Somali News Sources:
 
President Barack Obama pauses to answer a question during a news conference on the White House complex in Washington, Wednesday, Dec. 22, 2010.( Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta S 2010-12-24
Qaran News
   Dec 24, 2010 at 12:55 PM Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta SudanMadaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo khadka Telephon-ka kula hadlay hogaamiyaha koonfur-ta Sudan Mr. Salva Kiirayaa ayaa markale muujiyey sida uu Maraykanku u taageersan yahay aftida...
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Barack Obama and supporters 3 Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In 2010-05-24
Qaran News
   May 24, 2010 at 08:08 AM Obama: Afrika Uma Baahna Rag Awood Badan, Waxay u baahantahay Hay'addo Ad-adag...Cidna Doonimayso In Ay Ku Noolaato Meel Nidaamka Sharciga Bulshadu Uu Ogolyahay In Lagu Maamulo Arxandaro Iyo Musuqmaasuq.   West Point, 23-May-2010 - Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr.Barack Obama oo la hadlayey 1000 arday oo...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk. Maanta Ciyaari Joogta 2010-04-03
BBC News
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
 
Muuse Biixi oo Xadhiga Boqor Raabi ku Misaaley SODOH lagu Dhirbaaxay Docdii Inanteeda 2011-01-24
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 06:35 PM Muuse Biixi oo Xadhiga Boqor Raabi ku Misaaley SODOH lagu Dhirbaaxay Docdii Inanteeda "...Soddohda halka Gacanta Inanku ka soo Gaadhay Maxaa Keenay ... Madax-dhaqameed waxa lagu Eedayaynayo Maxaa soo Geliyey..." Hargeysa(Yool)-Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax...
 
Madaxweyne Waa Lay Caayay Ceebaa Kaaraacda ee wariye Xuuto sii daa 2011-01-24
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 06:30 PM MADAX WEYNE WAA LEY-CAAYEY CEEB BAA KAA RACDEE WARIYE XUUTO XORNIMADIISA U SOO CELI. Waxaan salaamaya saxaafadda Somaliland ee runtii wadanka u ah aabbo iyo hooyo ilaaliya hadh iyo habeen jiritaanka iyo aqoonsiga Somaliland sheega runta ee kashifa Musuqa,Qabyaaladda iyo laba wajiilaha iyo dhan-xiirka kolka...
 
Nina Kuma dhaamee dhaqaaq, by Dahir Omar Saalax 2011-01-24
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 02:19 PM NINA KUMA DHAAMEE DHAQAAQ Maxaa unmmaddii ku dhacay? Waxaanu soo taagneen iyada oo qofka loo sheego khaldaadkiisa oo aan marna lagu taagrin xumaanta dadka kale. Waxa qofka runta u sheegi jiray xigtadiisa oo aan ogolaan jirin gardarada.. Maanta se waxa aad maqlaysa ummaddii dhammeed  oo garab isku siinaysa...
 
Hadalkii boqor Rabi Jeeni wareen ayuu noqdey maamulka Somaliland Xadhigiisuna waa xaaraan maqdaca 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 05:31 PM Waxaa wax Alle lagu mahadiyo ah in Xisbigii Kulmiye ee haraadka lu qabey hogaaminata dalku uu mudo kooban ku gawracey dimiquraadiyadii iyo xoriytal qawlkii muwaadaninta ee uu inta badan ku balan qaadi jirey in aaney dhici doonin in qofka muwaadinka ah fikirkaasa lagu maago. Xisbiga Kulmiye waxa uu dadka ku...
 
In support of free journalism Ibrahim Mead Political analyst Ottawa, Canada 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 04:58 PM Genuine political opposition and responsible Media are necessary attributes of democracy, tolerance, and trust in the ability of citizens to resolve differences by peaceful means. They are not monsters the government to be afraid of! Shaky and shameless administrations are scared of Media for they are not sure...
 
Danish money for Somaliland pirate prison 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 02:19 PM Copenhagen: 22-Jan-2011. Danish Foreign Minister Lene Espersen (K), together with Development Søren Pind (V) provide financial support to renovate a prison in Somaliland, where condemned Somali pirates can be put behind bars. The newspaper Berlingske Tidende. The joint decision is taken prior to an early...
 
