Real oo Mourinho Hantiday2010-05-29 BBC News Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In2010-05-24 Qaran News May 24, 2010 at 08:08 AM Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay In Lagu Maamulo Arxandaro Iyo Musuqmaasuq. West Point, 23-May-2010 - Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr.Barack Obama oo la hadlayey 1000 arday oo...
Shirka ganacsatada muslinka2010-05-05 BBC News Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
Martiqaadka Obama2010-04-30 BBC News Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
Xuska shilka diyaaradii Poland2010-04-11 BBC News Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland2010-04-10 BBC News Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia2010-04-10 Gareowe Online Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
kaczynski oo shil ku dhintay.2010-04-10 BBC News Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
Dhul gariir caawa gilgilay qaybo ka mid ah Hargaysa2011-08-03 Qaran News Aug 02, 2011 at 08:33 PM Hargysa,(Qaran news)- Waxa caawa laga dareemay qaybo ka mid ah magaalada Hargysa dhulgariir xoogan iyada oo aan aad looga war haynin baaxada uu leegyahay dhulgariirkaasi ayaa wariyaha qaran news ee Hargysa ayaa goordhawayd xaqiijiyay in uu jiro dhul gariir aan la garanayin baaxda uu leegyahay sida uu ugu...
Sawirada sanduugaradii 13aad ee Puntland2011-08-03 Gareowe Online Kadib markii maalintii 1 August,2011 dadweynaha Puntland u dabaaldageen sandugaradii 13aad ee aasaaskii markii dhidibada loo aasey maamulka Puntland ayaa waxaa shacabka qaybihiisa kala duwan socod ku marey bartamaha magaalo madaxda Garowe. Habeenimadii waxaa xaflad si weyn loo...
Salaadiin dhaliil kulul u soo jeediyay Siilaanyo sheegayna in uu dalka qasaayo2011-08-02 Qaran News Aug 02, 2011 at 05:09 PM Hargysa,(Qaran news)-Waxa caawa shir jaraaid qabtay Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir iyo Suldaan Xuseen oo ka mid ah salaadiinta beesha Arab gaar ahaan beesha Subeer celi, suldaan Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo uu dalka Jabuuti shir lagu qabtay uu ku soo qaatay mashruuc ah sidii...
Biristol: Ujeedo: Bayaan taageero ah Gudoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe2011-08-02 Qaran News Aug 02, 2011 at 10:46 AM JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka "UCID" Justice And Walfare Party . Annaga oo ah Masuuliyiinta iyo Taageerayaasha xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ee magaalada Bristol, waxaanu maalintii Axada ee bishu ahayd 31.Aug. 2011 ku qabanay magaalada Bristol...
Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dawlada oo sifo aan la garanayn u Maamusha Dhaqaalaha lagu bixiyo........2011-08-01 Qaran News Aug 01, 2011 at 05:56 AM Qaar ka mid ah Wasaaradaha Dawlada oo sifo aan la garanayn u Maamusha Dhaqaalaha lagu bixiyo La Dagaalanka Budhcad Badeeda Hargeysa,(Qaran news)-Qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawlada Somaliland ayaa sifo aan la garanayn ku Maamusha Mashaariic fara Badan oo beesha Caalamku Somaliland ku...
Ujeeddooyinka iyo cidda ka dambaysa khilaafka Xisbiga UCID dhexdiisa, Warbixin gaar ah2011-07-31 Qaran News Jul 31, 2011 at 12:18 PM Hargeysa, (Qaran news)- Waxa dhowaan soo if baxay khilaaf weyn oo ka dhacay xisbiga mucaaradka ah ee Ucid dhexdiisa kaas oo noqday waxaan la filayn iyo wax lala yaabo sababta keentay arrinkan ku cusub dhaqanka Somaliland waqtigan. Sida laga war qabo koox ka mid ah xisbiga Ucid ayaa dhowaan shir ku...
Eng. Faysal Ca li Waraabow Da lka adaa dhisay, Doqona Yeelkii, by C/laahi Xasan Mataan2011-07-31 Qaran News Jul 31, 2011 at 12:19 PM Fadlan dib u Xasuuso Mucaarad-Nimadii Kulmiye Ee Xiligaa oo Ahayd Foodo Iyo Qas Aan Kala Joogsi Lahayn Isla Markaana Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac Halka uu Xusbiga UCID Xaq-Dhawrijiray Shacabka Itaalka Daran Ee Reer Somaliland Iyo Sumcad Wanaaga Dalka Somaliland Runtii Halkaa Waxaa Kaaga Soo Bixi Doona...
Golaha wakiilada oo ansixiyay xeerka furashada ururada siyaasada2011-07-31 Qaran News Jul 31, 2011 at 06:36 AM Hargysa,(Qaran news)- Waxa ay saaka golaha wakiiladu ay cod u qaadeen isla markaasina ay ah ay ku ansixiyeen xeerka furashada xisbiyada siyaasada taasi oo in mudo ah horyaala, falanqayn iyo ka baaraan degis xoogan oo ay saaka golahu muujiyeen waxa waxa golaha joogay 48 mudane waxana u...
Haatufka Maanta: Muxuu Ka Yidhi Kooxda Xisbiga Ucid Ka Dhextoostay2011-07-31 Qaran News Jul 31, 2011 at 06:30 AM Horta nimankan ina Cali Waraabe Xisbigiisii ku haystaa miyaanay isla yaabayn, ma wax ay ku darsadeen oo ay kula Shuraakoobeen ayaa jiray? Sawtii la ogaa cod ay UCID u keeneen daayoo in aanu jirin Shilin ay galiyeen oo Xisbiga kaga baxay. Nimankii UCID ku noqday Guddoomiye Baarlamaan, Xildhibaano laga...
Siyaad Barre iyo Siilaanyo Maxay iska Shabahaan2011-07-31 Qaran News Jul 31, 2011 at 06:14 AM Waxaa jira dhawr arimood oo ay iska shabahaan amaba iskaga mid yihiin madaxweyne Siilaanyo iyo keligii taliyihii Siyaad barre, siyaasad ahaan. hadaba intaynaan u gelin waxyaabahaa ay labada oday iska shabahaan bal aan is dul taagno qaabka ay xukunka madaxweynanimo ku kala yimaadeen. sida aynu wada ognayhay...
Warsaxaafadeed ay soo saareen xisbiga UDUB2011-07-30 Qaran News Jul 30, 2011 at 02:36 PM Xisbiga UDUB Ref: UDUB/XGK/F-2-1147 Date: 30 July 2011 ?? WAR SAXAAFADEED Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Madaxda Sare ee Xisbiga UDUB markii ay wax badan isla falanqeeyeen waxay isla qaateen: In shirkii Xuska 10 guurada Xisbiga UDUB iyo Fadhigii Golaha Dhexe loo mudeeyey inuu furmo 19-ka September 2011,...
Maanta Ciyaari Joogta BBC News2010-04-03 Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Obama oo ku Guulaystay BBC News2010-03-22 Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
La Liga iyo Serie A Todobaadkan BBC News2010-03-22 Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
Beckham oo Dhaawacmay BBC News2010-03-15 Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
Beckham oo ka hadlay Man U BBC News2010-02-16 Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck BBC News2010-02-10 Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi Qaran News2010-02-07 Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan ka khariyey amase ka daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
Shil Dayuurad Etoobiya ah BBC News2010-01-25 Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...