Somali News Sources:
 
Inter Milan coach Jose Mourinho looks up prior to the match Ajax versus Inter Milan of the Amsterdam tournament at ArenA stadium in Amsterdam. Real oo Mourinho Hantiday 2010-05-29
BBC News
Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
 
Obama at Darfur rally 1.JPG Shirka ganacsatada muslinka 2010-05-05
BBC News
Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
 
President Barack Obama walks to the Rose Garden of the White House in Washington, Friday, April 30, 2010, make a statement on the Gulf oil spill, and the first quarter GDP numbers. Martiqaadka Obama 2010-04-30
BBC News
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
 
Xuska shilka diyaaradii Poland Xuska shilka diyaaradii Poland 2010-04-11
BBC News
Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
 
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland 2010-04-10
BBC News
Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
 
US Army 53601 President congratulates Vietnam vets.jpg Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia 2010-04-10
Gareowe Online
Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
 
kaczynski oo shil ku dhintay. kaczynski oo shil ku dhintay. 2010-04-10
BBC News
Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
 
England's Wayne Rooney reacts during their World Cup, Group 6, qualifying soccer match against Belarus in Minsk. Maanta Ciyaari Joogta 2010-04-03
BBC News
Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
 
Muammar al-Gaddafi-6-30112006 Gaddafi: Nigeria waa in la kala qeybiyo 2010-03-30
BBC News
Hogaamiyaha Libya Muammar Gaddafi ayaa sheegay in Nigeria loo kala qeybiyo gobollo dhawr ah, oo qowmiyado u kala go'an, taas oo ka xanaajisay dowladda...
 
FILE - In this Jan. 25, 2010, file photo, taken the day before his first State of the Union speech, President Barack Obama announces economic initiatives for struggling middle class families in the Eisenhower Executive Office Building in Washington. The president and his administration made it clear well before Christmas that the emphasis in 2010 would be jobs, jobs, jobs. Obama oo ku Guulaystay 2010-03-22
BBC News
Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
 
Nin Qalloocan Wax Ma Toosin Karaa? 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 06:18 PM Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 Ballan Qofkaad Ku Aamini Weydo, Maxaa Kale oo aad Ku Aamini Lahayd? Xisbiga KULMIYE [inkastoo aanu talada waddanka gacanta ku hayn] wuxuu xilligii ololaha madaxtooyada had iyo jeer shacabka reer...
 
Hay’adaha Dalka Ku Sugan Iyo Hadimooyinkooda Qarsoon 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 06:05 PM Mushaakilaadka ugu waaweyn iyo dhibaatooyinka caanka ah ee haysta qaaradda Afrika inteeda badan iyo dunida saddexaad waxa saldhig u ah ama sababa arrimo kala duwan, oo ay ka mid yihiin, Fakhriga, Maamul-xumada iyo Musuqmaasuqa, kuwaasoo ay ka dhashaan caddaalad-darrada, dulmiga, isku-jawr-falka iyo tacaddiyada...
 
Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool 2010-10-26
Gareowe Online
Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta ku dhexmaray deegaan 12-km Koonfur kaga beegan degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool. Dagaalkan oo u dhexeeyay ciidamo kala taabacsan DF iyo Al-shabaab, soo dhawanahan isku horfadhiyay deegaanka uu dagaalku ka dhacay, iyadoo aysan jirin...
 
Maxkamada sare oo go’aan ka gaartay khilaafka R. wasaraha 2010-10-26
Gareowe Online
Warbixin kasoo baxday Maxkamada Maxkamada sare DF, ayaa lagu sheegay in codka loo qaadayo Ra’iisul wasaaraha cusub uu noqonayo mid gacan taag ah, waxaana  amarkan uu kasoo baxay kulan ay xubnaha maxkamadaha sare ku yeesheen Muqdisho Isniintii shalay. Amarkan ayaa ugu baaqay gudoomiyaha baarlamaanka inuu ka dhigo codka kalsoonida loogu...
 
Masuuliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo Berbera Kula Shiray Saraakiil 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 11:25 AM Masuuliyiin Ka Tirsan Somaliland Oo Berbera Kula Shiray Saraakiil Britain Ah Oo Watay Laba Markab Hargeysa (Qaran news )- Masuuliyiin Ka tiran dawlada Somaliland ayaa maanta kulan kula yeeshayt xarunta ciidanka Xeebaha ee magaalada Berbera saraakiil ka socday Ciidamada la dagaalanka budhcad badeedka ee...
 
