Somali News Sources:
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk. Maanta Ciyaari Joogta 2010-04-03
BBC News
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
 
Muammar al-Gaddafi-6-30112006 Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo 2010-03-30
BBC News
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
 
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs. Obama oo ku Guulaystay 2010-03-22
BBC News
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
 
Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Kulmiye UK Oo Ka Hadlay Ardayada Jaamacada Hargysa 2010-12-26
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 11:22 AM Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga talada haye ee Kulmiye ee UK, oo aanu waraysi la yeelanay, ayaa ku tilmaamay arrinta Jaamacada Hargeysa iyo mudaharaadada ardayda in ay tahay “ Waa koboc siyaasadeed marka gees laga eego, waayo xaq ayay dhacsanayaan ay leeyihiin, aragti ayay cabirayaan, waxay...
 
Ismaciil Cumar, Madaxwaynaha Djibouti, Dhiigga Dadkiisa, Ayuu Shirka Aqoonyahanka Iskaga Maydhayaa 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 09:14 AM Shirka madaxwaynaha Jabuti ugu yeedhay indheergaradka wuxuu iskaga maydhayaa dhiigga dushiida ka muuqda. Waa dhiigii dadkiisa ee uu cabbayaya muddada dheer . waa jaahil aan arki Karin dhibta dadkiisa haysata cashuurtooda yar ee nal iyo biyo loogu samayn lahaana wuxuu ku lumiyaa is bandhig sida boqor la caleemo...
 
War-Saxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 09:04 AM   Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 War-Saxaafadeed   Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu Maanta soo saaray Digreeto Dhaqan-galka Xeerka Xuquuqul Aadamaha  oo Number-kiisu yahay No: 0100/2010 Digreetadaas oo uu ku  Dhaqan-geliyey,...
 
Jaamacadda Hargeeysa waa in Sharciga Loo Maraa 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 09:12 AM Waxa murugo leh in xaalada Jaamacadda Hargeeysa ay gaadho meesha ay hada marayso. Dhibaatadana waxaan dusha ka saarayaa cidii sharciga ka leexatay ee majaro habaabisay wixii loogu talo galay markii la asaasayey jaamacadda Hargeysa, Taas oo ah in ay dalka u soo saarto dad berito hogaamiya.   Khaladkii ugu...
 
Xukuumadda Siilaanyo Gabiley ma sidaasay ugu Abaal Guday 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 08:48 AM Xukuumadda Madaxwayne siilaanyo ayaa Ceel madaw ku Riday Gobolka Gabiley, tan iyo intii ka danbaysay markii ay xukunka la wareegtay xukuumadda cusub waxaa Gabiley ka Abuurmay Burbur iyo caadifad qabiil ku salaysan oo masuul ka yahay Badhsaabka Cusub Rashiid Cumar sheikh. Waa arin aad u fool xun in dadka la kala...
 
Gudi Baan U Saaray Waa Tolo Ma Hayo Iyo Kalsooni Daro. 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 07:10 AM Waxaan salaamayaa dhamaan dadka Somaliland ee jecel dalkoodda lana socda wax waloo ka dhaca, waxaa baryahan ina daashadey in dhacdooyin naxdin iyo nusqaan leh wadanka ka dhacaan, oo waliba aan leynaga haqab tirin sida wax u dhaceen iyo sida wax looga qabanayo. Xalkii aynu ka sugeyney in dowladdu wax ka qabato...
 
Xukuumadda Siilaanyo waa inay Jaamacadda Hargaysa xal deg deg ah ka gaadho oo aan guddiyo ahayn 2010-12-26
Qaran News
   Dec 26, 2010 at 07:04 AM  Khilaafka Rabshadaha Keenay Ee Kala Qaybiyay Ardayda Jaamacada Hargeysa Waa Mid Saamayn Ku Yeelan Kara Amniga Iyo Xasiloonida Dalka  Khilaafka maamul ee ka dhex aloosan maamulka Jaamacada Hargeysa, isla markaana kala qaybiyay ardayda wax ka barata Jaamacada oo shalay gaadhay heer ay ardaydu ku kala...
 
