Somali News Sources:
 
French President Nicolas Sarkozy delivers a speech , during a visit at the Police station and Departmental direction of the Law and order ( DDSP) in Orleans, central France. Sarkozy went to Orleans to visit the unit dedicated to the prevention of the crime. Nicolas Sarkozy Oo Digniin Culus Gaadhsiiyey Madaxda Dawladaha Africa. 2011-02-03
Qaran News
   Feb 02, 2011 at 07:54 PM Nicolas Sarkozy Oo Digniin Culus Gaadhsiiyey  Madaxda Dawladaha Africa. Addis Ababa- Madaxweynaha dalka Faransiiska, Nicolas Sarkozy, ayaa madaxda dalalka Afrika ugu baaqay inay hoos u eegaan shacabkooda, islamarkaana la yimaadaan isbedel siyaasaddeed, haddii kale ay fishaan waxa ka socda dalka...
 
President Barack Obama pauses to answer a question during a news conference on the White House complex in Washington, Wednesday, Dec. 22, 2010.( Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta S 2010-12-24
Qaran News
   Dec 24, 2010 at 12:55 PM Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta SudanMadaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo khadka Telephon-ka kula hadlay hogaamiyaha koonfur-ta Sudan Mr. Salva Kiirayaa ayaa markale muujiyey sida uu Maraykanku u taageersan yahay aftida...
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Barack Obama and supporters 3 Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In 2010-05-24
Qaran News
   May 24, 2010 at 08:08 AM Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay In Lagu Maamulo Arxandaro Iyo Musuqmaasuq.   West Point, 23-May-2010 - Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr.Barack Obama oo la hadlayey 1000 arday oo...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
Naflacaariga Kulmiye Nasab Ceygaad Ka Garataa 2011-06-28
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 06:14 PM Waa wax lagu qoslo oo laga yakhyakhsoodo in qof mas’uul sheeganayaa uu qoro Maqaal Nasab Cey oo Cinwaankiisu ahaa “Axmed-kaysow Nina Haybta Kuma Raaci Karo Hooyo Aan Dhallin” ee uu qoray Gudoomiye ku-xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maxamuud Jaamac Warfaa (Wadka).  Waxa kale oo ah...
 
52-kii Mudane ee Diiday Xil-ka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Qado Sharaf loo Sameeyey 2011-06-27
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 11:33 AM Hargeysa(Qaran news)- Qado Sharaf lagu maamuusayey 52-kii Mudane ee iyagu diiday xil ka qaadista Goddomiyihii hore ee Maxkamada sare Md. Maxamed Xirsi Oomane, ayaa shalay lagu qabaty Huteelka Ambasador ee Magaalada Hargeysa. Qado sharafeedka loo qabatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamka Somaliland...
 
Hoos U Dhaca Dakhliga Dawlada Iyo Hakinta Qaybo Ka Mid Ah Miisaaniyada 2011 2011-06-27
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 10:22 AM Wasiirka Maaliyada Iyo Shirgudoonka Wakiilada Oo Kulan Irriduhu U Xidhan Yihiin Ka Yeeshay Hoos U Dhaca Dakhliga Dawlada Iyo Hakinta Qaybo Ka Mid Ah Miisaaniyada 2011 Hergeysa,(Qaran news) - Shirgudoonka golaha Wakiilada Somaliland ayaa shalay kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Wasiirka Maaliyada Eng...
 
Guddiga doorashada Puntland oo la magacaabey 2011-06-27
Gareowe Online
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta oo Isniin ah 27-June-2011 soo saaray wareegto uu lambarkeedu yahay 53. Wareegatadaan ayaa Madaxweynaha Puntland ku magacaabey 5 xubnood oo ka mid noqonaya 9-ka xubnood ee guddiga doorashada Puntland. Shanta xubnood ee Madaxweynuhu magacaabay ayaa kala ah: 1-...
 
Khilaaf Ba’an Oo soo dhex-galay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir Gabose oo Qarka inuu is Casilo 2011-06-27
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 07:55 AM Hargeysa (Qaran news)– Muran iyo khilaaf sababay in Shalay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu u yeedho Wasiirkiisa arrimaha gudaha ayaa ka dhex dilaacay Madaxwaynaha iyo Gaboose kaasoo qarka u saaran in Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose uu xilka iska casilo ama uu Madaxweyne...
 
