Somali News Sources:
 
French President Nicolas Sarkozy delivers a speech , during a visit at the Police station and Departmental direction of the Law and order ( DDSP) in Orleans, central France. Sarkozy went to Orleans to visit the unit dedicated to the prevention of the crime. Nicolas Sarkozy Oo Digniin Culus Gaadhsiiyey Madaxda Dawladaha Africa. 2011-02-03
Qaran News
   Feb 02, 2011 at 07:54 PM Nicolas Sarkozy Oo Digniin Culus Gaadhsiiyey  Madaxda Dawladaha Africa. Addis Ababa- Madaxweynaha dalka Faransiiska, Nicolas Sarkozy, ayaa madaxda dalalka Afrika ugu baaqay inay hoos u eegaan shacabkooda, islamarkaana la yimaadaan isbedel siyaasaddeed, haddii kale ay fishaan waxa ka socda dalka...
 
President Barack Obama pauses to answer a question during a news conference on the White House complex in Washington, Wednesday, Dec. 22, 2010.( Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta S 2010-12-24
Qaran News
   Dec 24, 2010 at 12:55 PM Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta SudanMadaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo khadka Telephon-ka kula hadlay hogaamiyaha koonfur-ta Sudan Mr. Salva Kiirayaa ayaa markale muujiyey sida uu Maraykanku u taageersan yahay aftida...
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Barack Obama and supporters 3 Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In 2010-05-24
Qaran News
   May 24, 2010 at 08:08 AM Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay In Lagu Maamulo Arxandaro Iyo Musuqmaasuq.   West Point, 23-May-2010 - Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr.Barack Obama oo la hadlayey 1000 arday oo...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
Wasiir Daakhiliga Puntland oo Damacsan inuu Siilaanyo la Kulmo si uu ugu soo Goosto Somaliland 2011-04-28
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 07:14 PM   Saraakaal NNS-ta Somaliya u Qaabilsanaa Carabta oo Madaxweyne Siilaanyo ku soo Dhoweeyey Kuweyt Kuweit,(Qaran news)-Wasiirka armimha Gudaha ee Maamul-goboleedka Punland Md. Cabdilaahi Axmed Jaamac (ilko-Jiir) oo hadda ku sugan dalka Kuweit, ayaa waxa wararku sheegayaan inuu damacsan yahay inay kulan wada...
 
Xogta aan ka hayo Mudaharaad London ka dhici doona Bisha May 2011-04-28
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 07:07 PM Beeney  waa run !                   Qaybtii 3aad  Runtii  marar badan ayaan arkay,amase maqlay shaqsi Beenta yaqaan,laakiin weligay ma arag mana maqal Dowlad Beenta  taqaan.Waa wax laga xishoodo in Dowladii...
 
Marxuum Cabdalle Cilmi, Wuxuu ahaa Tiir ka mid ah Tiirarkii Astaanta u ah Ceerigaabo iyo Maydh..” 2011-04-27
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 05:07 PM   Hargeysa(Qaran news)-Ilaahay-ha-u-naxariise waxa Shalay (Maanta) ku geeriyooday Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag Marxuun Cabdalle Cilmi Yuusuf oo runtii ka mid ahaa shaqsiyaadka faro-ku-tiriska ah ee laga wada yaqaano gebi-ahaan-ba deegaanada Gobolka Sanaag.Haddaba inkastoo Wargeyska...
 
Ma Jecli Inaan Mar Kale Isku Soo Taago Jagada Maayarnimada by, Ismaciil Xaaji Nuur 2011-04-27
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 11:22 AM "Ma Jecli Inaan Mar Kale Isku Soo Taago Jagada Maayarnimada, Waxaan Jeclahay Inaan u Baneeyo Maskax Cusub" Duqa Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Hargaysa,(Qaran news)- Maayarka magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inaanu isku soo...
 
Cisbitaalka Guud iyo Wasaarada Cafimaadka oo Hoy u noqday Xashiish iyo Khatarta Caafimaad daro ee ka 2011-04-27
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 10:43 AM Cisbitaalka Guud iyo Wasaarada Cafimaadka oo Hoy u noqday Xashiish iyo Khatarta Caafimaad daro ee ka dhalan karta. Hargeysa (Qaran news)-Xashiish xad dhaaf oo ay Dawlada hoose ee Caasimada Hargeysa  ka gurtay  laagta biyo mareenka ah ee dhex marta Xaafada Hindiya Iine-ka ee Xaafada Shacabka, isla...
 