Xeebta Galbeed Ee Somaliland Oo Laga Baqo Qabo In Mar Kale Uu Ciidan Ka Soo ... 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 11:22 AM Xeebta Galbeed Ee Somaliland Oo Laga Baqo Qabo In Mar Kale Uu Ciidan Ka Soo Dego Iyo Maleeshiyadii Atom Oo U Soo Siqaya Dhinaca Buuralayda Xeebta Bari.   Hargeysa,(Qaran news)-Waxa ayaamahan u dambeeyey laga dareemayey xeebta galbeed ee Somaliland, gaar ahaan magaalada Lughaya dhaqdhaqaaqyo iyo xidhiidho u...
 
Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 10:05 AM War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Hotel Mansour Hargiesa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo uu horkacayo Wasiirka Horu-arinta iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee Dawlada Denmark MR. SOREN PIMD. Kulankan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noocisa ah oo ay Dawlada Denmark...
 
Xukuumadda Oo Ka War-wareegtay Inay Jawaab Sugan Ka Bixiso Sababaha Keenay In Maxjarka Berbera Iska 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 08:12 AM Xukuumadda Oo Ka War-wareegtay Inay Jawaab Sugan Ka Bixiso Sababaha Keenay In Maxjarka Berbera Iska Diido Dhaqan-gelinta Cashuur-dhimis La Sameeyey   Hargeysa,(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa...
 
Wasiir ka tirsan xukumada Denmark oo Hargysa yimid 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 07:14 AM Hargysa,(Qaran news)- Waxa dalka maanta baraqadii booqasho gaaban ku yimid wasiirka arimaha binu adanimada u qaabilsan dalka Denmark, socdaalka wasiirkani oo ay ku weheliyaan shaqaale ka tirsan safaarada uu dalkaasi ku leeyahay dalka Kiiniya, ayaa sid diiran loogu soo dhaweeyay magaaada Hargysa.Xukumada...
 
G Wakiilada oo Deedifeeyay Jiritaanka Mooshin lagu Dalbaynayo Furitaanka Ururada Siyaasadeed 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 01:19 AM "..Ma jiro [Mooshin lagu dalbaynayo in Ururada la Furo], laakiin waxa uu ku jiraa Ajandaha Golaha.." Hargeysa(Yool)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa kulan albaabadu u xidan yihiin Shalay ku yeeshay hoolka shirarka ee Wasaarada Arimaha Guddaha. Lama oga sababta dhabta ah ee uu ka...
 
Xisbiga UDUB oo soo Gole-Joojiyeye Wasiiradii hore ee Isku Haybta ahaa ee la Kulmay SIILAANYO 2010-10-26
Qaran News
   Oct 26, 2010 at 01:17 AM Hargeysa(Yool)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB, ayaa markii ugu horeysay soo gole-joojiyey xubnihii Xisbigooda ee kulanka qarsoodiga ah la yeeshay horaantii Todobaadkan Madxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo. Kulanka gole-joojiska ah ee dhex maray Sadexda xubnood iyo hogaanka UDUB, ayaa la...
 
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muddo Kordhinta Goleyaasha 2010-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2010 at 03:14 PM Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muddo Kordhinta Goleyaasha Iyo Kootada Isgaadhsiinta Badda Hoosteeda Hargeysa,(Qaran news)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta si kulul  cambaareeyay tallaabada ay xukuumada Axmed Siilaanyo ay kaybalka Badda hoostiisa...
 
Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka. 2010-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2010 at 02:59 PM Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada jiitama ee loo caalwaayey, Sida Canser-ka, Macaan-ka, xanuunada sigaarku sanbabada ku reebo, wadno xanuun-ka iyo Tufta. sidaas awgeed waxa...
 
Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Sidii UDUB Looga Guulaystay Iyo Kulankii Siilaanyo Ay La Yeesheen 2010-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2010 at 02:54 PM Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Waxyaabihii UDUB Looga Adkaaday Iyo Kulan Ay la Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa,(Qaran news)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa maana shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta...
 
Madaxweyne Siilaanyo Ma Ka Gudbi Doonaa Shirabaadda Boqolka Cisho Ee U Horreeya Xukuumadiisa? 2010-10-25
Qaran News
   Oct 25, 2010 at 02:52 PM  Faallo Weriye Cumar M. Faarax    Wakhtigu wuu socdaa, maalmuhuna way  is-gurayaan, marka la gaadho boqolka maalmood ee u horreeya  cimriga xukuumadan  Madaxweyne Siilaanyo, waa amminta u horraysa ee bilowga  la xisaabtanka dawladan ka dhalatay isbedlkii loo oomanaa. Waxa...
 
