Luke Somers, oo ah weriye Mareykan ah oo ay heysteen Al-qacidada Yemen ayaa la dilay xilli la doonayay in laga soo badbaadiyo kooxdii haysatay. Howlgalka lagu doonayay in weriyaha lagu soo furto ayaa waxaa saaka si...
BBC News
04 Dec 2014
Mucaaradka dowladda Australia ayaa ku eedeeyay xukuumadda in ay u isticmaaleyso dadka magangalya doonka ah sida qalab siyaasadeed iyada oo isku dayeyso in ay meel mariso sharci muran dhaliyay oo saameynaya qaxootiga dalkaasi. Wasiirada ayaa doonaya in golaha senet-ka in ay ansixiyaan sharci...
BBC News
03 Dec 2014
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu xilka ka qaaday wasiirkiisii ammaanka gudaha waxaa isna is casilay Taliyaha Booliska, kaddib weerarkii ay Al Shabaab dadka badan ku laayeen eek a dhacay deegaano ka tirsan magaalada Mandera. Kenyatta ayaa ka codsaday...
BBC News
02 Dec 2014
Hay'adda dembi barista ee Mareykanka, ee FBI ayaa ganacsatada Mareykanka waxay uga digeysaa burburka ka dhallan karo weerarada dhanka internet ka ah, kaas oo ay qaadeen burcad aan la garaneyn ee ah kuwa kumbuutarada jabsada. FBI ayaa shirkadaha siisay macluumaadka softwareka loo adeegsaday weerarkan...












The World News (WN) Network, has created this privacy statement in order to demonstrate our firm commitment to user privacy. The following discloses our information gathering and dissemination practices for wn.com, as well as e-mail newsletters.

1. Personal Information Collection and Use

We do not collect personally identifiable information about you, except when you provide it to us. For example, if you submit an inquiry to us or sign up for our newsletter, you may be asked to provide certain information such as your contact details (name, e-mail address, mailing address, etc.).

When you submit your personally identifiable information through wn.com, you are giving your consent to the collection, use and disclosure of your personal information as set forth in this Privacy Policy. If you would prefer that we not collect any personally identifiable information from you, please do not provide us with any such information. We will not sell or rent your personally identifiable information to third parties without your consent, except as otherwise disclosed in this Privacy Policy.

Except as otherwise disclosed in this Privacy Policy, we will use the information you provide us only for the purpose of responding to your inquiry or in connection with the service for which you provided such information. We may forward your contact information and inquiry to our affiliates and other divisions of our company that we feel can best address your inquiry or provide you with the requested service. We may also use the information you provide in aggregate form for internal business purposes, such as generating statistics and developing marketing plans. We may share or transfer such non-personally identifiable information with or to our affiliates, licensees, agents and partners.

We may retain other companies and individuals to perform functions on our behalf. Such third parties may be provided with access to personally identifiable information needed to perform their functions, but may not use such information for any other purpose.

In addition, we may disclose any information, including personally identifiable information, we deem necessary, in our sole discretion, to comply with any applicable law, regulation, legal proceeding or governmental request.

2. E-mail addresses

We do not want you to receive unwanted e-mail from us. We try to make it easy to opt-out of any service you have asked to receive. If you sign-up to our e-mail newsletters we do not sell, exchange or give your e-mail address to a third party.

E-mail addresses are collected via the wn.com web site. Users have to physically opt-in to receive the wn.com newsletter and a verification e-mail is sent. wn.com is clearly and conspicuously named at the point of

collection.

If you no longer wish to receive our newsletter and promotional communications, you may opt-out of receiving them by following the instructions included in each newsletter or communication or by e-mailing us at michaelw(at)wn.com

The security of your personal information is important to us. We follow generally accepted industry standards to protect the personal information submitted to us, both during registration and once we receive it. No method of transmission over the Internet, or method of electronic storage, is 100 percent secure, however. Therefore, though we strive to use commercially acceptable means to protect your personal information, we cannot guarantee its absolute security.

If we decide to change our e-mail practices, we will post those changes to this privacy statement, the homepage, and other places we think appropriate so that you are aware of what information we collect, how we use it, and under what circumstances, if any, we disclose it.

If we make material changes to our e-mail practices, we will notify you here, by e-mail, and by means of a notice on our home page.

3. Third Party Advertisers

The advertising banners and other forms of advertising appearing on this Web site are sometimes delivered to you, on our behalf, by a third party. In the course of serving advertisements to this site, the third party may place or recognize a unique cookie on your browser. For more information on cookies, you can visit www.cookiecentral.com.

4. Business Transfers

As we continue to develop our business, we might sell certain aspects of our entities or assets. In such transactions, user information, including personally identifiable information, generally is one of the transferred business assets, and by submitting your personal information on Wn.com you agree that your data may be transferred to such parties in these circumstances.