Decrease text size VEC text size Increase text size Print Email Languages

Information in Somali


Ku soo dhowaada Victorian Electoral Commission

Victorian Electoral Commission waxay qabataa doorashooyinka Xukuumada Fiktooriya, sida:

  • Doorashooyinka Xukuumada Fiktooriya;
  • Doorashooyinka Fiktooriya ee Dawlada hoose; iyo
  • Doorashooyinka ururada kaleeto.

Si aad uga codayso doorashooyinka Fiktooriya waxaa waajib kugu ah inaad buuxiso foomka isku qorida. Foomkaan waxaa laga heli karaa isaga oo ku qoran Soomaali halkan (PDF 420kB). Foomkaan waxaa lagu akhriyi karaa Soomaali laakiin waxaa lagu daabici doona Ingiriis si loo meelmariyo. Markaad buuxinayso foomka waxaa waajib kugu ah inaad ku qorto Ingiriis.

Tusaha is-qorida ee lagaga codbixinayo doorashooyinka Dawlad Goboleedka iyo Dawladaha hoose ee Fiktooriya waxaa lagala soo bixi karaa halkan.

Waxaanu kaloo leenahay Soomaali online ah ee 'waaya-aragnimada codbixinta' sidaas darteed waxaad arki kartaa waxa la samaynayo markaad booqato xarunta
codbixinta.

Haddii aad u baahan tahay macluumaad faahfaahsan oo intaas ka badan iyo caawimada mutarjumka, wac 9209 0108.

Xafiiska Victorian Electoral Commission wuxuu ku yaallaa dabaqa 11, 530 Collins Street, Melbourne, Victoria 3000.

Waxaad telefoon u diri kartaa Victorian Electoral Commission (VEC) tel 131 832 ama u dir fakis 9629 8632.

Haddii aad naga soo wacayso dibada, nagala soo xiriir nambarada soo socda: +61 3 8620 1100.



Please rate this page from 1 (unhelpful) to 5 (very helpful):
VEC logo

Contact Us

Level 11, 530 Collins Street
Melbourne Victoria 3000
(Access via tower lifts)
Local Calls:
131 VEC / 131 832
(Victoria only)
Phone:
+61 3 8620 1100
(Interstate & overseas callers)
Main fax:
+61 3 9629 8632
Enrolment fax:
+61 3 9277 7126

Social Media

Follow the VEC on Facebook Follow the VEC on Twitter View the VEC's YouTube Channel

Information in other languages

  • Information in Amharic
  • Information in Arabic
  • Information in Bosnian
  • Information in Cambodian
  • Information in Cantonese
  • Information in Croatian
  • Information in Dari
  • Information in Dinka
  • Information in Greek
  • Information in Italian
  • Information in Korean
  • Information in Macedonian
  • Information in Mandarin
  • Information in Persian
  • Information in Russian
  • Information in Serbian
  • Information in Somali
  • Information in Spanish
  • Information in Turkish
  • Information in Vietnamese
  • Information in English
  • For other languages phone +61 3 92090112