Xildhibaanada DFKMG ah oo aan mushahar qaadan 2011-01-23
Gareowe Online
Prof. Maxamed Cumar Dalxa, ayaa sheegay maanta oo Axad ah in xildhibanada DF aysan wax mushaar ah qaadan muddo 6-bilood ah, isagoo sheegay in taasi ay ugu wacan tahay beesha caalamka oo diiday inay bixiso mushaarka. Xil. Dalxa oo ku sugan dalka Kenya, ayaa u sheegay wargeysa Daily Nation, in la dhimay musaharkooda, ayna DF ku guleysatay inay...
 
Sawirka Todobaadka: Mudaharaadkii Lagu Dalbanaayay in la soo daayo Boqor Raabi 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 11:52 AM Hargysa,(Qaran news) Sawirkani waa mudaharaadkii shalay ay dhalinyaro gadoodsan oo mudaharaadaysaa ay u sameeyeen boqor Raabi oo maalintii...
 
Xan iyo ceebi yey na raacine xoriyadiisa Siiya Wariye Xuuto! 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 11:17 AM (Xadhiga Xuuto xaq iyo xeer mid ma aha,waa xoriyad ka qaadis,saxaafada xorta ah,ee xaal ha laga bixiyo,oo aynu xaq dhowrno wariyaha) Maalmihii ugu dambeeyey waxaa dalkii hooyo ka soo baxayey warar badan oo runtii waxyelayn kara Dimuqraatiyadii Somaliland ay ku faanaysay mudada dheer,waxaay ceeb weyn iyo magac...
 
Ururka Suxufiyiinta Iyo Qorayaasha Madaxabanaan oo Ku Tilmaamay Xadhiga Suxufiga Xuuto Talaabo Hor L 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 09:11 AM Ururka Suxufiyiinta Iyo Qorayaasha Madaxabanaan SSJW Oo Ku Tilmaamay Xadhiga Suxufiga Xuuto Talaabo Hor Leh Oo Diktaytaranimo Ku Dhisan "Rayaale Lix Sanno Ayay Ku Qaadatay Laalista Xeerka Saxaafada Iyo Inuu Xidhxidho Suxufiyiinta, Siillaanyo-na Lix Bilood Oo Kaliya" Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe...
 
Xisbiga UCID UK oo Xaflad ballaadhan lagu sabootiyeyo Ibrahim Rashiid kuqabtay galbeedka London 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 07:20 AM   London Sabti 22nd January 2011: Xisbiga UCID Uk oo xaflad ballaadhan ku yeeshay galbeedka London, xafladaas oo oo lagu sabootiyey gudoomiyahii UCID UK Mudane Ibrahim Rashiid, oo ka guuraya UK una wareegaya Africa ayaa lagu sabootinayey isal markaana Gudoomiyuhu xilkii uu u hayey gudoomiye nimada kumeel...
 
Xisbiyada UDUB iyo UCID oo si Kulul u Cambaareeyey Xadhiga Tifaftiraha Wargeyska Waaheen iyo qaybaha 2011-01-23
Qaran News
   Jan 23, 2011 at 07:04 AM Hargeisa(Qaran news)- Maxakamada Gobolka Hargaysa  ayaa shalay xukun af-duub ah ku riday Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa-banaan ee Waaheen Mr. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ka dib markii toddobaadadii la soo dhaafay ay Maxkakammada kaga socotay dacwad ka dhan ahi. Xukunka Maxkammada Gobolka Hargeysa ayaa...
 
Freedom of Speech, under attack in Somaliland 2011-01-23
Qaran News
   Jan 22, 2011 at 07:37 PM  "Salaadinta Somaliland Waa Caqliga Dalka, Lakiin Madaxweyne Silaanyo iyo Xukumadiisa waa Caqlidiid"  I sincerely do not know where this administration comes from. Nor do I know how they stay employed.  It is truly a mystery.In a Democratic society people of authority should never deem...
 
Hargeysa oo ku soo toostay mudaharaad kuna seexatay mudaharaad ka dib markii Siilaanyo xukun deg-deg 2011-01-22
Qaran News
   Jan 22, 2011 at 05:27 PM   Mudaharaad ay soo abaabuleen qaar ka mid ah naafadii ku waxyeeloobay dagaaladii SNM iyo agoomihii ay ka dhinteen ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay magaalada Hargaysa, muadaharaadkaasi oo ay doonayeen inay la hortagaan xarunta Madaxtooyada si ay cabashadoodu u gaadho Madaxweynaha Somaliland....
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Xanaaqay Kaftankii Boqor Raabi!. 2011-01-22
Qaran News
   Jan 22, 2011 at 05:14 PM  Maamulka mareegta iyo Akhristayaashuba way salaaman yihiin. Todobaadkan gudihiisa, waxay xukuumada Somaliland xabsiga u taxaabtay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland. Boqorku, waxa uu ka hadlay danta dadka iyo dalka. Waxa uu farta ku fiiqay dhaliilaha iyo goldoloolada...
 
