Real oo Mourinho Hantiday2010-05-29 BBC News Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In2010-05-24 Qaran News May 24, 2010 at 08:08 AM Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay In Lagu Maamulo Arxandaro Iyo Musuqmaasuq. West Point, 23-May-2010 - Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr.Barack Obama oo la hadlayey 1000 arday oo...
Shirka ganacsatada muslinka2010-05-05 BBC News Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
Martiqaadka Obama2010-04-30 BBC News Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
Xuska shilka diyaaradii Poland2010-04-11 BBC News Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland2010-04-10 BBC News Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia2010-04-10 Gareowe Online Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
kaczynski oo shil ku dhintay.2010-04-10 BBC News Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
War deg deg ah: Ali Warancadde oo noqonaya wasiirka arimaha gudaha ee cusub2011-08-27 Qaran News Aug 27, 2011 at 05:28 PM Hargysa,(Qaran news)- Tan iyo intii uu is casilay wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, waxa soo baxaayay oo la is weydiinaayay cida jagadaasi buuxin doonta, iyada oo ay dadka siyaasadaha faaleeyaa ama falaqeeyaan ay hadba nin siyaasi ah oo ka soo jeeda beesha Dr Gaboose ay farta ku...
Al-Shabaab oo dad gowracday2011-08-27 Gareowe Online Ururka Al-shabaab ayaa dhowr qof oo rayid ah ku gowracay Muqdisho ay sheegtay hay'ada Elman ee Muqdisho ka howlgasha, waxaana sarkaalad u hadashay hay'ada ay sheegtay in labadii qof ee ugu dambeeyay la gowracay todobaadkii hore. Sarkaalada oo lagu magacaabo Fartuun C/salaan ayaa sheegtay in Khamsiitii hore lasoo dhigay maydadka la qof oo shacab ah...
Maxkamad u hanjabtay Askarta DF2011-08-27 Gareowe Online Maxkamada ciidamada DF ayaa u hanjabtay Askarta DF ee falalka amaanka ka dhan ah ka geysta Muqdisho, kadib markii ay Maxkamadu maanta ka furatay qayb iyada hoostimaada Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada DF Col. Xasan Maxamed Xuseen [Mun-Gab] oo warbaahinta kala hadlay saldhiga Galbeed ee Muqdisho ayaa sheegay...
Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta reer Miyiga oo Qashinka ku daray Xogtii iyo Sirtii Wasaaradaasi2011-08-27 Qaran News Aug 27, 2011 at 05:44 AM Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta reer Miyiga oo Qashinka ku daray Xogtii iyo Sirtii Wasaaradaasi Hargeysa(Qaran news)-Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa Xashiishka ku dartay Waraaqo ay ku qoranyihiin Xogo Muhiim ah oo Wasaaradaasi leedahay, kuwaasoo qayb ka ah ay yihiin Macluumaadkii ...
Dugsiga Sheekh Bashiir oo lagu war-helay Dhisme Jimcihii laga soo jeediyay wajahada hore oo si qarso2011-08-27 Qaran News Aug 27, 2011 at 05:41 AM Hargeysa,(Qaran news)-Dhisme qarsoodi ah oo markii hore laga dhigayay in loo dhisayo iskuulka oo lagu qabtay wajahada hore ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Sh Bashiir ayaa shalay galinkii hore oo ahayd maalin Jimce ah oo ay dadku shaqooyinka ka nastaan lagu war helay Daaqad hoosta laga xorday oo mar kaliya si...
Ra'isal wasaraha DFKMG oo booqasho ku yimid Puntland2011-08-26 Gareowe Online Wafti uu hogaaminayo Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Somalia ayaa maanta 26 August,2011 booqasho ku yimid magaalo madaxda Puntland ee Garowe iyadoo halkaas ay ku soo dhooweeyeen madaxda ugu sareysa dowlada Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Farole iyo ku-xigeenka Cabdi samad Cali Shire ayaa hogaaminayey xubnaha...
Dawladu miyaney ka war heynin in madaxdii qaranka JSL maamul goboleedka Puntland xabsi dheer ku xuku2011-08-26 Qaran News Aug 26, 2011 at 06:56 AM Runtii waa bil ramadan oo eynu kujirno tobankii cisho ee ugu danbeyay waana ayaamul kheyrkii an loo baahaneyn laqwi iyo naqdi iyo malwaa toona. Waa maalmihii akheyrka illaahey la wadeydiisan jiray ee caalamul islaamku alle bariga badin jiray gacmahan kor loo taagi jiray, runtii waa ayaamahan mudan in la iswada...
Maxaa ka Jira in Silanyo iyo Saxaafadda lookala Ilaalinayo sababo caafimaad.2011-08-26 Qaran News Aug 25, 2011 at 10:56 PM Waxaan salaam qaaliya u dirayaaa dhamaan akhristayaasha qiimaha badan ee dadka ku qiimaya aqoonta iyo fikirka uu aaminsanyahay ee aan ku qiimayn qabiil iyo lacag midna, jecelna in uu dalkiisu horumaro oo uu caalamka hiigsado. salaam kadib.Tan iyo intii silanyo ku guulaystay doorashiii dhacday 26 june 2011 waxaa...
Wakiilo Dhalinyaro U Tahriibinayey Al-Shabaab Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Taliyaha Bileyska Oo Cadeey2011-08-26 Qaran News Aug 25, 2011 at 06:52 PM Wakiilo Dhalinyaro U Tahriibinayey Al-Shabaab Oo Gacanta Lagu Dhigay Iyo Taliyaha Bileyska Oo Cadeeyey In Xubno Ku Lug Lahaa Dilalkii Laascaanood La Taxaabay Hargeysa,(Qaran news)- Ciidanka Bilayska Somaliland ayaa hawlgalo ay ku raadinayaan dhagar-qabayaashii dilalka la beegsanayey masuuliyiinta xukuumadda...
