Real oo Mourinho Hantiday2010-05-29 BBC News Naadiga Kubada cagta ee Real Madrid ee dalka Spain ayaa dhamaystiray in uu Jose Mourinho noqdo tababaraha kooxda, ka dib markii ay heshiis la gaadheen kooxda Inter ee Talyaaniga. Heshiiskaas ayaa waxa ku dhawaaqay, ka dib markii ay kulan ku yeesheen Milan, Gudoomiyaha...
Shirka ganacsatada muslinka2010-05-05 BBC News Ganacsatadii Soomaalida iyo Djibouti ee lagu martiqaaday shirka ganacsatada Muslinka ee Obama Ganacsatada Soomaalida iyo Djibouti oo jooga Studiyaha BBC ee Washington...
Martiqaadka Obama2010-04-30 BBC News Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magaalada Washington ku marti qaaday dad la soo xulay oo ka badan 250 oo ganacsato ah, oo ka kala yimid in ka badan konton waddan oo caalamka ah, kuwaasi...
Xuska shilka diyaaradii Poland2010-04-11 BBC News Dadweynaha waddanka Poland ayaa ka qayb gelaya xusas ka dhacaya kaniisadaha waddankaas oo dhan oo loogu tacsiyeynayo geeridii madaxweyne Lech Kaczynski iyo hoggaamiyeyaal kale ee waddankaas oo ku dhintay shil dayuuradeed oo shalay ka dhacay waddanka Ruush-ka....
Sawirrada shilka Madaxweynaha Poland2010-04-10 BBC News Burburkii diyaaradii ay ku dhinteen madaxwaynaha Poland Lech Kaczynski iyo xaaskiisa Maria. Diyaarada waxay ku dhacday Ruushka halkaas oo ay ka qayb galayeen Xuskii 70 guuradii ka soo wareegtay xasuuqii Katyn, ee uu Ruushka ku xasuuqay 20.000 oo askar Polish ah dagaalkii labaad ee aduunka....
Jendayi Frazer oo ka hadashay Somalia2010-04-10 Gareowe Online Kaaliyihii Arimaha Afrika ee Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Xiligii dowladii George W. Bush ayaa sheegtay in siyaasadaha Mareykanka ee ku wajahan Somalia aysan waxba iska badalin, iyadoo sheegtay in howlgalka DF ay qaadayso uusan waxba ka badalayn xaalada Somalia. Jendayi Frazer oo hada ah Macalimad wax ka dhigta Jaamacad ku taala Gobolka...
kaczynski oo shil ku dhintay.2010-04-10 BBC News Madaxweynihii Poland Lech Kaczynski iyo qaar badan oo ka mid ah madaxdii militriga iyo dawladda ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka...
Maanta Ciyaari Joogta2010-04-03 BBC News Manchester United ayaan sabab ka dhiganayn in Wayne Rooney ka maqnaa haddii laga badiyo ciyaarta ay maanta la ciyaarayaan kooxda Chelsea. United ayaa hogaanka u qabanaysa remiere League haddii ay Chelsea ka badiso, iyadoo uu weliba ka maqan yahay Wayne Roonety oo 34 gool sanadkan u dhaliyey. Tababaraha kooxda Manchester United, Sir Alex Fergusson...
Obama oo ku Guulaystay2010-03-22 BBC News Congresska dalka Marayakanka ayaa meel marshay sharci uu doonayey oo uu watay Madaxweyne Barack Obama, oo ku saabsan daryeelka caafimaadka. Waxa lagu tilmaamay in arintani tahay talaabo muhim ah,...
TOL Organization and Tribal Affiliation: A Brief Conceptual Reflection2010-09-23 Qaran News Sep 22, 2010 at 11:22 PM I. Introduction: The concepts of kinship (tol) and clan or tribe (qabiil) share the general characteristic that they both refer to primordial forms of social identity in human civilizations. However, they have diametrically different implications in today’s world which is characterized by national...