Gadh-wadeenimadii Duur + Garawshiiyo Li’dii Siilaanyo + Gaws-qabsigii Ergedda Iyo Gol-qabadkii Xirsi 2011-06-27
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 07:44 AM Hargeysa(Qaran news)-Abaaro Lix-dii Fiidnimo markii ay ahayd, oo markaasuun laga soo jeestay Salaaddii Maqrib ayay ahayd markii koox Odayaal ah oo mid waliba xidhan yahay ama ku lebisan yahay dharkiisa kii ugu wanaagsan ama aan idhaahdo Shay-ba Shayguu ka qurux badanaa ay sidii ragg Gabdh u geed-fadhiisanaya oo...
 
Waraysi Sir ah oo Laga Qabtay Ma’suul Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo 2011-06-27
Qaran News
   Jun 27, 2011 at 05:58 AM Hargeysa(Qaran news)-Waraysi la sheegay in si sir ah looga duubay Mas’uul sare oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isla markaana lagu baahiyey qaar ka mid ah Shabakadaha wararka ee Internet-ka, ayaa waxa Masuulka la sheegay in laga qabtay uu ku tilmaamay waxba kama jiraan iyo been abuur aan sal...
 
Shirkii Widh-widh oo dhammaaday iyo xukuumada Siilaanyo oo heshiis la gashay dad shacab ah 2011-06-27
Qaran News
   Jun 26, 2011 at 07:32 PM Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 Widh-widh (Qaran news)-Shirkii dhowaanahanba ka soconaayey degaanka Widh-widh ayaa maanta la soo gebagebeeyey shirkaas oo  ku dhammaaday natiijo la’aan iyo fashil siyaasadeed oo soo wajahay...
 
Qabiilka- Qabyaalada Iyo Qaranka Qaybtii 1'aad 2011-06-26
Qaran News
   Jun 26, 2011 at 10:13 AM (Haddii Qaranka laga cowdo,ama loo cawdo Qabiil looma caban,lagamana cabanin,haddii qabiil laga cawdana Qaranka looma caban,wixii Qaran laga doonayo Qabiil ma bixiyo,wixii Qabiil laga doonayana Qaran ma bixiyo) In badan oo ka tirsan shacabka Afsoomaaliga ku hadla ayaa waxa moodaa in  aanay fahansanaeyn...
 
Widhwidh gogol furan natiijo buurana aan laga filayn 2011-06-26
Qaran News
   Jun 26, 2011 at 05:47 AM Madaxweyne sidaad guusha kursiga u baadi doontay midnimo-na u baadi doon Widhwidh gogol furan natiijo buurana aan laga filayn Madaxweynihii hore somaliland Rayaale wuxuu si maamus iyo milgo leh u wareejiyey dal nabada iyo bulsho midaysan ha yeeshee markii M.silaanyo la wareegay maamulka dalka muddo yar dabadeed...
 
Ma Waxay Somaliland lamid Noqotay Ceelashii Biyaha ee Somaliya! 2011-06-26
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 12:14 PM Shaki inagama saarna Dagaalka ba'an ee Cadawgu habeen iyo maalin uu heeganka ugu jiro waxyeelaynta Qaranimada Somaliland. Waxaynu ogayn ficiladii uu ku eekeysiiyey Caasimada Dalka ee Hargeysa October 2008, Dilalkii Waxashnimo ee Lamaanihii Degmada Sheekh, Analina "Boorama" iyo Shaqaalahihii GTZ ee...
 
Caaqil sheegay in xukuumada Siilaanyo cagta saartay dhabbihii waxyaabihii 1997kii laga heshiiyey 2011-06-26
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 08:33 PM Xukuumada Siilaanyo Telesom ula booca ugu tukubayso sharkadaasi oo la ogyahay in ay shaqo la,aanta waxbadan ka qabatay “Xukkuumadan maanta dhisani waxay cagta saartay dhabbihii 1997-kii xukuumadii cigaal ka toobadkeentay kadibna laga heshiiyay” Caaqil Ibrahim axmed cabdi        ...
 
Xildhibaanadii caawa la kulmay madaxweyne Siilaanyo oo wax la’aan kaga soo laabtay 2011-06-25
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 06:27 PM  Hargeysa, (Qaran news)- Waxa caawa kulan ballaadhani uu dhexmaray madaxweyne Siilaanyo iyo kow iyo toban xildhibaan oo ka kala tirsan wakiilada iyo guurtida, kuwaasi oo ka soo jeeda beesha Habaryoonis. Xubnahani waxa ay caawa madaxweynaha ay hor dhigeen dalab ah in jagadii gudoomiyaha maxkamada sare ee...
 
