show playlisthide playlist
hide playlist
RSS
BBC News
03 Dec 2014
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu xilka ka qaaday wasiirkiisii ammaanka gudaha waxaa isna is casilay Taliyaha Booliska, kaddib weerarkii ay Al Shabaab dadka badan ku laayeen eek a dhacay deegaano ka tirsan magaalada Mandera. Kenyatta ayaa ka codsaday...
BBC News
02 Dec 2014
Hay'adda dembi barista ee Mareykanka, ee FBI ayaa ganacsatada Mareykanka waxay uga digeysaa burburka ka dhallan karo weerarada dhanka internet ka ah, kaas oo ay qaadeen burcad aan la garaneyn ee ah kuwa kumbuutarada jabsada. FBI ayaa shirkadaha siisay macluumaadka softwareka loo adeegsaday weerarkan...
BBC News
02 Dec 2014
Madaxweyne Obama ayaa ku baaqaya in aad sare loogu qaado kaarimooyiinka lagu xiro jirka askarta ka mid ah booliska, taas oo daba socota dilka wiil aan hubeysneyn oo madow ahaa oo lagu toogtay deegaanka St Louis duleedka Ferguson....
BBC News
02 Dec 2014
Waaxda difaaca ee Mareykanka ayaanan diidin wararka sheegaya in Iiraan ay weeraro cir ka ah ay ka fulisay bariga dalka Ciraaq, kuwaas oo ay ku bartilmaameedsatay dagaalyahaniinta Daacish. Warbaahinta qaar ayaa weriyay in diyaaradaha dagaalka ee F4 ee...
BBC News
01 Dec 2014
Madaxa qaramada midoobey u qaabilsan howlgalka ka hortagga Ebola ee galbeedka Afrika, Tony Banbury, ayaa sheegaya in caabuqan ay weli suura gal tahay inuu ku fido daafaha caalamka. Bishii October ee sanadkan, Mr Banbury ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u sheegay haddii la doonayo in cudurka...
BBC News
01 Dec 2014
Baadariga kaniisadda Vatican-ka, Pope Francis, ayaa u sheegay hogaamiyayaasha muslimiinta caalamka inay si cad u hadlaan oo ay cambaareeyaan wax uu ku tilmaamay argagixisada magaca Islaamka ku dagaalameysa. Kaddib markii uu ka noqday safar uu ku tagay dalka Turkey-ga, halkaas oo uu kula kulmay...
BBC News
29 Nov 2014
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in is-afgarad laga gaaray khilaafkii u dhexeyey xubnaha baarlamaanka ee ku aaddanaa mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Ra'isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Guddoonka Baarlamaaanka ayaa lagu sheegay in...
BBC News
28 Nov 2014
Madaxwaynaha Faransiiska Francois Hollande, ayaa Maanta noqon doona Madaxwaynihii ugu horeeyay ee aan Afrikaan ahayn ee booqda qaar kamid wadamada uu ku dhuftay caabuqa Ebola, ee galbeedka Afrika. Waxa uu booqanayaa dalka uu horay u gumeysan jiray Faransiiska ee Guinea. Markii adduunku uu bilaabay...
BBC News
28 Nov 2014
Ra'isul wasaaraha dalka Britain David Cameron, ayaa shaaca ka qaaday qorshayaal uu ku doonaya in uu ku yareeyo tirada dadka soo galootiga dalkiisa uga imaanaya waddamada xubnaha ka ah Midowga Yurub. Tallaabooyinkaasi, waxaa ka mid ah in dadka soo haajiray aysan...
BBC News
27 Nov 2014
Khubarada caafimaadka ayaa ammaanay natiijada kasoo baxday tallaal tijaabo ah oo loo sameeyay cudurka Ebola, iyaga oo sheegay in uu noqon karo mid jirka bani'aadamka u sahla in uu aqoonsado oo ka hortago cudur sidaha Ebola. Labaatan qof oo mutadawiciin ah ayaa tallaalka lagu siiyay dalka...
BBC News
27 Nov 2014
Saddex iyo toban nin oo Soomaali ah ayaa Britain waxaa maxkamad loo soo taagay dambiyo ah in ay gaysteen taciddayo dhanka galmada ah oo loo gaystay gabdho aan qaan gaar ahayn, waxaana...
BBC News
27 Nov 2014
Dowladda Kenya ayaa dib u furtay afar masaajid oo horey booliska u xireen kaddib markii ay sheegeen in ay ka heleen masaajiddaasi hub iyo waxyaabaha qarxa. Xiritaankooda ayaa xiisad ka abuuray magaalada Mombassa oo in muddo ah ay ku soo noqnoqdeen isku dhacyadda u dahxeeya dhalinyaro islaam ah iyo...
BBC News
22 Nov 2014
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban Ki-moon ayaa sheegaya in ay jiraan cadeymo muujinya in xadiga faafida cudurka Ebola uu hoos u dhacay meelaha qaar ee cudurka haatan ka jiro. Ban Ki-moon waxa uu sheegay in dadaalada looga hortagayo cudurka ay u...
BBC News
22 Nov 2014
Al-Shabaab waxay qorshenaysay in Kenya ay ka abuurto dagaal diimeed, sidaasi waxa sheegay la taliye sare ee Madxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Cabdulqaadir Maxamed waxa uu ugu baaqay dhamaan shacabka Kenya, diin kasta oo ay haystaan, in ay muujiyaan midnimo oo ay ka soo...
BBC News
19 Nov 2014
Guddiga xaquuqul insaanka ee qaramada midoobey ayaa meel mariyay qaraar ugu baaqaya golaha ammaanka in uu xaaladda adag ee xaquuqul insaanka dalka Kuuriyada woqooyi loo gudbiyo maxkamadda dambiyada...