Xukuumada Cusub oo Daboolka ka Qaaday in Aanay Waxba ka Qaban karin Biyo La'aanta Hargeysa2010-09-23 Qaran News Sep 22, 2010 at 11:25 PM "Xadiga Biyaha Hargeysa ee ugu Sarreeyay 10-ka kun ee Mitir kuyuub [Maareeyaha Cusubina] kama badin karo.." Wasiirka Macanta iyo Biyaha Md. Xuseen Axmed Du'caale Hargeysa(Yool)-Xukuumada cusub ee uu madaxda ka yahay Madaxweynaha dhowaan la doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,...
Barxadda Dhinaca Koonfureed ee TIYAATARKA HARGEYSA oo la Sheegay in la Bixiyey2010-09-23 Qaran News Sep 22, 2010 at 11:22 PM Barxadda Dhinaca Koonfureed ee TIYAATARKA HARGEYSA oo la Sheegay in la Bixiyey Hargeysa(Yoo)-Sida ay tibaaxeen ilo-wareedyo ku-dhow-dhow Dawlada Hoose ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Maayir-ku-xgeenka Caasimadu Isnintii Toddobaadkan ku amray Masuuliyiinta Degmada Gacan-libaax inay baneeyaan, isla markaana ay ka...
Xaalada Somalia oo laga dayriyay2010-09-22 Gareowe Online Xaalada Somalia ayaa laga dayriyay, waxaana gargaar bani'aadamnimo u baahan in ka badan 3.94-Million, sida uu shir jaraa'id ku sheegay Sh. Max'ud Cabdi Ibrahim [Garweyne] oo ah wasiirkii xaaladaha bani'aadamnimo ee Somalia. Wasiirka oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho, kadib markii ay iscasishay dowladii uu ka tirsanaa ayaa sheegay in xaalada...
Qaraxyo lagu dilay askar DF2010-09-22 Gareowe Online Ugu yaraan 5-askari ayaa ku dhintay qaraxyo 24-kii saac ee ugu dambeeay ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo ay mas'uuliyadooda sheegatay Al-shabaab, waxaana ku dhaawacmay 10-qof oo ay ku jiraan dad shacab ah. "Qarax bam oo lagu weeraray ciidamo ku sugnaa koontarool ku yaala degmada Madiina ayaa sababay dhimashada sadex askari iyo dhaawaca lix qof oo kale,...
Barnaamij Radio Garowe ugu talagaley maalinta Nabada2010-09-22 Gareowe Online Barnaamij ku saabsan maalinta Nabada Adduunka oo ku beeganeyd 21 September, 2010 ayaa waxaa qabtey Idaacada Radio Garowe & xafiiska siyaasada UNIPOS waxaana looga hadley dhinacyo badan oo ku saabsan maalinta Nabada, muhiimiyada Nabadu leedahay. Barnaamijkan waxaa ka qeyb-galaya qaybo kala duwan...
Gudd/Guurtida Beelaha Hawiye Oo Dhaliilay Sharmaake,Sheegayna In Ay Ogol Yihiin Gooni-Isu Taaga SL2010-09-22 Qaran News Sep 22, 2010 at 03:38 PM Gudd/Guurtida Beelaha Hawiye Oo Eedo U Soo Jeediyey Ra'iisal-Wasaarihii Dawladda Sheekh Shariif, Sheegayna Inay Ogol Yihiin Gooni-Isu Taaga Somaliland Hargeysa,(Qaran news)-Guddoomiyaha Guurtida Beelaha Hawiye Sheekh Ciise Maxamed Dalabey ayaa sheegay in madaxda ka Soo jeeda Beesha Daarood ee ka tirsan...
Yaa Ka Masuul Ah Sicir-Bararka Maceeshada Suuqyada?2010-09-22 Qaran News Sep 22, 2010 at 07:22 AM Weedha Wargayska Hargysa Star Marka aynu dib ugu noqono xilliyadii uu qiimo bararku ka jirey suuqyada ganacsiga ee Somaliland, gaar ahaan kuwa lagu iibiyo waxyaabaha nolosha lagama maarmaanka u ah, ee ay raashinka iyo shidaalku ka midka yihiin, waxa keeni jirey dhawr arrimood oo ay ta ugu weyni tahay kor...
Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Dalkeeda Ka Mustaafurisay Laba Suxufi Oo Caalami Ah2010-09-22 Qaran News Sep 21, 2010 at 07:46 PM Hargeysa, (Qaran news) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalkeeda ka saartay laba suxufi oo caalami ah oo dhawaan Somaliland yimi, kadib markii sida la sheegay ay ka been sheegeen ujeedada socdaalkooda Somaliland. Sida la sheegay labadan weriye oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Argentina, balse...
Ceerigaabo oo Dugsiga Sare Si Aan Caadi ahayn La Fasaxay2010-09-21 Qaran News Sep 21, 2010 at 03:52 PM Ceerigaabo(,Qarannews)-Iyadoo sannad-dugsiyeedyadan ugu danbeeyey ay isasoo tarayeen tbashooyinka dhinacyada waxbarashada iyo maammulka dugsiga sare ee (Haji Aden Secondary School) Ceerigaabo, taasi oo saamayn weyn ku yeelatay kala danbaynta maammulka iyo habsami u socodka hawlaha waxbarashada dugsigaas. Ayaa...
Ka Qayb Qaadasho Xaqiiqda Dhabta ah ee Websidyadda Somaliland2010-09-21 Qaran News Sep 21, 2010 at 03:48 PM BEEN KA SHEEGIDA SIDA LOOGU KALA BADAN YAHAY BOOQASHADA MAREEGAHA SOMALILAND MA BES BAY KA AHAYD QORAAGA MISE WUU KA BADHEEDHAY? Akhristayaal, waxa aan doonayaa in aan ka daba tago ama jawaab ka bixiyo maqaal cinwaankiisu ahaa ‘Xaqiiqda Dhabta ah ee Websidyadda Somaliland’ oo uu qoray Eng....
Duqa Bosaso oo ka hadley xariga odayaasha Barri2010-09-21 Gareowe Online Duqa magaalada Bosaso Maxamud Faarax Beel-daaje oo u waramayey Radio Garowe ayaa ka hadley xariga 19 qof oo isugu jirra odey dhaqmeed & Ganac-sato kawaasoo kasoo jeeda labo beelood oo xurguf aano qabiil ka dhaxeysay muddo labo sano ah. Waxaa uu sheegey duqa in talaabadan tahay mid uu maamulku...
Garowe oo laga xusey maalinta Nabadda2010-09-21 Gareowe Online Munaasabad maanta ka dhacday hool-ka ha'aydda PDRC magaalada Garowe ee casimada dowlada Puntland ayaa lagu maamuusayey maalinta Nabada Adduunka waxaana ka qeyb-galey masuuliyiin kala duwan. Hal ku dhiga sanadkan ee maalinta Nabadda Addunka ayaa loogu magac darey sanadka dhalin-yarada & doorka xasiloonida looga baahan yahay. Maalinta oo...
Ardayda Fasalada 8-Aad Dhamaysatay Oo CabashoKa Muujiyay Lacag Wasaarada Ku Xanibtay Faylashoodii Ay2010-09-21 Qaran News Sep 21, 2010 at 09:27 AM Ardayda Fasalada 8-Aad Dhamaysatay Oo CabashoKa Muujiyay Lacag Ay Sheegeen In Maamulayaasha Iyo Wasaaradu Kaga Xanibeen Faylashii Ay Ugu Gudbayeen Dugsiga Sare Hargeysa,(Qaran news)-Arday tiro badan oo ka mid ah Ardayda ka qalin jabisay fasalada 8-aad ee dugsiyada dawladda ee Caasimada Hargeysa, isla markaana u...
Wararkii Wargyska YOOL Ee Maanta Halkani Ka Akhriso2010-09-21 Qaran News Sep 21, 2010 at 07:35 AM Sacab-tunkii Caalamka ee Somaliland oo Isu-rogey Gacmo Laabasho Xukuumada Cusub oo ku Fashilantay Xag Amni, Dhaqaale iyo Siyaasadeed-ba ? Hargeysa(Yool)-Dhacdooyin isdaba jooga ah iyo ifafaalayaal si muuqda loo arkay, loogna maqlay xubno ka tirsan Xukuumadda cusub ee Somaliland, ayaa dareen iyo...