Xamaalato lagu diley duleedka magaalada Bosaso 2011-06-25
Gareowe Online
Waraysi uu siiyay idaacada Radio Garowe taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf  ayuu ku sheegey in labo nin oo qoorta laga gooyey lasoo  dhigay goob aan sidaas uga fogey wadada isku xirta magaalada Bosaso iyo Puntland inteeda kale. Maxamed Siciid Jaqanaf taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska Puntland wuxuu...
 
Shabaab oo laga diley 15 2011-06-25
Gareowe Online
Wararka ay Garowe Online ka helayso magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in 15 ruux oo ka mid ah dagaalyahanada Al-shabaab oo isugu jiray Somali iyo Ajnabi lagu dilay duqeyn ay diyaarado Helicopters oo ay leeyihiin dalalka Reer Galbeedka. Dagaalyahanada la dilay ayaa la sheegay inay tababar ciidan ku qaadanayeen saldhiga ay diyaaraduhu weerareen oo ku...
 
Cisbatalka Oodweyne oo dib loo furaayo, kadib cadaadis xukumada kaga yimid saxaafada 2011-06-25
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 01:15 PM Maanta in xadhiga laga jaro ayay ahayd ee wasiir ku xigeenkii caafimaadka ayaa madaxtooyada ku mashquushay. Oodweyne,(Qaran news)-Dhakhtarka magaalada Oodweyne oo in mudo ah xidhnaa ayaa ay dhowrkii maalmood ee ina soo dhaafayba ay wasaarada caafimaadku ay ku hawlanayd dib u furistiisa,...
 
Tuugo Casriyaysan oo Ka dhex dilaacday Xukuumada Siilanyo iyo Masuuliyiin Sarsare oo Lacago laga Dha 2011-06-25
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 11:40 AM Tuugo Casriyaysan oo Ka dhex dilaacday Xukuumada Siilanyo iyo Masuuliyiin Sarsare oo Lacago laga Dhacay Hargaysa,(Qaran news)-Waxa ka dhex dilaacaday Xukuumada Madaxweyen Siilanyo Tuugo Casriyasan oo lagu baadhanayo Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada, taasoo aan ilaa hada la helin cida fulisay. Sida la sheegay...
 
Shir-jaraa’id Oo Ay Qabteen Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga UCID 2011-06-25
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 05:43 AM   Xisbiga Cadaalada Iyo DaryeelkaUCID Justice And Welfare Party____________________Date, June 25, 2011 Shir-jaraa’id Shir ay isugu yimaadeen Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga UCID oo ay ka hadleen xaalada dalku marayo falanqayn iyo dood dheer ka dib waxay soo saareen shirkan...
 
Caqabadaha Hortaagan Cashuur Bixinta Somaliland Mohamed Ibrahim Yassin ( Olad) 2011-06-25
Qaran News
   Jun 25, 2011 at 12:03 AM Maxay dadka Reer Somaliland cashuurta u bixin laay’iin? Waa maxay cilladaha hortaagan? Sideese looga gudbi karaa? Cashuurtuse waa maxay? Maxaa loo qaadaa, halkeese in lagu gufeeyo ay tahay? Sidee ayey dadka Soomaaliyeed cashuurtu ugu timid? Waa maxay raadka taariikheed ee ay maskaxdooda ku leedahay?...
 
Jewi Cheki Oo Ah Ganacsade U Dhashay Dalka Shiinaha Oo Ku Muslimay Maasjidka Madaxtoyda SL. 2011-06-25
Qaran News
   Jun 24, 2011 at 11:58 PM   Hargysa,(Qaran news)-Nin Chines ah oo Ganacsade ah ayaa Shalay Salaadii Duhur Ashahaadada loogu Qabtay Masaajid ku Yaala Madaxtooyada Jewi Cheki oo ah nin Chines ah oo ganacsade ah ayaa Shalay Salaadii Duhur Ashahaadada loogu Qabtay Masaajid ku Yaala Madaxtooyada Somaliland Gudeheeda halkaasi oo...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk.
Maanta Ciyaari Joogta
BBC News 2010-04-03
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Muammar al-Gaddafi-6-30112006
Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo
BBC News 2010-03-30
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs.
Obama oo ku Guulaystay
BBC News 2010-03-22
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Nicolas Sarkozy, left, president of France, talks with his Foreign Minister Bernard Kouchner in the United Nations Security Council, Thursday, Sept. 24, 2009.
Booqashada Sarkozy
BBC News 2010-01-20
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo dhaweynaya Madaxweyne Nicolas Sarkozy...
`