Shariif Xasan oo jawaab bixiyay 2010-10-25
Gareowe Online
Gudoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa si kulul uga jawaabay eedeyn kaga timid Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed oo ay saaxiibo isku dhow ahaayeen tan iyo [2006], xiligaasoo isagoo ah Afhayeenkii TFG uu la goostay xildhibaano kuna biiray Midowgii Maxkamadaha. Shariif Xasan oo war-mutiyeed kasoo saaray xafiiskiisa Muqdisho oo ku dhow kan Madaxweyne...
 
Qanyare oo ka hadlay khilaafka 2 Sharif 2010-10-25
Gareowe Online
Xildhibaan Max'ed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka DF ee sida weyn ugu xirnaa Shariif Xasan, ayaa wareysi uu xalay siiyay VOA-da kaga hadlay khilaafka u dhexeeya labada Shariif, isagoo muujiyay inuu la safan yahay Sh. Shariif Sh. Axmed. "Khilaafka labada Shariif ma ahan mid ay si gaar ah isugu qabaan, balse waa mid ka dhashay...
 
Somali lagu laayay S.Africa 2010-10-25
Gareowe Online
Ugu yaraan 3-ganacsde oo Somali ah ayaa lagu dilay xalay duleedka Magaalada Capetown ee dalka South Africa, kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen dukaamo ay ku lahaayeen tuulo ay daggan yihiin dadka madow. Weerarkan, oo fiidnimadii xalay, ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaawacay saddex ganacsade oo kale, kuwaasoo dhaawacyadooda la sheegay...
 
Argentina's forward Lionel Messi, center, celebrates his goal during a men's first round Group A soccer match against the Ivory Coast at the Beijing 2008 Olympics in Shanghai
La Liga iyo Serie A Todobaadkan
BBC News 2010-03-22
Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
David Beckham
Beckham oo Dhaawacmay
BBC News 2010-03-15
Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
AC Milan's David Beckham gestures to fans prior to an Italian Serie A soccer match between AC Milan and Genoa at the San Siro stadium in Milan, Italy, Wednesday, Jan. 6, 2010.
Beckham oo ka hadlay Man U
BBC News 2010-02-16
Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria's new vice president Goodluck Jonathan signs the document of office after taking the oath of office in Abuja, Nigeria, Tuesday, May 29, 2007. Nigeria's new president Umaru Yar'Adua, second right, stands with Nigeria's former president Olusegun Obasanjo, right. A reclusive former governor hand-picked by departing President Olusegun Obasanjo was sworn in as Nigeria's new leader Tuesday in the first transfer of power from one elected government to another in Africa's most populous country.
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck
BBC News 2010-02-10
Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
President-elect Barack Obama listens to a reporter's question during a news conference in Chicago, Tuesday, Nov. 25, 2008.
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi
Qaran News 2010-02-07
   Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen  Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan  ka  khariyey amase ka  daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
A man watches as vessels search for survivors after an Ethiopian Airlines plane crashed in the sea in Nahmeh, south of Beirut, Lebanon, Monday, Jan. 25, 2010. An Ethiopian Airlines plane carrying 90 people crashed into the Mediterranean Sea early Monday just minutes after takeoff from Beirut, Lebanon's transportation minister said.
Shil Dayuurad Etoobiya ah
BBC News 2010-01-25
Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Democratic presidential candidate Sen. Barack Obama, D-Ill., shakes hands at a rally at South Quad at the University of Missouri in Columbia, Mo., Thursday, Oct. 30, 2008.
Obama oo Sheegay in Yemen iyo Somalia uusan ciidan u direynin.
Mareeg 2010-01-11
Madaxweynaha wadanka Mareykanka Barac Obama ayaa sheegay in xilligani aysan dowladda mareykanka diyaar u aheyn in wax ciidan ah ay u soo dirto Soomaaliya iyo Yemen. Wareysi uu...
 Two Somali children with their belongings ride on the back of the donkey near the central Somali town of Buur on the road from Baidoa to Mogadishu to escape fighting, Sunday, Dec. 24, 2006. Ethiopia launched an attack Sunday on Somalia´s powerful I
Somaliland gets thousands more children into school
Qaran News 2010-01-04
   Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
 Tiger Woods reacts to missing a birdie putt on the 7th hole during the final round of the Tour Championship golf tournament at East Lake Golf Club, Sunday, Sept. 16, 2007, in Atlanta. (mj1)
Tiger Woods oo fariisanaya
BBC News 2009-12-12
Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
Fire fighters evacuate the body of a victim killed in a bomb attack near the new Finance Ministry in Baghdad, Iraq, Tuesday, Dec. 8, 2009. A series of coordinated attacks struck Baghdad Tuesday, including three car bombs that blew up near government sites.
118 ayaa dhintay
BBC News 2009-12-08
Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...
`