BBC News
18 Nov 2014
Warbixin ay soo saartay hay’adda xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegeysa in bileyska dalka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Congo ay laayeen ugu yaraan 51 dhalinyaro ah. Warbixinta ayaa sidoo kale ku eedeysay bileyska in ay mas’uul ka yihiin 33 qof oo la la’yahay...
BBC News
18 Nov 2014
Booliiska Nairobi ee dalka Kenya ayaa xiray ku dhawaad 100 qof, oo lala xiriirinayo in ay ku lug lahaayeen weerarada ka dhanka ka ah dumarka oo dharka looga dhigay. Dhacdooyinkani ayaa ka dhacay inta badan goobaha laga raaco basaska ee...
BBC News
17 Nov 2014
Mas’uuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Michel Kafando u doortay madaxweyne ku meel gaar ah. Tallaabadaasi ayaa timid kaddib heshiis ay kala saxiixdeen hoggaamiyeyaasha milatariga iyo kuwa bulshada rayidka, kaasi oo ku...
BBC News
17 Nov 2014
Xiriirka Kubadda Cagta ee Ingiriiska ee FA-da ayaa lagu booriyay inay ol ole ka sameeyaan Uefa si ay Yurub u qaadacdo ciyaaraha Koobka Adduunka ee soo socda – ilaa ay Fifa ka fulinayso isbadalo wax ku ool ah. Gudoomiyihii hore ee FA-da David...
BBC News
17 Nov 2014
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa sheegay in aanu helin wax warqad ah oo ay u soo gudbiyeen wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa. Ugu yaraan 14 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay inuu iscasilo ra'iisul wasaaraha....
BBC News
16 Nov 2014
Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa soo saaray amar lagu joojinaayo dhammaan adeegyada dowladda sida dhaqaalaha ay dowladda siiso cusbitaalada iyo iskuulada deegaanada ay mucaaradka maamulaan ee bariga...
BBC News
14 Nov 2014
Ra'iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaca ka qaaday faafaahinta sharci cusub oo kadhan ah "argagixisada", kaas oo ay in ay uga hortagaan dadka British-ka ah ee ku qulqulaya dalalka Suuriya iyo Ciraaq si ay ugu biiraan kooxaha...
BBC News
14 Nov 2014
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in lagu guuleystay weerarka ka dhanka ah kooxda dowladda Islaamka. Seddax bil ayaana laga joogaa Markii kooxda Daacish lagu qaaday weerarka kuwaas oo maamula qeybo badan oo kamid ah dalalka Ciraaq iyo Suuriya. Xoghayaha Difaaca ee Mareykanka Chuckk Hagel, oo la...
BBC News
13 Nov 2014
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegaysa in tirada dadka u dhintay Ebola ay gaartay 5160, iyadoo 14,000 oo kiisna la xaqiijiyay. Warbixinta ugu dambeysay ee WHO ayaa soo jeedineysa in tirada kiisaska cusub ay hoos u dhacday qeybo ka mid ah dalalka Guinea iyo Liberia, balse ay weli sii...
BBC News
13 Nov 2014
Uururka gaashaanbuurta NATO ayaa ka digay in xukuumada Ruushka ay halis kutahay xabadjoojinta aan cagaha adag ku taagnayn ee bariga Ukraine waxayna ku tilmaameen in Ruushka uu si aad ah ciidammo ugu diyaarinayo...
BBC News
12 Nov 2014
Mas'uuliyiinta maammulka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in koox Yahuud ah ay dab qabadsiiyeen Masjid ku yaalla waqooyi bari magalada Daanta Galbeed ee Ramallah. Hey’adda warfaafinta...
BBC News
11 Nov 2014
Laba maalin oo wadahadallo ah oo u dhexeeyay Iran, Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa natiijo la’aan gabagaboobay, iyadoo ay sii adkaaneyso heshiis laga gaaro barnaamijka Nukliyarka xukuumadda Tehran. Saraakiisha seddaxda dhinac ayaa ku kulmay dalka Cumman, laba isbuuc ka hor xilliga kama dambeysta...
BBC News
10 Nov 2014
Warkan ayaa waxaa qortay Wakaalada Wararka Kuweit iyo wargeysyo kale uu ka mid yahay Al-Qudus Alcarabiyah. Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar, Saamix Shukri, ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in jaamacadda carabtu ay ka qeyb qaadato dadaalada dhex dhexaadinta dhinacyada khilaafka siyaasadeed ee...
BBC News
10 Nov 2014
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa sheegay in wali kala aragti wayn ay u dhaxayso dalka Iran iyo reer galbeedka farqigaasina waxaa weeye in heshiis laga gaaro xakamaynta Nukliyeerka ee Iiraan waxa uuna ka digay in ay macqluul tahay in aan heshiis la garin. Ergooyinka ka kala socda...
BBC News
09 Nov 2014
Wada xaajood heer sare ah ayaa maanta ka dhacaya dalka Cumaan, todobaadyo un ka hor inta aanay dhammaan taariikhda loo qabtay in heshiis wax ku ool ah laga gaaro barnaamijka muranka dhaliyay ee nuclear-ka Iran. Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, John Kerry, ayaa la filayaa in uu kulan la...