Ilaalada Nuux Taani oo caawa misaajid ku dhex dhaawacday laba nin oo tukanaayay2011-08-25 Qaran News Aug 25, 2011 at 05:43 PM Hargysa,(Qaran news)- Waxa caawa ay xabadi kaga dhex qaraxday misaajidka laga dhisay halkii ay ahaan jirtay waaxdii 26 Jun ee ka soo hor jeeda halkii ay ahaanjirtay mulcaamadii Sheekh Baraawe, mid ka mid ah ilaalada khaaska ah ee taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen. Nuux Taani ayay xabadaasi ka...
sh.oo ka hadley shirka Addis Ababa2011-08-25 Gareowe Online Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo ka qaybgalay kulan maanta ka dhacay Addis Ababa oo lagu ururinayay dhaqaale lagu caawiyo 12-Milyan oo abaarta ku dhuftay Bariga Afrika ay saameynta ku yeelatay, wuxuuna hadal uu ka jeediyay shirka ka sheegay in la caawiyo shacabkiisa. Sh. Shariif wuxuu sheegay in dhibaato xoogan ay ku habsatay Shacabka Somalida ayna...
Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo uu Horyaalo Imtixaankii lagu Tijaabinayay Cadaaladiisa2011-08-25 Qaran News Aug 25, 2011 at 02:33 PM Waxa maanta magaalada Hargeysa ka bilaabatay dacwada la xidhiidha Xisbiga UCID oo ay ku loolamayaan garabka xaaraanta ah ee Waqaf iyo Cirro oo ku socda ku qabso qadi mayside iyo gudoomiyaha sharciga ah ee Xisbiga UCID Injineer Faysal Cali waraabe.Hadaba Gudoomiyaha Maxkamada sare Mudane Yuusuf...
Maxkamadii xisbiga UCID-Oo bilaabmatay iyo taageerayaashii Faysal oo ku oriyay kooxda Inqilaabka2011-08-25 Qaran News Aug 25, 2011 at 08:25 AM Hargaysa,(Qaran news)-Waxa maanta magaalada Hargysa ka furantay maxkamadii la hor geeyay murankii ka dhex aloosamay xisbiga UCID, Maxkamada oo maanta dhagaysatay garabkii inqilaabka isku dayay ayaa waxa ay maxkamadu waydiisay su'aalo dhowr ah Maxkamada oo ay hor dhoobnaayeen dadweyne aad u faro badan isla...
PSU oo Dhaqaale u arurinaysa abaraha2011-08-25 Gareowe Online GAROWEONLINE Maamulka iyo ardayda Jaamacadda Puntland State University (PSU) ayaa sheegay inay deeq u ururinayaan dadka ku dhibaateysan xeryaha barakacayasha magaalada Muqdisho. Shir arinta lagu gorfaynayo ayaa galabta ka dhacay hoolka jaamacdda PSU waxaana ka qayb-galay aradayda jaamacdda maamulka & macalimiintooda. Gudoomiyaha Jaamacadda PSU...
Afhayeenkii CUKUSE oo meeraysanaaya Jig jiga waa maxay sbaabtu?2011-08-25 Qaran News Aug 24, 2011 at 08:29 PM Afhayeenkii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdilaahi Daahir CUKUSE ayaa maalmahanba ku sugnaa xarunta kililka shanaad ee Jigjiga, taasoo yaab ku noqotay dadweynaha reer Somaliland hawsha looga diray Cukuuse magaalada...
Maxkamad bari Hargysa ka furmaysa iyo kacdoon hubaysan oo laga baqaayo2011-08-24 Qaran News Aug 24, 2011 at 05:28 PM Hargysa,(Qaran news)- Maalinta bari ay ayaa wax magaalada Hargysa ka furmaysa maxkamad ku sheegta u adeegta xukunka taagta daran ee ay shaqsiyaadku ku shaqaystaan ee ku magcaaban madaxweyne Siilaanyo. Maxkamadani ayaa waxa ay bilaabaysaa bari sidii xisbiga UCID- loogu wareejinlahaa kooxdii dhawaanka dhex...
Maxaabiis lagu xakumey Garowe2011-08-24 Gareowe Online GAROWEONLINE Maxkamadda darajada 1-aad ee magaladda Garowe ayaa xukun ah xabsiyo kala duwan maanta ku fulisey maxaabiis dhawaan ay ciidamadda dowladda Puntland ka soo qabteen maamulka Somaliland kuwaasi oo ku sugnaa meel u dhow dagmada Taleex ee gobolka Sool. Gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee magaladda Garowe Cabdi Nuur Jaamac Xuseen oo ku...
SL oo lagu edayey caburinta saxaafada2011-08-24 Gareowe Online Urur weynaha Saxaafada Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cambareeyey Falalka isugu jiray Tacadiga,Hanjabada, cagajuglaynta iyo takorka ee Xukumada Madaxweyne Siilaanyo ay kula kacayso Saxaafada Xorta ah ee Somliland. Masuuliyiinta SOLJA ayaa waxa ay sheegeen inay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ugu fadhiyaan inay si dhakhso ah u...
Maanta Ciyaari Joogta BBC News2010-04-03 Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Obama oo ku Guulaystay BBC News2010-03-22 Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
La Liga iyo Serie A Todobaadkan BBC News2010-03-22 Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
Beckham oo Dhaawacmay BBC News2010-03-15 Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
Beckham oo ka hadlay Man U BBC News2010-02-16 Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck BBC News2010-02-10 Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi Qaran News2010-02-07 Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan ka khariyey amase ka daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
Shil Dayuurad Etoobiya ah BBC News2010-01-25 Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...