Laba Marakab oo xoog lagu furtay 2011-01-22
Gareowe Online
Ciidamada Badda dalalka Malaysia iyo S. Korea ayaa xoog ku furtay shalay iyo maanta laba markab oo ay leeyihiin, kuwaasoo gacanta u jiray kooxo burcadbadeed ah, iyadoo howlgaladaas lagu dilay 8-burcadbadeed laguna qabtay 7-kale. Howlgaladan, oo ka dhacay Badweynta Indiya, ayaa waxaa lagu furtay laba markab oo nooca kiimikada qaada ah, iyadoo mid ka...
 
Indhacadde oo u jawaabay Wasiir DF 2011-01-22
Gareowe Online
Yuusuf Max'ed Siyaad [Indho-cade], ayaa ka jawaabay hadal kasoo baxay Wasiirka Difaaca Somalia C/xakiin X. Maxamuud Fiqi, kaasoo ahaa in DF ay qorsheysay inay hubka ka dhigto ciidamada ururada ee ku sugan deegaanada ay dowladu ka taliso. Indhacade, ayaa hadalkaas uga jawaabay inuu yahay mid aan kasoo bixin mas'uul dowladeed, balse uu yahay mid uu...
 
22 qof oo ku dhintay Muqdisho 2011-01-22
Gareowe Online
Ugu yaraan 22-qof oo isugu jira shacab iyo dhinacyadii dagaalamay ayaa lagu dilay dagaalo ka dhacay Muqdisho iyo degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada dhexe, waxaana dagaaladaas ku dhaawacmay in ka badan 25-qof oo kale, oo ay ku jiraan haween iyo caruur. Dagaallo, shalay galinkii dambe, xalay iyo saakay ka dhacay qaybaha koonfureed iyo waqooyi ee...
 
Saraakiisha DFKMG oo laga mamnuucey Puntland 2011-01-22
Gareowe Online
Dowlada Puntland ayaa maanta 22.01.2011 soo saartey warsaxaafadeed lagu ay ku manuucayso in garoomada ku yaal dhamaan Puntland aysan kasoo degi karin xubnaha ka tirsan Dowlada Fedealka Somalia, waxaana go'aankaan Xukuumada u akhriyey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Yusuf Cali (Xoosh). Md.Cali Yusuf Wasiir ku xigeenka arrimaha...
 
Cabudhintii ay xukumaddu Ku Haysay Saxaafada,Ay Ku Dartay Hogaamiye dhaqameedkii By Xildhibaan M.Ali 2011-01-22
Qaran News
   Jan 22, 2011 at 11:48 AM Cadaalad darada iyo cabudhinta ay xukuumada KULMIYE ku haysay saxaafada xorta ah waxay hada ku darsatay in ay madax dhaqamedkii wadankana tiraahdo ma hadli kartaan. Waxa manta wadankeena ka taagan xaalad aan la eegan karin, taas oo aan hore uga dhicin intii ay xukuumadihii tan ka horeyey xukunka hayeen....
 
Muammar al-Gaddafi-6-30112006
Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo
BBC News 2010-03-30
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs.
Obama oo ku Guulaystay
BBC News 2010-03-22
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Democratic presidential candidate Sen. Barack Obama, D-Ill., shakes hands at a rally at South Quad at the University of Missouri in Columbia, Mo., Thursday, Oct. 30, 2008.
Obama oo Sheegay in Yemen iyo Somalia uusan ciidan u direynin.
Mareeg 2010-01-11
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barac Obama ayaa sheegay in xilligani aysan dowladda mareykanka diyaar u aheyn in wax ciidan ah ay u soo dirto Soomaaliya iyo Yemen. Wareysi uu...
 Two Somali children with their belongings ride on the back of the donkey near the central Somali town of Buur on the road from Baidoa to Mogadishu to escape fighting, Sunday, Dec. 24, 2006. Ethiopia launched an attack Sunday on Somalia´s powerful I
Somaliland gets thousands more children into school
Qaran News 2010-01-04
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
`