The World News (WN) Network, has created this privacy statement in order to demonstrate our firm commitment to user privacy. The following discloses our information gathering and dissemination practices for wn.com, as well as e-mail newsletters.

1. Personal Information Collection and Use

We do not collect personally identifiable information about you, except when you provide it to us. For example, if you submit an inquiry to us or sign up for our newsletter, you may be asked to provide certain information such as your contact details (name, e-mail address, mailing address, etc.).

When you submit your personally identifiable information through wn.com, you are giving your consent to the collection, use and disclosure of your personal information as set forth in this Privacy Policy. If you would prefer that we not collect any personally identifiable information from you, please do not provide us with any such information. We will not sell or rent your personally identifiable information to third parties without your consent, except as otherwise disclosed in this Privacy Policy.

Except as otherwise disclosed in this Privacy Policy, we will use the information you provide us only for the purpose of responding to your inquiry or in connection with the service for which you provided such information. We may forward your contact information and inquiry to our affiliates and other divisions of our company that we feel can best address your inquiry or provide you with the requested service. We may also use the information you provide in aggregate form for internal business purposes, such as generating statistics and developing marketing plans. We may share or transfer such non-personally identifiable information with or to our affiliates, licensees, agents and partners.

We may retain other companies and individuals to perform functions on our behalf. Such third parties may be provided with access to personally identifiable information needed to perform their functions, but may not use such information for any other purpose.

In addition, we may disclose any information, including personally identifiable information, we deem necessary, in our sole discretion, to comply with any applicable law, regulation, legal proceeding or governmental request.

2. E-mail addresses

We do not want you to receive unwanted e-mail from us. We try to make it easy to opt-out of any service you have asked to receive. If you sign-up to our e-mail newsletters we do not sell, exchange or give your e-mail address to a third party.

E-mail addresses are collected via the wn.com web site. Users have to physically opt-in to receive the wn.com newsletter and a verification e-mail is sent. wn.com is clearly and conspicuously named at the point of

collection.

If you no longer wish to receive our newsletter and promotional communications, you may opt-out of receiving them by following the instructions included in each newsletter or communication or by e-mailing us at michaelw(at)wn.com

The security of your personal information is important to us. We follow generally accepted industry standards to protect the personal information submitted to us, both during registration and once we receive it. No method of transmission over the Internet, or method of electronic storage, is 100 percent secure, however. Therefore, though we strive to use commercially acceptable means to protect your personal information, we cannot guarantee its absolute security.

If we decide to change our e-mail practices, we will post those changes to this privacy statement, the homepage, and other places we think appropriate so that you are aware of what information we collect, how we use it, and under what circumstances, if any, we disclose it.

If we make material changes to our e-mail practices, we will notify you here, by e-mail, and by means of a notice on our home page.

3. Third Party Advertisers

The advertising banners and other forms of advertising appearing on this Web site are sometimes delivered to you, on our behalf, by a third party. In the course of serving advertisements to this site, the third party may place or recognize a unique cookie on your browser. For more information on cookies, you can visit www.cookiecentral.com.

4. Business Transfers

As we continue to develop our business, we might sell certain aspects of our entities or assets. In such transactions, user information, including personally identifiable information, generally is one of the transferred business assets, and by submitting your personal information on Wn.com you agree that your data may be transferred to such parties in these circumstances.