Dhaqdhaqaaq Xamaasadaysan Oo Lagu Bedelaayo Ina Godane Oo Ka Dhex-socda Kooxda Al-shabaab Iyo Warkal 2010-12-26
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 06:32 PM Dhaqdhaqaaq Xamaasadaysan Oo Lagu Bedelaayo Ina-Godane Oo Ka Dhex-socda Kooxda Al-shabaab. Xog xasaasiya oo ay soo tabiyeen ilaha sirdoonka reer galbeedka ee u dhuun-dalool dhaqdhaqaaqa Argagixisada Al-shabaab ayaa daaha ka rogtay, in uu jiro dadaal xoogan oo la doonaayo in lagu...
 
Mushaarka askarta DFKMG oo la dhaliilay 2010-12-25
Gareowe Online
Xil. Saynab Max'ed Caamir oo ka mid ah mudanayaasha haweenka ah ee ku jira Baarlamaanka DF, ayaa si weyn u dhaliishay mushaarka ay dowladu ugu talogashay ciidamada ee ku xusan miisaaniyad sanadeedka 2011, oo dhawaan loo qaybiyay xubnaha baarlamaanka. Xildhibaanadu, waxay sheegtay in mushaarka loogu talogalay ciidamada uusan ahayn mid ku filan,...
 
Beerista Bariiska iyo rajada fiican ee mustaqbalka wadanka 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 03:10 PM   Marka hore waxaan aad ugu mahadnaqayaa saxaafada baxa banana ee umada isku xidha gudo jog iyo dibad joogba. Waxay ahayd Dec. 23 markii la soo jaray ama uu bislaaday bariiskii sida tijaabada ah loo beeray taas oo ka dhigan mustaqbalka sii wanaagsanaanaya ee dalka iyo dawladnimada sidoo kale waxaa muhiima...
 
Kismayo & Baydhabo oo gudbey 2010-12-25
Gareowe Online
Waxaa galabta 25. 12. 2010, garoonka Mire Awaare oo ay ka socdaan tartanka 18-aad ee Gobollada dalka Somalia ka dhacay cayaarihii ugu dambeeyey ee laga soo gudbayo Group-yada, Gobollada maanta wada cayaaray ayaa dhamaantoodba ahaa kuwo isku dhegan oo aan rajadooda bixitaanka aan la saadaalin karin. Cayaarta hore ayaa waxaa isku arkay Gobollada Bay...
 
Madaxweyne Siilaanyo oo Sabab u Noqday Xidhitaanka Jaamacadda Hargeysa 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 01:19 PM Haregysa(Qarannews)-Iyadoo in mudo ah ba Jaamacadda Hargeysa u xidhnayd khliaaf dhinaca maamulka ah oo ka dhashay ka dib markii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiiradiisa Waxbarashadu midba uu gaarkiisa  ugu magacaabay jaamacadda maamul cusub, ayaa waxa markii ugu horsay boqolaal ka tirsan Ardaydii waxa ka...
 
Waxa uu Geeljire Ku Sheegay In Uu Wasiirka Ku Helay, Qaybtii Sadexaad Muxuu Ka Fafiyay ... 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 11:21 AM Waa barnaamijkeenii taxanaha ahaa ee aan dib ugu jaleecaynay qoraaladii uu faafin jiray wasiirka warfaafinta ee Somaliland mudane C/laahi Jamac Cismaan Geeljire, xiligii uu mucaaridka ahaa, qaybtan oo ah tii sadexaad ee aan sii dayno waxa xigi doona qaybo kale oo xiiso badan, oo aanu wasiirku hada...
 
Maanta:shalay dhaantey:Xeer kala xadeeya dekeda iyo madaxtooyada xildhibaanow curi!! 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 10:43 AM Sidaynu wada ogsoon nahay Madaxweyne silaanyo ballanqaadyaddii uu ku galay doorashadii madaxtooyada ee uu ku soo baxay waxaa ka mida ahaa inaan shandad danbe oo lacag lagu sido oo ka timi dekeda berbera amaba kastamada kale aanay tegi doonin gurigiisa ama guriga madaxtooyada ee toos loo geynaayo ama lagu...
 