Dadka hubka fudud sita oo ku soo badanaaya Hargysa2010-09-21 Qaran News Sep 21, 2010 at 07:26 AM Hargysa,(Qara news)- Waxa magaalada Hargysa ayaamahii danbe lagu dhex arkaayay dad xidhan maryaha shicibka oo gooraha qaarkood sita hubka fudud sida qoriga AK 47, nooca loo yaqaano daba laabka iyo bastoolada oo ay inta badan raga qaarkii iskaba sitaan, iyada oo qarkood ay kuu sheegayaan in ay u...
La Liga iyo Serie A Todobaadkan BBC News2010-03-22 Lionel Messi, ayaa sadexle goolal ah u dhaliyey kooxdiisa Barcelona,oo ku shubay shebekada kooxda Real Zaragoza, oo 4 gool iyo 2 gool kaga badiyeen, Koodxda Talyaaniga ee AC Milan-na waxay kari wayday in Serie A hogaamiso. Real Madrid ayaa hada ugu saraysa la Liga, oo ay Barcelona kaga horayso goolasha ay dhaliyeen, balse ay isku dhibco yihiin....
Beckham oo Dhaawacmay BBC News2010-03-15 Ciyaarahanka kubada cagta ee Ingiriiska ah, David Beckham, ayaa dhaawacmay isagoo shalay u ciyaarayey kooxda AC Milan ee Talyaaniga. Waxay u dhow dahay, in uusan ka qayb gelayn...
Beckham oo ka hadlay Man U BBC News2010-02-16 Cayaaryahanka kooxda AC Milan, qadka dhexe uga cayaara ee David Beckham ayaa sheegay in kooxda Manchester United, ay weli u wanaagsan tahay sidii xilligii uu ka mid ahaa ee 1999. Beckham, oo 34 jir ah, ayaa rajeynaya inay...
Nigeria - awodda dalka oo lagu wareejiyey Jonathan Goodluck BBC News2010-02-10 Labada aqal ee golayaasha Nigeria ayaa si buuxda ugu codeeyey in awoddii xukunka dalka si ku-meel-gaadh ah loogu wareejiyo madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Jonathan Goodluck, ilaa iyo inta uu ka soo noqonayo madaxweynihii Nigeria, Umaru Yaradua, oo...
Xisbiga Kulmiye waxaa iskaga khaldamay Madaxweyne Barack Obama iyo Xildh. Donald Payne! by Mingi Qaran News2010-02-07 Feb 07, 2010 at 02:52 AM (Kulmiye waxay la kulmeen Xildhibaan Donald Payne oo la mid ah,Xildh.DUUR-Xildh. DHUGAD iyo Xildh.NAC -NAC oo Maraykan ah, cidna citiraaf iyo dhaqaale may siin kareen,isna waa sidaas oo kale). Maalmihii ugu dambeeyey waxaan ka khariyey amase ka daawaday saxaafada,taageerayaasha Xisbiga...
Shil Dayuurad Etoobiya ah BBC News2010-01-25 Dayuurad kuwa rakaabka ah oo ay shrkada dayuuradaha ee Etoobiya leedahay ayaa dhacday. Waxay ka duushay garoonka dayuuradaha ee Beirut ee dalka Lebnaan, waxayna siday rakaab...
Somaliland gets thousands more children into school Qaran News2010-01-04 Jan 04, 2010 at 11:11 AM Hargeisa(Qarannews)-Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last 10 years. Tens of thousands more children are going to school in Somaliland, pushing up the literacy rate from 20 per cent to 45 per cent, in the last...
Tiger Woods oo fariisanaya BBC News2009-12-12 Ciyaaryahanka ciyaarta golf-ka ee u dhashay dalka Maraykanka, Tiger Woods, ayaa sheegay in uu go'aan ku gaaray...
118 ayaa dhintay BBC News2009-12-08 Ugu yaraan 118 qof ayaa ku dhintay qaraxyo is xiga oo ka dhacay magaalada Baghdad ee waddanka Ciraaq. Qaraxydan oo ahaa afar loona isticmaalay baabuur, ayaa hal mar...