Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi


Link la'aanArabesken3.png
Maqaal Xul ah
Qaad.jpg

Jaad ama Qaad sidoo kale loo yaqaano Miira waa geed balwad ahaan loo isticmaalo waa geed caleentiisu ay cagaarantahay xogaa guduud ku jiro, dhererkiisa waxa uu gaaraa 2 ilaa 5 Mitir, waxaana lagacunaa dalal dhawra oo ay kamid yihiin Soomaaliya, Djibouti, Yaman, Itoobiya, Kiinya iyo wadano kale oo badan.
Geedkaan asal ahaan badidiisa waxa uu kabaxaa dalalka Itoobiya, Yamaniyo Kenya, waxa uuna leeyahay noocyo badan waxana uu aad ugu faafay oo uu saamayn wayn ku yeeshay wadanka Soomaaliya so si aad ah looga cuno. Dadka qaadka cuna aad ayay u amaana laakiin dhakhaatiirtu waxay ku sheegaan in uu caafimaadka wax u dhimi karo. Marka la cuno qaadka waxa uu keenaa waxyaabo badan sida hurdo la'aan iyo cuntada oo qofku abateed u waayo. Dalal badan oo dunida ah qaadka cunistiisa iyo iibintiisa intaba lagama ogola. Dalalkani waxay u aqoonsan yihiin geedka qaadka ah in uu ka mid yahay maan-dooriyeyaasha. Sidaas ay tahay, waxa jira dalal reer galbeed ah oo qaadku xor ka yahay. waxa ka mid ah dalalkaas Ingriiska, Holland, Finland iyo kuwo kale. (SII AQRI)

Link la'aanArabesken3.png
Maqaal Cusub
Dawladaha Federaalka ah caalamka

Dawlad Federaal ah ama dawlad midow ah Ama dawlad dhexe waa qaab ka mid ah qaabka dawladnimo, waxayna ka dhalataa midow ay midoobeen gobollo ama degmooyin ama dawlado wada nool iyagoon kala go´in, dawladii ugu horeeysay ee caalamka samaysaty habka Federalka waxa ay ahayd Maraykanka markii ay ka xuroobayeen Ingiriiska waxaa isku tagay markii ugu horeysay 13 gobol 1787, 2 sano kadib waxaa la sameeyey dastuur federal ah dawladdaasna waxaa madax ka noqday Giorge washington.

Habka Federaalka Federaalnimadu waa hab dasturi ah oo Dawladda dhexe oo kor ka matasha waxayna leedahay awoodeeda sharci dajineed , fulinta iyo maxkamadaheeda. Laakiin gudaha waxa ay noqonayaan gobollo kala madax banaan, sida caadiga ah waxaa dhacaysa awoodaha in ay kala qaybsadaan dawlada dhaxe iyo gobolada hab dasturi ah.

Waxa ayna noqonaysaa sidaan soo socota:

  • 1 In la xadido aoowda maamul goboleedyeda ee looga dambeeyo Dawlada Federaalka ah
  • 2 in Dawlada awoodeeda la yareeyo ee loo daayo goboloda maamulkooda
  • 3 in loo daayo dastuurka waxa uu qabo.

Soomaaliya iyo Federaalka Horta oraahda ah Federaal lagu dhaqmo waxaa ugu horeeysay ee afkiisa laga maqlo madaxwaynihii hore ee Soomaaliya 2004-2008 Cabdullahi yuusuf axmedee lagusoo doortay shirkii embegati ee ka dhacay kiinya oktober 2004 tii asigoo ka helaya gacan madax ay saaxiibo yihiin haba ugu horeeyee Melle zenawi, kadibna waxa uu ku guuleeystay in Dawladda lagu magacaabo Dawlad federaal ah "TFG" Dowladda federalka isla markaana kumeel gaar ah.

Waxaa asigana ku xigay oo mar labaad kor uqaaday Dawlad kasta ee dhalataa in ay qaadato nidaamka Federaalka ah ninka lagu magacaabo Md C/raxmaan Faroole ee ah Madaxa maamulka Puntland. (SII AQRI)


Link la'aanArabesken3.png
Sawirka maanta

AK-47 (ama Avtomat Kalashnikova) (Af-Ruush: Автомат Калашникова образца 1947 года), waa hub weerareed aad u fudud oo qof waliba isticmaali kara, qorigaan rasaas yaryar ayaa ka dhacda waxa sameeyay nin ruush ah oo  magiciisu yahay (Mikhail Kalashnikov)

AK-47 (ama Avtomat Kalashnikova) (Af-Ruush: Автомат Калашникова образца 1947 года), waa hub weerareed aad u fudud oo qof waliba isticmaali kara, qorigaan rasaas yaryar ayaa ka dhacda waxa sameeyay nin ruush ah oo magiciisu yahay (Mikhail Kalashnikov)

Link la'aanArabesken3.png
Link la'aanArabesken3.png

Ma Ogtahay...
Ma Ogtahay...
Aspect-ratio-4x3.svg

Saami qumman ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax)

Tusaale ahaan: Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda habkaan ayaana uxisaabi karnaa Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka hab kale ayaana udhigi karnaa Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba

Tusaale ahaan Habka fisigiska Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda Tumis = Saami X heerkulka birta Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey


L \approx L_0 (1 + \alpha \cdot \Delta T)

alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey

MQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan

Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...

Link la'aanArabesken3.png
Maanta oo kale

Maanta Oo Kale

Taariikhdu Maata Waa Arbaco، 22 May 2013 Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC) – Hagaaji Bogga

Template:Maanta Oo Kale 22 May

Xusuusta dhacdooyinka maanta Template:Dhacdada Maalinta 22 May

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta : Dorraato - Shalay - Maanta - Barri - Barri Dambe

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka maanta - Maalmaha Bisha Oo Dhan


Link la'aanArabesken3.png
Link= Waxaa La Yiri
1

Right pointing double angle quotation mark.svg Dameer dhaan raac *** Ceel dad liqa, ul baa lagu dayaa

Carab loaad caws looma tilmaamo *** Carraabo, fadhaa quusiyey Left pointing double angle quotation mark.svg
—Dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku hanfiyaan, ama Dad waxaa ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe


WikiOraah Kale

Link la'aanArabesken3.png
Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Federaal: waaxaa soo batay maalmahaan oraahda ah soomaaliya waa Federaal, Dastuurka Soomaaliya ee ah Federaalka
Waxaa haboon in la dhaho: Sida Saxda ah waa Jamhuuriyadda iyo Dastuur KMG
maadaama aan afti dadweyne lagu ansixin

WikitFiira gaar ah ee kale

Mashaariic Bah-wadaag la ah

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia

Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan :
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia
Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 2,763 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All