Dawladda Koonfur Afrika oo Hub loo Soo Waday Soomaliya Gacanta ku Dhigtay 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 07:29 AM Ciidamada Amaanka Dowladda koonfur Afrika ayaa gacanta ku dhigay hub tiro badan oo loo soo waday dalka Soomaaliya iyadoona gacanta lagu dhigay Shan qof oo Seddax ka mid ah dumar ay yihiin kuwaasi oo hubka la socday. Boliiska Dalka Koofur Afrika ayaa sheegay in Howlgal ay sameeyeen Magaalada Durban ee dalka...
 
Gudomiyaha UCID Oo Digniin Culus Siiyey Xisbiga Xukumda Ee Kulmiye 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 06:55 AM “Kulmiye Hadday Joojin waayaan Ridista Shir-guddoonka, UCID waxay la bahoobi Doontaa UDUB oo Shirgudoon-baanu wada samaysan doonaa” Faysal Cali Waraabe Hargeysa (TVSLE) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa Xisbiga Kulmiye ku Eedeeyay inay Xildhibaanadoodu wadaan...
 
Puntland oo Wada Dhaqdhaaqyo Milateri iyo Ciidanka Qaranka ee ku sugan Jiida hore oo Heegan ... 2010-12-25
Qaran News
   Dec 25, 2010 at 06:50 AM Garoowe,(Qaran news)-Wararka ka imanaya Magaalada Garoowe ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Maalmihii ugu dambeeyey magaaladaasi laga Dareemayey dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Xoog leh iyo Abaabul milatari laxaad leh  oo uu wado maamulka Puntland, kaasoo aan illaa hadda  si cad loo Ogayn sababta...
 
Waxa uu Geeljire Ku Sheegay In Uu Wasiirka Ku Helay, Qaybtii Labaad 2010-12-24
Qaran News
   Dec 24, 2010 at 04:04 PM Qoraalkani waa qaybtii labaad ee taxanihii inoo socday ee wasiir Abdillahi Jama Osman uu dhawaan ku sheegay in uu yahay, qoraaladii uu madaxweyne Siilaanyo uu ku soo xushay in ku mutaystay jagada wasiirka warfaafinta, waana laba nin oo is waraysanaaya oo isagu isu jawaabaayay xiligaasi, la soco qaybta...
 
Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta S 2010-12-24
Qaran News
   Dec 24, 2010 at 12:55 PM Barack Obama Oo ku Celceliyey Taageerada Uu La Barbar Taaganyahay Aftida Aayo-katashiga Koonfur-ta SudanMadaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama oo khadka Telephon-ka kula hadlay hogaamiyaha koonfur-ta Sudan Mr. Salva Kiirayaa ayaa markale muujiyey sida uu Maraykanku u taageersan yahay aftida...
 
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Democratic presidential candidate Sen. Barack Obama, D-Ill., shakes hands at a rally at South Quad at the University of Missouri in Columbia, Mo., Thursday, Oct. 30, 2008.
Obama oo Sheegay in Yemen iyo Somalia uusan ciidan u direynin.
Mareeg 2010-01-11
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barac Obama ayaa sheegay in xilligani aysan dowladda mareykanka diyaar u aheyn in wax ciidan ah ay u soo dirto Soomaaliya iyo Yemen. Wareysi uu...
 Two Somali children with their belongings ride on the back of the donkey near the central Somali town of Buur on the road from Baidoa to Mogadishu to escape fighting, Sunday, Dec. 24, 2006. Ethiopia launched an attack Sunday on Somalia´s powerful I
Somaliland gets thousands more children into school
Qaran News 2010-01-04
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
 Tiger Woods reacts to missing a birdie putt on the 7th hole during the final round of the Tour Championship golf tournament at East Lake Golf Club, Sunday, Sept. 16, 2007, in Atlanta. (mj1)
Tiger Woods oo fariisanaya
BBC News 2009-12-12
Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
Fire fighters evacuate the body of a victim killed in a bomb attack near the new Finance Ministry in Baghdad, Iraq, Tuesday, Dec. 8, 2009. A series of coordinated attacks struck Baghdad Tuesday, including three car bombs that blew up near government sites.
118 ayaa dhintay
BBC News 2009-12-08
Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...
`