Lacagaha xawaaladaha la dhigto iyo baahida loo qabo in nidaam loo sameeyo by Dr Ismail ... 2011-04-27
Qaran News
   Apr 27, 2011 at 12:02 AM     In ka badan $300 oo malyuun ayey shirkadaha xawaaladaha qaarkood u hayaan dadka reer Somaliland oo iyagu amaano ahaan lacagahan u dhigta shirkadaha si mark ay u baahdaan ay uga qaadan karaan. Haddaba waxaa beryahan dambe soo kordhaya cabsi laga qabo lacagahan tirada badan ee ku ururaya shirkadaha...
 
Lacagaha xawaaladaha la dhigto iyo baahida loo qabo in nidaam loo sameeyo 2011-04-27
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 11:41 PM   In ka badan $300 oo malyuun ayey shirkadaha xawaaladaha qaarkood u hayaan dadka reer Somaliland oo iyagu amaano ahaan lacagahan u dhigta shirkadaha si mark ay u baahdaan ay uga qaadan karaan. Haddaba waxaa beryahan dambe soo kordhaya cabsi laga qabo lacagahan tirada badan ee ku ururaya shirkadaha lacagta...
 
Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Chief Of Cabinetka Madaxtooyadu Maamulayo Weftiga M/waynaha 2011-04-27
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 07:54 PM Siyaasiga Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyadu Maamulayo Weftiga Madaxwaynaha, Furis La’aanta Ururadduna Dhaawac Ku Keenayso Shakhsiyadda Siilaanyo Iyo Xoriyatul Qawlka Somaliland. Hargeysa (Qaran news)  Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ah muwaadin dhalasho ahaan ka soo...
 
Tuug Faro Baas Ku Haya Gaadiidka Yar Yare Ee Xaragada, Kalana Baxa Indhaha Iyo Muraayad- Haadada 2011-04-27
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 06:31 PM Hargeysa (Qaran news)-Kooxo Tuug ah ayaa in dhawaaleba faro baas ku hayey gaadiidka yaryar ee lagu xaragoodo ee caasimada Hargeysa, kuwaas oo kala baxa Indhaha (Light) iyo Muraayad Haadada kadibna dib uga iibiya suuqa, isla markaana la sheegay in laga siisto qiimo ku dhaw $30. Tuugtan oo ka qadhaabta...
 
"Madaxweynuhu waa in uu sharciga u hoggaansamo" 2011-04-26
Gareowe Online
Xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho waxa ay kaga hadleen khilaafka ka taagan xilliga KMG ah ee ee ku eg bishan August. Haddaba Mustaf Dhuxuloow oo ahaa wasiir hore, kana tirsan mudanayaashaasi ayaa Yusuf Garaad waxa uu weydiiy cidda shirka ka...
 
Waxaanu MadaxWaynaha iyo G/Guurtida ugu Baaqaynaa in ay dib u eegaan Xeerka isgaadhsiinta 2011-04-26
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 01:42 PM Waxaanu MadaxWaynaha iyo G/Guurtida ugu Baaqaynaa in ay dib u eegaan  Xeerka isgaadhsiinta  ee G/Wakiiladu Ansixiyeen…!! Anagoo  kamid ah aqoon yahanka dalka ee ka qalinjabiyey jamacadaha dalka waxaanu halkan ku canbaaraynaynaa xeer kii isgaadhsiinta ee dhawaan ay ansixiyeen...
 
Xabsiyada Somaliland Ay Buux-Dhaafiyeen Maxaabiis Ku Xukuman Dilal 2011-04-26
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 10:54 AM Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Sheegay In Xabsiyada Dalka Ay Buux-Dhaafiyeen Maxaabiista Ku Xukuman Dilalka, Argagixisada Iyo Budhcadbadeed Hargeysa,(Qaran news)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa sheegay in Xabsiyada dalka ay buux-dhaafiyeen Maxaabiista ku xukuman...
 
Xiisadaha murannada dhulka oo soo laba kacleeyay, khataraha ka soo fool leh iyo xukuumadda oo looga 2011-04-26
Qaran News
   Apr 26, 2011 at 07:28 AM Xiisadaha Murannada Dhulka oo soo laba-kacleeyay,Khataraha ka soo Fool-leh iyo Xukuumadda oo looga fadhiyo furdaamintooda Masaajid loo adeegsaday dhismihiisa ciidan Bilays ah oo la joojiyay markii la arkay meesha laga dhisayo inaanay ku haboonayn Hargeysa (Qaran news) – waxa maalmahan soo xoogaystay oo...
 
Roob da'aayay Laba saacadood oo maanta ka curtay gobolka Hargaysa iyo meelo kaleba 2011-04-25
Qaran News
   Apr 25, 2011 at 04:23 PM Hargaysa,(Qaran news)- Waxa galabta abaaro 5:30'kii galabnimo ka curtay gobolka Hargaysa roob laxaadleh oo da'aayay mudo laba...
 
Askar dagaal ku dhexmaray Muqdisho 2011-04-25
Gareowe Online
Iskahorimaad ku dhexmaray Isgoyska KM4 ee Muqdisho askar ka tirsan DF ayaa sababay inay dhintaan 5-qof oo sadex ka mid ah ay ahaayeen ciidamadii uu dagaalku dhexmaray, iyadoo ay dhaawacmeen 6-qof oo kale. Sida ay sheegayaan dad goobtaas ku sugnaa markii ay rasaastu bilaabanaysay ayaa u sheegay GO in dagaalku uu ahaa mid ka dhashay muran dhinaca...
 
Xildhibaano diiday muddo kororsiga DF 2011-04-25
Gareowe Online
Xildhibaano maanta ku shiray Muqdisho ayaa diiday muddo kororsi ay dalbatay xukuumada Somalia taasoo ay ku sheegtay inay ku dhameystirayso howlaha horyaala oo Amniga uu ugu horeeyo. War shalay kasoo baxay kulan ay yeesheen Wasiirka DF shalay ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in Hay'adaha Dowlada loo kordhiyo muddo sanad ah si ay u wax uga...
 
Xukuumadda oo Aqbashy in Budhcad Badeeda Somaliland Lagu Maxkamadeeyo Laguna Xidho Iyo Wararkale 2011-04-25
Qaran News
   Apr 25, 2011 at 12:47 PM Abu dhabi(Yool)-Xukuumadda Somliland, ayaa oggolaatay in dalkeeda lagu Maxkamadayn karo kooxha Budhcad Badeedka ah ee ka qadhaabta Biyaha Soomaaliya, isla markaana lagu xidhi karo xabsiyadda dalka. Ma jiro war kasoo baxay Xukuumadda Somaliland oo si cad daboolka uga qaadaya heshiiska ay qalinka ku duugeen....
 
Warqad ku socota Madaxweynaha Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) 2011-04-25
Qaran News
   Apr 25, 2011 at 10:10 AM Taariikh: April 25 , 2011 Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ku: Wasiirka Cadaaladda Somaliland Ku: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Ku: Maxkamadda Racfaanka Hargeysa  Ujeedo: Cadaalad darrada uu u xidhan yahay, Mujaahdi Qawrax Muusa Xuseen Madaxweyne , marka...
 
Dabinadda Qarsoon ee DALCOM iyo Xulufadda Casriyaysan. Qaybtii 4-aad 2011-04-25
Qaran News
   Apr 25, 2011 at 10:26 AM Maah-maah ayaa ahayd ". Geeloow Geed wal-ba Daaqdee Markaad Ganboor Daaqdo ayaa laguu yaabaa .." Murtidaas Soomaaliyeed waxay iftiiminaysaa dhaqan la mid ah haddii qofku caadaysto waxyaabo aan fiicnayn oo uu dhor-jeer ku badbaado inay iman doonto maalin aanu badbaadi doonin. Sidaas darteed,...
 
Dakhligii Kastamka Caynaba oo hoos u dhac ku yimi iyo Xukuumadda oo qorshaynaysa inay xidho 2011-04-25
Qaran News
   Apr 25, 2011 at 06:09 AM Dakhligii Kastamka Caynaba oo hoos u dhac weyni ku yimi iyo Xukuumadda oo qorshaynaysa inay Albaabada u laabto Caynabo (Qaran news)-Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso inay Albaabada u laabto Kastamka Qadiimiga ah ee magaalada caynabo,ka dib markii uu hoos u dhacay Dakhligii uu...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk.
Maanta Ciyaari Joogta
BBC News 2010-04-03
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Muammar al-Gaddafi-6-30112006
Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo
BBC News 2010-03-30
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs.
Obama oo ku Guulaystay
BBC News 2010-03-22
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Nicolas Sarkozy, left, president of France, talks with his Foreign Minister Bernard Kouchner in the United Nations Security Council, Thursday, Sept. 24, 2009.
Booqashada Sarkozy
BBC News 2010-01-20
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo dhaweynaya Madaxweyne Nicolas Sarkozy...
`